-
Waxan ku darena 536 398
-
waxana u sameynena labo noc oo kala duwan,si aad si ficaan ugu fahantid waxan carrying la dhahayo waxay yihin
-
Marka kowad,waxan sameynena si da caadiga aah
-
waxan ka bilabena boska(1),waxan lenahay "Maxa waye 6 lagu daray 8?"
-
Ok,waxan ognahay 6 lagu daray 8 inay tahay 14
-
Marka markan inta ku qorno waxa so baxo
-
waxan lenahay...Tiradu waa,4 waxay ku jirta boska 1.marka waxay u dhiganta 4,lagu daray 10
-
Marka an qorno 1ka "10" boska tobanad
-
kadibne an ku mashqulno boksa tobanka
-
Waxan hesana hal 10,lagu daray 10ki,lagu daray,10ki...maxay nasine marka?
-
1 lagu daray 3 lagu daray 9 waxa waye 13
-
Hada wa ina aan is xasusino inay tahay 13
-
ama qabkale oo lo fikiro,waxa waye,3 gor oo 10 10 eeh iyo 100
-
waxa laga yaba inad is tirahdid "sug sug cajiib!!!"say ku noqotay?
-
Xasuuso!Tan waxay ku jirta boska 10,waxan ku darena hal 10 aah,lagusi dara 3 goor oo 10 eeh,waxa lagusi dara 9 gor 10 eeeh
-
Marka waxan isku darena 10 lagu daray 30 lagu daray 90 waxa kaso baxayo 130
-
Waxan galinena 30(3 boska 10)ayado ka socoto 30
-
marka 3da waxay uu tala 30,kadibne waxan galinena 1 boska 100ka
-
10 waxay ku dhiganta 100
-
waxane ku darena ila kor boska 100lad
-
1 lagu daray 5 lagu daray 3 waxa waye...
-
An aragno...1 lagu daray 5 waxa waye 6,lagu daray 3 waxa waye 9
-
Wa in an is xasuusino;Waa 900. Waa booska 100
-
Marka waxa waye 100(Sug an ka dhigo iskumid calaryada)
-
Waxay uu dhiganta 900.Marka tirada waa sidaas
-
100,lagu daray 500,lagu daray 300,Waxa wayee 900 Sas ayeey ku dhamatay
-
Tiradana waa 934 Wabilahi tawfiiiq Iso duceeyo Sharmake Ali