Return to Video

Tevhid Nimetini Korumanın Önemi | Tevhid Müdafaası 1 | Halis Hoca (Ebu Hanzala)

  • 0:10 - 0:12
    اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
  • 0:12 - 0:13
    بسم الله الرحمن الرحيم
  • 0:14 - 0:17
    ان الحمد لله نحمده و نستعينه و نستغفره
  • 0:18 - 0:22
    و نعوذ بالله من شرور انفسنا و من سيئات اعمالنا
  • 0:22 - 0:26
    من يهده الله فلا مضل له و من يضلل فلا هادي له
  • 0:26 - 0:30
    وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له
  • 0:30 - 0:33
    وأشهد أن محمداً عبده ورسوله
  • 0:33 - 0:35
    استعيذ بالله
  • 0:35 - 0:43
    يا أيها الناس اتقوا ربكم الذي خلقكم من نفس واحدة
  • 0:44 - 0:46
    وخلق منها زوجها
  • 0:46 - 0:51
    وبث منهما رجالا كثيرا ونساء
  • 0:52 - 0:57
    واتقوا الله الذي تساءلون به والأرحام
  • 0:58 - 1:02
    إن الله كان عليكم رقيبا
  • 1:02 - 1:08
    يا أيها الذين آمنوا اتقوا الله حق تقاته
  • 1:08 - 1:13
    ولا تموتن إلا وأنتم مسلمون
  • 1:13 - 1:20
    يا أيها الذين آمنوا اتقوا الله وقولوا قولا سديدا
  • 1:21 - 1:23
    يصلح لكم أعمالكم
  • 1:23 - 1:26
    ويغفر لكم ذنوبكم
  • 1:26 - 1:32
    ومن يطع الله ورسوله فقد فاز فوزا عظيما
  • 1:32 - 1:33
    اما بعد
  • 1:33 - 1:35
    فإن أصدق الحديث كتاب الله ،
  • 1:36 - 1:40
    وخير الهدي هدي محمد ، وشر الأمور محدثاتها ،
  • 1:40 - 1:45
    وكل محدثة بدعة ، وكل بدعة ضلالة ، وكل ضلالة في النار
  • 1:46 - 1:46
    Walaalayaal,
  • 1:46 - 1:48
    Sida aan wax yar ka hor dhahay,
  • 1:48 - 1:53
    Haddii Alle (c.w) idmo, laga bilaabo maanta, maanta ka dib,
  • 1:53 - 1:55
    "Difaaca Tawxiidka"
  • 1:55 - 1:56
    la yidhaahdo,
  • 1:56 - 1:57
    ayaa samayn doonaa casharkaas.
  • 1:58 - 1:59
    Inta lagu jiro casharkan,
  • 1:59 - 2:02
    Marka hore walaalayaal waxaan rabaa inaan idin xasuusiyo.
  • 2:03 - 2:04
    Alle(c.w)
  • 2:04 - 2:07
    Hadduu nin nimco siiyey.
  • 2:07 - 2:09
    haddu wanaag dadka siyey,
  • 2:10 - 2:13
    Qofka khataraha ku soo fool leh wanaagan.
  • 2:13 - 2:14
    si uu uilaaliyo wanaagan
  • 2:15 - 2:16
    Hadduu naftiisa bixiyo waa shahiid.
  • 2:17 - 2:18
    Haddaba tixgeli, tusaale ahaan,
  • 2:18 - 2:20
    Waa maxay waxa ugu fudud aduunka waa hantida.
  • 2:20 - 2:22
    Alle (c.w) wuxuu ku siiyay xoolo
  • 2:22 - 2:25
    maalkana waa shayga ugu qiima yar Alle agtiisa.
  • 2:25 - 2:28
    Laakin marka qof uu isku dayo inuu qaato hantidaada,
  • 2:28 - 2:32
    iyo haddii aad ku halganto inaad difaacdo hantidaada.
  • 2:32 - 2:35
    Alle (c.w) wuu u aqbalay shahiidnimo jidka Alle ah.
  • 2:35 - 2:38
    من قتل دون ماله فهو شهيد
  • 2:38 - 2:39
    Ayuu yidhi Nabigu (SCW)
  • 2:40 - 2:44
    “Qofkii u dagaalama si uu u difaaco hantidiisa,
  • 2:44 - 2:46
    hadduu isku dayo inuu hantidiisa difaaco.
  • 2:46 - 2:48
    Waa shahiid.” Ayuu yidhi Nabigu (SCW).
  • 2:48 - 2:51
    Qof baa sharaftaada gaaray, tusaale baan ku siinayaa.
  • 2:52 - 2:54
    Haddii aad ku dadaasho inaad gacantaas gooyso,
  • 2:55 - 2:58
    Haddii lagugu toogto oo aad u dhimato sababtan.
  • 2:58 - 3:01
    Allaah (c.w) wuu kaa aqbalayaa shahiid ku dhintay jidkiisa.
  • 3:01 - 3:03
    من قتل دون عرضه
  • 3:03 - 3:04
    فهو شهيد
  • 3:04 - 3:05
    Ayuu yidhi Nabigu (SCW)
  • 3:05 - 3:11
    "Qofka u halgama difaaca sharaftiisa oo loo dilo arrinkaas waa shahiid."
  • 3:11 - 3:13
    Bal u fiirsada walaalayaal.
  • 3:13 - 3:17
    Wuxuu yidhi, “Wax kasta oo Eebbe (c) inoogu deeqay oo qiimo leh.
  • 3:17 - 3:20
    difaaciddooda waxay ku jirtaa xadka jihaadka ee jidka Alle.
  • 3:20 - 3:24
    Waxaana Alle (c.w) ka aqbaley cid kasta oo arrinkaas qabsada u yahay shahiidnimo.
  • 3:25 - 3:29
    Bal u fiirsada in waxa ugu qiimaha badan ee aynu gacanta ku hayno ay tahay tawxiidkayaga.
  • 3:29 - 3:31
    Waxa gacmaheena ku jiran,
  • 3:31 - 3:35
    iyo shayga ugu qaalisan ee Alle (c.w) inagu manaystay.
  • 3:35 - 3:36
    waa tawxiidkeena.
  • 3:36 - 3:38
    Haddi aad i dhahdin maxaad sidaas u leedahay walaalayaal
  • 3:38 - 3:40
    maxaa yeelay Allaah (c.w) ayaa taas inoo abuuray.
  • 3:41 - 3:44
    Taasi waa, waxaa jira hal ujeedka keliya oo aan u nimid dhulka;
  • 3:44 - 3:49
    waa in Alle (c.w) lagu midoobo cibaadada, la mideeyo Alle (c.w).
  • 3:49 - 3:51
    Suuradda Zariyaat,
  • 3:51 - 3:53
    Alle (c.w) wuxuu yidhi:
  • 3:53 - 3:57
    وما خلقت الجن والإنس إلا ليعبدون
  • 3:57 - 3:59
    ''Dadka iyo jinniga
  • 3:59 - 4:01
    Waxaan u abuuray oo kaliya in ay kaligeyga i caabudaan uun.”
  • 4:01 - 4:03
    Bal hadda fiiri fiqhigii saxaabada.
  • 4:03 - 4:06
    Saxaabadu waxay eegeen dadka dhulka jooga,
  • 4:06 - 4:08
    waxey yiraahdeen dadka dhulku
  • 4:08 - 4:11
    Dhammaantood waxay caabudaan Eebbe (ac).
  • 4:11 - 4:12
    Haddaba cidda dhulka joogta,
  • 4:12 - 4:15
    waa lama huraan in uu Alle (c.w) u caabudo
  • 4:16 - 4:18
    Waxay yiraahdeen aayadan maxaa loola jeedaa.
  • 4:18 - 4:19
    Ibnu Cabbaas wuxuu yidhi:
  • 4:19 - 4:23
    وما خلقت الجن والإنس إلا ليوحدون
  • 4:23 - 4:27
    "Waxaan u abuuray insi iyo jinni inay i mideeyaan."
  • 4:27 - 4:29
    Haddabasi ay ii siyan waxa aan xaqa u leeyahay.
  • 4:29 - 4:32
    Waxaan u abuuray inayan dadka kale siin waxa xaqayga ah.
  • 4:32 - 4:34
    Markaa haddey sidaas tahay walaalayaal tawxiid
  • 4:34 - 4:38
    Waa wixii Alle (c.w) u abuuray qofka naftiisa dartiis.
  • 4:38 - 4:39
    Illeen tawxiid
  • 4:39 - 4:42
    Waa arrin Alle (c.w) u soo dejiyey kitaab tawxiidka dartiisa.
  • 4:43 - 4:44
    Hadaba hadii aad waydiiso
  • 4:44 - 4:47
    Haddaad tiraahdo muxuu Alle (c.w) u soo dejiyay kutubo badan?
  • 4:47 - 4:50
    Muxuu uga dhigay aayadaha kutubtan kuwo muxkam ah?
  • 4:50 - 4:53
    Muxuu kitaabkaan si faahfaahsan ugu sharaxay?
  • 4:53 - 4:56
    Waxaa jirta hal sabab oo kaliya, waana tawxiidka.
  • 4:56 - 4:59
    Alle (c.w) wuxuu ku yidhi bilawga suurada Huud:
  • 4:59 - 5:04
    كتاب أحكمت آياته ثم فصلت من لدن حكيم خبير
  • 5:05 - 5:10
    "Kani waa kitaabka Alle ku sugay aayaadkiisa oo ka dhigay muxkam.
  • 5:10 - 5:12
    wuuna caddeeyey aayaadkiisa.
  • 5:12 - 5:16
    markaasuu ku faahfaahiyey xaggiisa caddayn.”(11:1)
  • 5:17 - 5:18
    Haddaba waa maxay sababtu?
  • 5:18 - 5:20
    Aayaadka oo muxkam ka dhigo,
  • 5:20 - 5:24
    Waa maxay sababta uu Alle u faahfaahiyey?
  • 5:24 - 5:26
    ألا تعبدوا إلا الله
  • 5:27 - 5:29
    ''Eebaha ah ilaaha kaliya si loo caabudo''
  • 5:29 - 5:31
    Markaa ha ahaado kitaab cad ah,
  • 5:31 - 5:33
    dadka kitaabkan akhriya,
  • 5:33 - 5:34
    dadka eega kitaabkaan,
  • 5:34 - 5:38
    wax ka badan yaanay arag; Ha arkaan in arrintu tahay kaliya
  • 5:38 - 5:41
    Waa arrin Alle (c.w) lagu midaynayo cibaadada.
  • 5:41 - 5:44
    Kuwa Alle ku mideeya cibaadada waa muslimiin.
  • 5:44 - 5:46
    Kuwa aan Eebe ku midoobin cibaadada.
  • 5:46 - 5:49
    Kuwa xaqa Alle siiya cid aan Alle ahayn.
  • 5:49 - 5:53
    Kuwaasi waa dadka mushrikiinta ah, dambiilayaasha ah iyo gaalada ah.
  • 5:53 - 5:54
    Si taas loo fahmo.
  • 5:54 - 5:58
    Eebe wuxuu u dejiyey kitaabkiisa si cad ah.
  • 5:58 - 6:01
    Aayadihiisana isagaa ayaa sharraxay.
  • 6:01 - 6:03
    Ilaahay (cc) wuxuu soo diray rusushiisa sababtaas awgeed.
  • 6:03 - 6:10
    Taasu waxay u nololaayeen, u rafaadsanayeen, oo seef lagu gowracay, oo godad ku dhimanayeen.
  • 6:10 - 6:12
    kala badh mindhi lagu gooyey,
  • 6:12 - 6:15
    dhamaantoodna Alle aktiisa waa addoommada lagu jecelyahay.
  • 6:15 - 6:17
    Maxayse ugu adkaysteen cadaabkaan oo dhan?
  • 6:17 - 6:20
    Si ay dadku ula midoobaan Allaah (cc) si ay midnimo ugu jirto dhulka.
  • 6:20 - 6:22
    si dadku uga fogaadaan shirkiga.
  • 6:22 - 6:26
    Eebbe (cc) wuxuu ku yidhi aayadda, suuradda Anbiyaa:
  • 6:26 - 6:28
    وما أرسلنا من قبلك من رسول
  • 6:28 - 6:32
    إلا نوحي إليه أنه لا إله إلا أنا فاعبدون
  • 6:33 - 6:36
    "Ma aanaan dirin nabi hortaa.
  • 6:36 - 6:37
    Waxaana u waxyoonay wax.
  • 6:37 - 6:40
    İlaah kale ma jiro Allaah mooyee
  • 6:40 - 6:42
    iyo inaan aniga kaligeyga i caabudaan uun.” (21: 25).
  • 6:42 - 6:45
    ولقد بعثنا في كل أمة رسولا
  • 6:45 - 6:48
    أن اعبدوا الله واجتنبوا الطاغوت
  • 6:48 - 6:53
    "Eraygaygaan ku dhaartaye waxaan u soo dirnay nabi umad walba."
  • 6:53 - 6:55
    Maxay sameeyeen nebiyadani?
  • 6:55 - 6:56
    اعبدوا الله
  • 6:56 - 6:58
    واجتنبوا الطاغوت
  • 6:58 - 7:00
    “Alle ha caabudaan
  • 7:00 - 7:02
    Oo ha ka fogaadeen dhaaquut.
  • 7:02 - 7:04
    si ay uga fogaadaan dhaaquut.” (16: 36).
  • 7:04 - 7:05
    Ujeedada looona abuurnay;
  • 7:05 - 7:06
    Waa tawxiid
  • 7:06 - 7:09
    Ujeedada loo soo dejiyey kitaabada waa tawxiid
  • 7:09 - 7:12
    Ujeedada loo soo diray nebiyada waa tawxiid
  • 7:12 - 7:16
    Markaa waxa inoogu qaalisan waa walaalayaal; waa tawxiid.
  • 7:17 - 7:19
    Waxaan gacanta ku heysano nimcooyin badan,
  • 7:19 - 7:21
    Alle (cc) waxa uu ina siiyay nimcooyin badan.
  • 7:22 - 7:25
    Si kastaba ha ahaatee, iyaga mid ka mid ah waa in aynaan weligeena ilaawin.
  • 7:25 - 7:28
    oo waxa inala gudboon in aynu indhahayaga hor marino waa tawxiid.
  • 7:28 - 7:30
    Sababtaas awgeed walaalayaal,
  • 7:30 - 7:31
    sidaan u difaacno hantida,
  • 7:32 - 7:34
    Sida aan udifaacno nolosheena oo kale,
  • 7:34 - 7:37
    Sidaan u difaacno dhowrsoonaanta oo kale ayaan udifaaci doonnaa tawxiidka.
  • 7:37 - 7:39
    Hadday yihiin mushrikiin iyo gaalada.
  • 7:39 - 7:41
    haddii ay yihiin kuwa qalloocan oo bidco ah;
  • 7:41 - 7:42
    ciduu doono ha noqdee
  • 7:42 - 7:45
    marka la abuuro shaki ku saabsan tawxiidka.
  • 7:45 - 7:49
    Markay maskaxdooda shaki ku abuuraan addoomada Eebaha Raxmaanka ah.
  • 7:49 - 7:51
    Hubaal qof baa kuwaani hor istaagi doona.
  • 7:51 - 7:54
    waa inay difaacdaan tawxiidkooda.
  • 7:54 - 7:55
    Hadii Alle (cc) idmo
  • 7:55 - 7:57
    Waxaan doorbidi doonaa inaan sameeyo
  • 7:57 - 8:00
    waxa aan aaminsanahay in ay yihiin bidco, waxa aan aaminsanahay in ay yihiin qallooc
  • 8:00 - 8:05
    iyo sida aan aaminsanahay in loo soo bandhigay in lagu wiiqo caqiidada Islaamka.
  • 8:05 - 8:09
    Insha allaah waxaan isku dayi doonaa in aan difaaco tawxiidka inta ay le’egtahay awooda Alle i siiyay.
  • 8:10 - 8:14
    Hadii aad xasuusataan walaalyaal bilawgii duruustii hore ee fiqhiga dacwada.
  • 8:14 - 8:15
    Markaan gelayney mawduuca,
  • 8:16 - 8:18
    Hal qodob ayaanu hordhac ka soo qaadnay mawduuca, waxaanu ku nidhi.
  • 8:19 - 8:26
    Caadiyan, Allaah (cc) wuxuu muslimiinta ku waajibiyay inay dadka ugu yeedhaan Eebbe (cc).
  • 8:26 - 8:28
    Sidoo kale umadda Islaamka ah.
  • 8:28 - 8:31
    Markay arkaan xumaan.
  • 8:31 - 8:35
    Wuxuu kaloo waajib ka dhigay inay isku dayaan inay Munkarka beddelaan.
  • 8:35 - 8:36
    Waxaan xittaa nidhi:
  • 8:36 - 8:41
    Sababta ummadaan ay u tahay ummadda ugu kheyrka badan,
  • 8:41 - 8:43
    inay yihin kuwo wanaaga faraya,
  • 8:43 - 8:45
    iyo inay yihin kuwo dadka ka celiya xumaanta.
  • 8:45 - 8:48
    كنتم خير أمة أخرجت للناس
  • 8:48 - 8:53
    تأمرون بالمعروف وتنهون عن المنكر وتؤمنون بالله
  • 8:53 - 8:57
    "Waxaad tihiin umada ugu kheyrka badan ee loo soo saaaray dadka"
  • 8:57 - 9:00
    Waa maxay sababta ay ummadani u tahay ummaadda ugu kheyrka badan?
  • 9:00 - 9:06
    Maxaa yeelay: “Waxaad faraysaan wanaagga, dadkana ka reebeysaan xumaanta, waxaadna rumaynaysaan Eebbe.” (3:110).
  • 9:06 - 9:12
    ولتكن منكم أمة يدعون إلى الخير ويأمرون بالمعروف وينهون عن المنكر
  • 9:13 - 9:16
    “Bulsho sidaas oo kale ah ha idinku dhex jirto,” Alle (cc) ayaa amray.
  • 9:16 - 9:18
    ''Wanaaga ha faraan.
  • 9:18 - 9:23
    si ay dadka uga celiyaan xumaanta, dadkana ugu yeedhaan kheyrka.” (3:104).
  • 9:23 - 9:24
    Walaalyaal
  • 9:24 - 9:28
    Kheyrka ugu weyn ee dhulka ka jira waa tawxiidka
  • 9:28 - 9:31
    Dhulkana waxaa ugu sharka badan waa shirkiga.
  • 9:31 - 9:32
    Isla markaana.
  • 9:33 - 9:35
    Kheyrka ugu weyn dunida,
  • 9:35 - 9:38
    waa adkeynta tawxiidka ee quluubta muslimiinta;
  • 9:38 - 9:42
    Xumaanta ugu wayn iyo munkarka ugu wayn dhulka waa
  • 9:42 - 9:45
    dhaawaca caqiidada tawxiidka ee quluubta dadka
  • 9:45 - 9:47
    ama in shaki lagu abuuro maskaxdooda.
  • 9:47 - 9:48
    Dabiici ahaan,
  • 9:48 - 9:52
    maanta markaan difaacno tawxiidka.
  • 9:52 - 9:55
    Marka aan ka jawaabno shakiga ay dadka qaarkiis soo jeediyaan,
  • 9:55 - 9:59
    run ahaantii waxaan sameyneynaa wixii aan ku qeexnay casharka dacwada,
  • 9:59 - 10:02
    Wanaagga ayaan faraynaa, Xumaantana ka reebeyna;
  • 10:02 - 10:04
    iyo wanaagan
  • 10:04 - 10:06
    Xumaantan waa wanaagga ugu weyn
  • 10:06 - 10:08
    dhanka kalena xumaanta ugu wayn ee jirta, bal eega.
  • 10:08 - 10:12
    Rasuulku (scw) waxa uu xadiis ku yidhi Imaam Muslim ayaa soo wariyey:
  • 10:12 - 10:14
    من رأى منكم من رأى منكم منكرا
  • 10:14 - 10:16
    Waxuu u soo jeedinayaa dhammaan ummadda:
  • 10:16 - 10:17
    mid idinka mid ah
  • 10:17 - 10:20
    adiga, aniga, dhammaanteen mid idinka mid ah,
  • 10:20 - 10:22
    markuu arko munkar.
  • 10:22 - 10:24
    فليغيره بيده
  • 10:24 - 10:25
    gacantiisa ha ku bedelo.
  • 10:26 - 10:28
    yacni ninka munkar ku dhacay.
  • 10:28 - 10:30
    hadduu ku adkaysto munkarka,
  • 10:31 - 10:34
    oo haddaad awood u leedahay inaad isaga xoog kaga celiso.
  • 10:34 - 10:37
    xoog hakaga celinayo.
  • 10:37 - 10:40
    Siday asxaabtu isku dayeen inay ka hortagaan murtadiinta.
  • 10:41 - 10:42
    Aynu nidhaahno awoodeena kuma filan.
  • 10:42 - 10:44
    فمن لم يستطع فبلسانه
  • 10:44 - 10:47
    Waxay noqon kartaa, qaar ayaa laga yaabaa inay awood la'aan yihiin, laakiin masuuliyaddu ma dhacayso.
  • 10:48 - 10:49
    فبلسانه
  • 10:49 - 10:50
    Dabadeed "Wuxuu ku saxi doonaa carrabkiisa."
  • 10:50 - 10:52
    Hadduu Eebbe (cc) siiyay carab,
  • 10:52 - 10:54
    Hadduu Eebbe (cc)neef siyey,
  • 10:54 - 10:58
    Si looga soo herjeesto xumaanta, qof kastaa wuu u dagaallami doonaa inuu beddelo munkarka.
  • 10:58 - 11:01
    Waxaan leenahay walaal; Waa qof cilmi leh, waa qof cilmi doon ah,
  • 11:01 - 11:04
    Wuxuu ku hadli doonaa carabkiisa, shakiga ayuu caddeynaa.
  • 11:04 - 11:06
    Walaalkeen kale cilmi malaha,
  • 11:06 - 11:09
    laakiin wuxuu tusi doona dhinaca uu ka taagan tahay.
  • 11:09 - 11:10
    Wuxuu carrabkiisa ku hor istaagi doonaa Munkar.
  • 11:11 - 11:13
    waxaan garab taaganahay reer tawxiidka.
  • 11:13 - 11:15
    Wuxuu odhanayaa kani waa bidco, kani waa munkar.
  • 11:15 - 11:16
    oo munkar buu la dagaalami doonaa.
  • 11:16 - 11:18
    waa masuuliyadiisa.
  • 11:18 - 11:19
    Miyaanay taasi awoodin?
  • 11:19 - 11:21
    yacni waa shay adag,
  • 11:21 - 11:23
    laakiin haddaynu u qaadanno inuusan awoodin inuu sidaas sameeyo.
  • 11:23 - 11:25
    mas’uuliyaddu ma dhacayso.
  • 11:25 - 11:27
    فمن لم يستطع فبقلبه
  • 11:27 - 11:30
    "Kuwa sidaas samayn kari waaya waxay qalbigooda ku saxayaan munkarka."
  • 11:30 - 11:32
    Markaa cilmi malihi
  • 11:32 - 11:34
    Aniguna awood ma haysto.
  • 11:34 - 11:36
    Ku alla sidu u yaqaana, sidaas ha sameeyo.
  • 11:36 - 11:37
    Diin caynkaas ahi ma jirto!
  • 11:37 - 11:40
    Qalbigaaga inaad ka nacdid munkarkaan,
  • 11:40 - 11:42
    waa in aad neceb tahay dadka ahlu munkarka ah;
  • 11:42 - 11:43
    iyo nasiib darro tan
  • 11:43 - 11:45
    وذلك أضعف الإيمان
  • 11:45 - 11:47
    "Tani waa nooca iimaanka ee ugu daciifsan."
  • 11:47 - 11:50
    Taas oo ah in qofku gacantiisa wax ku qaban kari waayo.
  • 11:50 - 11:52
    qofka oo aan afkiisa waxba ku samayn kari waayo,
  • 11:52 - 11:53
    waa uun in uu qalbigiisa ku neceb yahay.
  • 11:53 - 11:57
    Sidaa darteed walaalayaal qof walba oo naga mid ah ummaddan ayuu ka mid yahay
  • 11:58 - 12:00
    iyo markaan aragno munkar.
  • 12:00 - 12:03
    sida uu midkeenba u difaaco hantidiisa.
  • 12:03 - 12:05
    sidu u difaaco naftiisa iyo sharaftiisa.
  • 12:05 - 12:09
    sidaas oo kale munkarrada tawxiidka ku aadan.
  • 12:09 - 12:13
    Qof kasta oo inaga mid ah waa inuu mid mid u difaaco, marka loo eego awoodiisa.
  • 12:14 - 12:15
    Mid kale walaalayaal
  • 12:17 - 12:21
    tani waa qayb ka mid ah jihaadka jidka Alle.
  • 12:22 - 12:26
    Tani waxay ka mid tahay jihaadka Jidka Alle.
  • 12:26 - 12:27
    Allecc)
  • 12:27 - 12:30
    ka hor inta aan dagaalka la waajibin.
  • 12:30 - 12:31
    قتال iyada oo aan waajib ahayn,
  • 12:31 - 12:35
    Nabigu (scw) wuxuu ku soo dejiyay makka aayad ku sugan suurada Furqaan.
  • 12:35 - 12:37
    Wuxuu Nabiga (SCW) ku yidhi:
  • 12:37 - 12:40
    فلا تطع الكافرين
  • 12:40 - 12:42
    وجاهدهم به جهادا كبيرا
  • 12:43 - 12:44
    "Muxammadoow!
  • 12:44 - 12:45
    gaalada ha adeecin''.
  • 12:46 - 12:48
    "Ha adeecin Gaalada."
  • 12:48 - 12:53
    “Ku billow jihaad weyn iyaga Qur’aankaas!” (25:52) ayuu yidhi Eebbe (cc).
  • 12:53 - 12:57
    Yacni nabigu (scw) waxa uu gacanta ku qaatay quraanka
  • 12:57 - 13:01
    Barashada xujooyinka quraanka iyo hadalka quraanka si wanaagsan intu u bartay,
  • 13:01 - 13:04
    kana soo horjeeda shakiga ay abuureen mushrikiinta.
  • 13:04 - 13:07
    Wuxuu waydiistay nabiga (scw) inuu iyaga u jawaabo.
  • 13:07 - 13:08
    Taasna
  • 13:08 - 13:10
    Alle(cc) waxa uu yidhi Jihaad wayn.
  • 13:10 - 13:13
    وجاهدهم به جهادا كبيرا
  • 13:13 - 13:15
    “Jihaad weyn
  • 13:15 - 13:16
    Jihaad ka dhan ah iyaga”.
  • 13:16 - 13:18
    Madiino ayaan imaaneynaa walaalayaal.
  • 13:18 - 13:20
    Jihaadka ayaa waajib laga dhigay,
  • 13:20 - 13:23
    Aayadaha ugu dambeeya ee soo degayna wuxuu Alle (cc) ku dajiyay xukunkaan soo socota.
  • 13:24 - 13:25
    يا أيها النبي
  • 13:25 - 13:30
    جاهد الكفار والمنافقين واغلظ عليهم
  • 13:30 - 13:31
    ''Nabiyow!
  • 13:32 - 13:38
    Ku jihaad gaalada iyo munaafiqiinta, ad adeeg muuji xaggooda.” (9: 73).
  • 13:38 - 13:43
    “Kula jihaad gaalada iyo munaafiqiinta oo ku ad-adag”.
  • 13:43 - 13:44
    Culimada Islaamku waxay yiraahdeen.
  • 13:46 - 13:49
    Waxaan fahannay markuu Alle (c) faray nabiga (scw) inuu la jihaado gaalada.
  • 13:49 - 13:51
    Nebigu (scw) seeftiisa iyo gaashaankiisa ayuu saaray.
  • 13:51 - 13:54
    gaalada ayuu hor istaagay oo la dagaalay.
  • 13:55 - 13:57
    Laakin Nebigu (scw) seef uma saarin munaafiqiinta.
  • 13:57 - 14:00
    Rasuulku (scw) markii Madiina lama jihaadin munaafiqiinta.
  • 14:00 - 14:01
    Marna!
  • 14:01 - 14:04
    Nabiga (scw) ma ka horyimid amarkii Alle (c.w)?
  • 14:05 - 14:06
    Yacni wuxuu Alle (c.w) ku yidhi.
  • 14:06 - 14:08
    la dagaalan munaafiqiinta.
  • 14:08 - 14:12
    Laakiin nabigu (scw) wuxuu yidhi: “Maya ee waxaan la dagaallamayaa gaalada.
  • 14:12 - 14:13
    laakiin munaafiqiinta
  • 14:13 - 14:16
    si loo odhan 'Maxammed wuxuu dilayaa asxaabtiisa'.
  • 14:16 - 14:17
    Ma la dagaalamayo munaafiqiinta.''
  • 14:17 - 14:20
    Ma saas buu yiri nabiga (SCW)? Maya!
  • 14:20 - 14:23
    Maxaa yeelay, dabeecadda jihaadka munaafiqiinta waa ka duwan yahay.
  • 14:24 - 14:27
    Jihaadka munaafiqiinta waa jihaad Qur'aan ah.
  • 14:27 - 14:30
    Shakiga ay ku abuureen bulshada Islaamka,
  • 14:30 - 14:33
    jahawareerka ay ku abuureen muwaaxidiinta,
  • 14:33 - 14:38
    iyaga oo Muslimiinta ku abuuraya shakiyo ka dhan ah ballanka Alle(c.w);
  • 14:38 - 14:40
    Halgankii Nebiga (scw) uu kaga hortagay.
  • 14:40 - 14:43
    si uu shakiga uga saaro.
  • 14:43 - 14:44
    jihaadka lala sameeyo munaafiqiinta
  • 14:44 - 14:46
    Waa taas walaalayaal.
  • 14:46 - 14:48
    Waxay u yimaaddeen Imaam Axmad, Ibnu Taymiya ayaa soo werinayaa sidan:
  • 14:49 - 14:50
    raxiimullah.
  • 14:50 - 14:52
    Waxay waydiiyeen Imaam Axmed.
  • 14:52 - 14:53
    “Iimaaw!” bay yidhaahdeen.
  • 14:53 - 14:59
    “Waxaa jira nin tukada, sooma, oo Ictikaafka sameeya.
  • 14:59 - 15:02
    Miyay u roon tahay inuu tan sameeyo?
  • 15:02 - 15:05
    Mise waxaa u roon inuu arrintaas isaga tago oo uu u jawaabo kooxaha bidcada?
  • 15:06 - 15:08
    Haddaba u fiirso ninku caabid,
  • 15:08 - 15:11
    Mell ayuu isku xidhay, si joogto ah u tukadaa, oo sooma.
  • 15:11 - 15:13
    In ictikaaf Alle(c.w).
  • 15:13 - 15:16
    Laakiin dhanka kale, waxaa soo baxay kooxo bidcad ah.
  • 15:16 - 15:17
    dadka jahawareeriyo
  • 15:17 - 15:20
    Hadda laba shay ayaa ninkii iska hor yimid.
  • 15:20 - 15:23
    Ama wuu joojin doonaa cibaadada, oo kuwaani ayuu u tagi oo u jawaabi.
  • 15:24 - 15:27
    ama cibaadadiisa ayuu iska wadi doonaa, isagoo ka tagaya jawaabta iyaga.
  • 15:27 - 15:29
    Waxay weydiiyaan Imaam Axmad, Imaamka Ahlu-Sunnah:
  • 15:29 - 15:31
    "Keebu sameynaya imaamoow?"
  • 15:31 - 15:36
    Imaam Axmad wuxuu yiri:- Ninkaan markuu tukado, soomo, ictikaafo, waa kheyr asiga gaar u ah.
  • 15:37 - 15:39
    Markaa naftiisa uun bay anfacdaa.
  • 15:39 - 15:43
    Laakiin markii uu ninkani u jawaabo reer bidco
  • 15:43 - 15:44
    faa'iidada ay leedahayna waa u Ummada.'
  • 15:45 - 15:47
    Waa hadalkii Imaam Axmed.
  • 15:47 - 15:49
    Ibnu Taymiya (rc) oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi;
  • 15:49 - 15:49
    wuxuu yidhi:
  • 15:49 - 15:51
    “Waxaan halkaan ka fahannay taas
  • 15:51 - 15:52
    Halkaa ayaanu taas ka fahannay
  • 15:52 - 15:57
    Ujawaab celinta dadka bidcada waxay la mid tahay jihaad guud.
  • 15:57 - 15:59
    Sida jihaadka guud eebe (c.w)
  • 15:59 - 16:02
    uu dhulalka muslimiinta uga nadiifiyo gaalada.
  • 16:02 - 16:04
    Sidoo kale, culimada
  • 16:04 - 16:07
    iyagoo u jawaabaya kooxaha bidcada ah
  • 16:07 - 16:11
    Allaah (c.w) diintiisa, shareecadiisa iyo manhajkiisa,
  • 16:11 - 16:13
    xad-dhaafka ee kooxaha bidcada.
  • 16:13 - 16:16
    wuxuu sidoo kale ka nadiifinaya dulmigooda iyo jahawareerkooda.
  • 16:17 - 16:19
    Haddii Ibnu Taymiya uu yidhi: 'Allaah (c.w)
  • 16:19 - 16:23
    Haddaanu dadka ka dhigin inay ka jawaabaan shakigii ay abuureen.
  • 16:23 - 16:26
    waxay kharribi lahaayeen diinta dadka.
  • 16:26 - 16:28
    Alle(c.w) tan ma rabo.
  • 16:28 - 16:30
    Kuwaani oo loo jawaabo,
  • 16:30 - 16:34
    Waxay ka kheyr badan tahay in cadowga magaalada kusoo duulay lala dagaalamo.
  • 16:34 - 16:36
    ayaa ka fadli badan. ayuu yidhi.
  • 16:36 - 16:36
    waayo?
  • 16:36 - 16:40
    Sababtoo ah marka cadowgu magaalo soo galo.
  • 16:40 - 16:41
    Kaliya wuxuu qabsanaya magaalada,
  • 16:41 - 16:43
    laakiin quluubta ma qabsan karo karto.
  • 16:43 - 16:46
    Markaa beri marka cadawgu awoodiisa wiiqmo.
  • 16:46 - 16:49
    Muslimiintu waxay halkaas dib uga soo celin karaan gaalada.
  • 16:49 - 16:53
    "Laakin shakigu ma qabsado dhulka dadka, ee quluubta ayuu qabsada." Ayuu yidhi Ibnu Taymiya.
  • 16:53 - 16:55
    Mar haddii qalbigu sidoo kale yahay udub dhexaadka dadka.
  • 16:55 - 16:58
    Qofkii dadka qalbigooda qabsada,
  • 16:58 - 17:00
    isagaa ah kan dadka maamuli intaas ka dib.
  • 17:00 - 17:02
    Maantana waa sidaas walaalayaal.
  • 17:02 - 17:04
    Xataa gaalka ugu xoogga badan,
  • 17:04 - 17:06
    wuxuu qabsaday mid ka mid ah dhulalka Muslimiinta,
  • 17:06 - 17:08
    wuxuu dhibaateeya muslimiinta
  • 17:08 - 17:10
    laakiin ma maamuli karo quluubta muslimiinta.
  • 17:10 - 17:12
    Mar walba quluubta muslimiinta,
  • 17:12 - 17:16
    waxaa ku jira rabitaan ah in lala dagaalamo, lana jihaado.
  • 17:16 - 17:20
    Fursadda ugu horreysa ee ay helaan, waxay magaalada ka badbaadiyaan cadowga.
  • 17:20 - 17:22
    Taariikhda Islaamku weligeed sidan bay ahayd.
  • 17:22 - 17:24
    Laakiin marka İbliis
  • 17:24 - 17:25
    si caqli leh u dhaqmay.
  • 17:25 - 17:29
    Halkii uu magaalooyinka qabsan laha, wuxu ku soo qabsaday quluubta iyo maskaxda.
  • 17:29 - 17:31
    waxu abuuray fikrado cajaaib ah
  • 17:31 - 17:35
    Waxa uu soo bandhigay bidcooyin aan kitaabka, sunnaha iyo kuwii ka horreeyey midna laga helin.
  • 17:35 - 17:38
    waa markii dadka quluubtooda la qabsaday.
  • 17:38 - 17:40
    markii dadka quluubtooda la qabsaday
  • 17:40 - 17:42
    Nasiib darro ma jiraan wax la sameyn karo.
  • 17:43 - 17:44
    Ibnul Qayyim raximehullah,
  • 17:45 - 17:48
    Kitaabkiisa Zadul Macaad wuxuu ku yudhi: 'Jihaadku waa afar heer.'
  • 17:48 - 17:50
    'Jihaadku waa afar heer.
  • 17:50 - 17:51
    Yacni,
  • 17:51 - 17:56
    Haddii aad qaybahan ku qortaan xarfo dahab ah, waxay ku habboonaan lahayd, walaalayaal, annagoo dhammaanteen addoon ahaan,
  • 17:56 - 17:58
    iyo sidoo kale in Alle (c.w) la raali galinaayo,
  • 17:58 - 18:04
    waxa kale oo ay inaga caawineysa sida loola halgamo mushrikiinta; Jihaadku waa afar heer.
  • 18:04 - 18:05
    Heerka koowaad
  • 18:05 - 18:07
    Waa jihaad uu qofku naftiisa ku sameeyo.
  • 18:08 - 18:13
    Waa maxay jihaadka uu ninku naftiisa ku sameeyo, walaalayaal, Ibnul Kayyim wuxuu yidhi; kow,
  • 18:13 - 18:14
    waa barashada cilmiga.
  • 18:15 - 18:17
    Waa inuu ku dhaqmo cilmigii uu bartay.
  • 18:17 - 18:20
    Cilmigii uu ku dhaqmay waa inuu dadka ugu yeedha.
  • 18:20 - 18:25
    Waa inuu u dulqaata cadaadisyadii uu la kulmay marka uu dadka u yeedhaya.
  • 18:25 - 18:28
    Waxaa jira afar heer oo halganka nafta.
  • 18:28 - 18:29
    Taasi waa, qof kasta oo Muslim ah
  • 18:29 - 18:34
    Marka uu damco in uu la halgamo, marka uu rabo in uu naftiisa la jihaado, waxa uu baran doonaa marka hore.
  • 18:35 - 18:37
    wuxuu Ka qaybgalaya shirarka cilmiyeed,
  • 18:37 - 18:40
    Wuxuu ak fadhiisan doonaa jilbaha dadka wax yaqaan oo wax bartay.
  • 18:40 - 18:42
    Markaa wixii uu bartay ayuu ku dhaqmi doonaa.
  • 18:42 - 18:45
    Waa inuu joogaa deegaan uu ku dhaqmi doono wuxuu bartay.
  • 18:45 - 18:48
    Markaas ayuu dadka ugu yeedhi doonaa wuxuu bartay.
  • 18:48 - 18:52
    intaas ka dib, markuu dadka ugu yeedhay wuxuu bartay.
  • 18:52 - 18:54
    Wuxuu u sabri doonaa cadaadisyada isaga ku dhaca.
  • 18:54 - 18:57
    Sababtoo ah haddii aad aaminsan tahay, adiga ayaa ugu fiican.
  • 18:57 - 19:01
    Laakin haddii aad ku ufu yeedho dadka waxa aad aaminsantahay, waxaad tahay qof roon.
  • 19:01 - 19:04
    Dadka ku martiqaad waxa aad rumaystan tahay.
  • 19:04 - 19:07
    Haddaad u jawaabto kuwa ka soo horjeedana adigaa ugu liita.
  • 19:07 - 19:09
    Sababtoo ah waxaad dhibaysaa raaxada dadka.
  • 19:10 - 19:11
    Bani'aadamku waxay jecel yihiin raaxada.
  • 19:11 - 19:13
    Markaa aan rumayno,
  • 19:13 - 19:15
    aan sharaxno; Laakin yeynaan cidna horteena aan iska horkeenin.
  • 19:15 - 19:18
    Hilib iyo caano yaynaan isku darin.
  • 19:18 - 19:24
    Laakiin ma jiro wax sidaan oo kale ah diinta Ilaahay; waad baran doontaa, waad noolaan doontaa, waad sheegi doontaa
  • 19:24 - 19:27
    Waxaadna u sabri doontaan cadaadisyada kugu dhaca sababtaas awgeed.
  • 19:28 - 19:31
    Jihaadka heerka labaad walaalayaal waa jihaadka lala sameeyo shaydaanka.
  • 19:32 - 19:36
    'Jihaadka Shaydaanku wuxuu leeyahay laba qaybood'. Ayuu yidhi Ibnul Qayyim. midda koowaad;
  • 19:36 - 19:39
    Shakiga uu sheydaanku ku tuuray maskaxda dadka.
  • 19:39 - 19:42
    waa in ay dadku si yaqiin ah u la halgaamaan.
  • 19:42 - 19:44
    waa in lagu halgamo caddaymaha.'
  • 19:44 - 19:45
    Midda labaad,
  • 19:45 - 19:49
    in shaydaanku dadka wax u sheego oo uu waswaaska uu ku abuuray ka dhan ah.
  • 19:49 - 19:51
    astaqfurullah waxaan ka wadaa shahyoonka ka dhan ah.
  • 19:51 - 19:54
    Dadka waa in ay u lala halgamaan si samiir leh.
  • 19:54 - 19:57
    Marka fitnada qalbiga bini’aadamku waa laba walaalyaal.
  • 19:57 - 19:59
    Shakiga ayaa dadka baabi'iya,
  • 19:59 - 20:01
    mise shahyooyinka baa dadka baabi'iyaa.
  • 20:01 - 20:05
    Yacni, haddaadan Alle aad caabudi karin, qalbigaaga eeg.
  • 20:05 - 20:08
    Waxaad arki doontaa in daciifnimada qalbigu ay tahay laba sababood midkood.
  • 20:08 - 20:10
    Ama waad wareersan tahay
  • 20:10 - 20:12
    qof ayaa madaxaaga shaki geliyay,
  • 20:12 - 20:14
    sababtaas darteed ma caabudi kartid Rabbigaaga.
  • 20:14 - 20:19
    uma adeegi kartid muslimiinta; Ama dembi baa jira, xumaan baa jirta.
  • 20:19 - 20:21
    Shayddaan baa xumaanta kugu riixay.
  • 20:21 - 20:24
    dunuubta waa caqabad hortaada ku ah inaad si sax ah u caabudo Alle.
  • 20:24 - 20:26
    Ibnul Qayyim wuxuu yidhi:
  • 20:26 - 20:28
    Waxaan ka saareynaa shakiga Yakin.
  • 20:28 - 20:31
    samir baannu ka eryi doonnaa shahwooyinka.
  • 20:31 - 20:32
    Waxaan la dagaallami doonnaa shaydaanka.
  • 20:32 - 20:34
    Heerka jihaadka saddexaad
  • 20:34 - 20:37
    Waa jihaad ka dhan ah gaalada iyo munaafiqiinta.
  • 20:38 - 20:41
    Sidaan ku sharaxay bilawgii mawduuca; Jihaadka gaalada.
  • 20:41 - 20:42
    seef iyo gaashaan,
  • 20:43 - 20:46
    Waana in gaalada la hor istaago oo laga nadiifiyo dhulka korkooda.
  • 20:46 - 20:49
    Xagga jihaadka munaafiqiinta, walaalayaal.
  • 20:49 - 20:52
    shaki ay ku abuureen bulshada Islaamka ah
  • 20:52 - 20:57
    Waa in laga hor tago caddayn, odhaah iyo aqoon si meesha looga saaro.
  • 20:57 - 21:00
    Bal dhegeysta hadalka Ibnu Qayyim, walaalayaal:
  • 21:00 - 21:06
    "In munaafiqiinta lala dagaallamo way ka adag tahay in gaalada lala dagaallamo." ayuu yidhi.
  • 21:06 - 21:10
    "In munaafiqiinta lala dagaallamo way ka adag tahay in gaalada lala dagaallamo."
  • 21:10 - 21:11
    'Sababtan,' ayuu yidhi,
  • 21:11 - 21:14
    Kaliya kuwa dhaxli kara shaqada nebiyada
  • 21:14 - 21:17
    oo dadka sarsareeya kaliya ayaa isku dayay tan.
  • 21:18 - 21:22
    In kasta oo ay yihin kuwa ugu yar dadka dhaxdooda.
  • 21:22 - 21:26
    laakiin waa dadka Alle agtiisa ugu qiimaha sarreeya. ayuu yidhi.
  • 21:27 - 21:28
    Ka afraad wuxuu yidhi Ibnul Qayyim:
  • 21:28 - 21:33
    Waa halganka lagula jiro dadka dulmiga iyo dadka bidcada ah.
  • 21:33 - 21:35
    Markaad aragto dulum,
  • 21:35 - 21:37
    markaad aragto qof qof kale xaqiisii galayo
  • 21:37 - 21:39
    ama qof
  • 21:39 - 21:40
    wax aan ku jirin islaamka
  • 21:40 - 21:43
    markaad aragtid inuu bidco soo bandhigay.
  • 21:43 - 21:45
    İnaad arrintaan ku jihaadid
  • 21:45 - 21:47
    İnaad la halgantid arrintaan
  • 21:47 - 21:48
    waxay ku dhex jirta baaxadda jihaadka.
  • 21:48 - 21:53
    Fiiri; Markuu afartaas daraas tiriyey, walaalayaalow, xadiiskee aakhirka ku xidhay?
  • 21:53 - 21:55
    Waan hubaa inaad idinkana yaabi doontiin.
  • 21:55 - 21:58
    Wuxuu keenay xadiiskii ugu dambeeyey ee Imaam Muslim soo wariyey:
  • 21:58 - 22:00
    من لم يغز
  • 22:00 - 22:03
    ولم يحدث نفسه بالغزو
  • 22:03 - 22:05
    فقد مات على شعبة من نفاق
  • 22:06 - 22:08
    “Qofkii aan ku jihaadin Jidka Alle.
  • 22:08 - 22:10
    Hadduusan ku dagaalamin Jidka Eebe.
  • 22:10 - 22:13
    ama haddii uusan naftiisa ku dhiirri gelin inuuu dagaalamo.
  • 22:13 - 22:16
    Hadii uu naftiisa u sheegi waayo in aan maalin dagaalami doono.
  • 22:16 - 22:21
    Hubaal, wuxuu ku dhintay laan ka mid ah munaafiqnimo." Ibnul Kayyim ayuu yidhi.
  • 22:21 - 22:25
    Markaa, waxaad arki doontaa kooxaha bidat,
  • 22:25 - 22:29
    Waxay jahawareerin doonaan diinta Alle (c.w) iyo maskaxda addoomada Alle (c.w)
  • 22:29 - 22:32
    waxayna shaki gelin doonaan arrimaha ku saabsan tawxiidka.
  • 22:32 - 22:35
    Waxay kala qaybin doonaan safafka dadka kala badh.
  • 22:35 - 22:37
    oo adigana kuwaani la dagaallami maysid.
  • 22:37 - 22:41
    ama maku fikireysid inaad la halgamto iyaga, tusaale ahaan.
  • 22:41 - 22:42
    Hubaal wuxuu leeyahay
  • 22:42 - 22:45
    Wuxuu ku dhintay laan ka mid ah laamihii munaafiqnimada.
  • 22:45 - 22:47
    Meel kale, Ibnul Qayyim wuxuu leeyahay, walaalayaal:
  • 22:47 - 22:51
    ' Soo bandhigida baadida ay dadka bidcada ah ku kacayaan.
  • 22:51 - 22:55
    in la sharaxo in xeerarkooda gurracan ay been yihiin.
  • 22:55 - 22:58
    Waa qayb kamid ah jihaadka Jidka Alle. iyo kan,
  • 22:58 - 23:01
    Nabigeenu (scw) waxa uu ku yidhi Xasan Ibnu Thaabit:
  • 23:01 - 23:02
    "I difaac,
  • 23:02 - 23:05
    Adiga ha kula jiro ruuxul qudus
  • 23:05 - 23:09
    Waad ogtihiin, mushrikiintu waxay shaqaaleysiin jireen abwaanno.
  • 23:10 - 23:11
    Abwaanadan
  • 23:11 - 23:14
    Gabayo aan wanaagsanayn ayay Nabiga (SCW) ka odhan jireen.
  • 23:14 - 23:18
    Tusaale ahaan bal sidan u fakar, gabayga waagii mushrikiinta maxaa tari jiray?
  • 23:18 - 23:21
    Hadda wax kasta ay tahran jornaalada,
  • 23:21 - 23:23
    wax kasta oo warbaahintu tarto,
  • 23:23 - 23:26
    Waagii Nabigeena (SCW)
  • 23:26 - 23:27
    gabaygana sidaa ayuu wax u tari jiray.
  • 23:27 - 23:34
    Tusaale ahaan, laba wargeys ayaa maanta ku filan inay sumcadda ninka xumeeyaan, haddii ay laba ciwaan ka dhigaan.
  • 23:34 - 23:37
    hadday wararka ay laba maalin ka hadlaan ninkaas
  • 23:37 - 23:39
    Waxay xumeeyaan sumcadda ninka.
  • 23:39 - 23:42
    Sababta? Sababtoo ah dadku waxay dhageystaan iyaga.
  • 23:43 - 23:48
    Sidoo kale, walaalayaal, waxaa jiray abwaanno ka tirsan bulshada Carabta, marka ay tix gabay ah tiriyaan.
  • 23:48 - 23:50
    Tusaale ahaan, sida wargeysku maanta u yahay mid daabaca malaayin,
  • 23:50 - 23:52
    Wargeysku wuxuu daabacaa shan boqol oo kun,
  • 23:52 - 23:54
    Waqtigaas, abwaan kastaa wuxuu lahaa dhageystiyaal.
  • 23:54 - 23:59
    Tusaale ahaan, markii abwaan aad u xoog badnaa uu tiriyey gabayo, wuxuu markiiba ku faafi jirey dunida Carabta.
  • 23:59 - 24:04
    Haddii uu xoog yar leeyahay xijaas oo keliya, haddii uu xoog yar leyahay Kacbada uun baa sidan ahayd.
  • 24:04 - 24:08
    Mushrikiinta waxay helayeen gabyaa, waxay odhan jireen 'maadsada Nabiga'.
  • 24:08 - 24:10
    Ka hadla isaga! ayey dhihi jireen.
  • 24:10 - 24:13
    Eebene Xasan Ibnu Thaabit ayuu Nabiga (scw).
  • 24:13 - 24:17
    nimco ahaan u siyey, Xasan Ibnu Thaabit wuxuu ka mid ahaa abwaannada muslimiinta.
  • 24:17 - 24:20
    Markay Nabiga (scw) ay maadsadaan.
  • 24:20 - 24:22
    hortooda ayuu soo istaagayaa.
  • 24:22 - 24:24
    iyaga iyo diintoodaba ayuu maadsan jirey.
  • 24:24 - 24:26
    Nabigeenu markuu arkay muuqaalkan.
  • 24:26 - 24:30
    “Jibriil waa kula jiraa intaad i difaacayso.
  • 24:30 - 24:35
    Adigu i difaac, Jibriil ha kula jiro, Allow Jibriil la jirsi.
  • 24:35 - 24:39
    Wuxuu u duceyn jiray Xasan Ibnu Thaabit, Nabiga (SCW);
  • 24:39 - 24:40
    Ibnul Qayyim wuxuu kaloo yidhi:
  • 24:40 - 24:43
    ' Soo bandhigida baadida ay dadka bidcada ah ku kacayaan.
  • 24:43 - 24:46
    in qaacidadoodu ay yihiin mid xun.
  • 24:46 - 24:48
    in lagu dhawaaqo inuu aas'aaskoodu u xun yahay,
  • 24:48 - 24:49
    kani waa jihaadka noocaan ah.
  • 24:49 - 24:55
    Yacni, wixii uu Nebigu (scw) ku yidhi Xasan Ibnu Thaabit waxay ku dhex jiraan xadka ereygan.
  • 24:55 - 24:56
    Eega walaalayaal
  • 24:57 - 24:59
    kuwii naga horeeyay,
  • 24:59 - 25:00
    kuwii naga horeeyay,
  • 25:00 - 25:02
    Dabcan, markaan idhaahdo kuwii naga horreeyay,
  • 25:03 - 25:05
    xagee maskaxdaadu loo baahan yahay in si toos ah u tagto,
  • 25:05 - 25:09
    dadka nala amray in aan raacno.
  • 25:09 - 25:13
    والسابقون الأولون من المهاجرين والأنصار
  • 25:13 - 25:16
    والذين اتبعوهم بإحسان
  • 25:16 - 25:18
    رضي الله عنهم ورضوا عنه
  • 25:18 - 25:21
    “Kuwa ugu horeeya ee Muhaajir iyo Ansaar ah
  • 25:21 - 25:25
    iyo kuwa iyaga wanaagga ku raacay.
  • 25:25 - 25:28
    Eebbaa ka raalli noqday iyaga, wayna ka raalli noqdeen Eebbe.” (9:100).
  • 25:28 - 25:31
    Ma doonaysaa in Alle (c.w) kaa raalli noqdo? Waa hubaal inaad doonayso.
  • 25:32 - 25:34
    Yacni cid odhanaysa ma jirto, ilaahay yuu raalli iga noqonin.
  • 25:34 - 25:40
    Haddi aad rabto in Alle kaa raali noqdee waxaad wanaagga ku raaci doontaa Muhaajir iyo Ansaar.
  • 25:40 - 25:43
    Waa maxay macnaha Ixsan, walaalayaal, sidii iyagoo arkeysid,,
  • 25:43 - 25:45
    Yacni hal dhibicba ha ahaate kuma dareysid.
  • 25:45 - 25:46
    Waxna kama goyneysid.
  • 25:47 - 25:51
    Wax alla wixii aad ku aragteen iyaga, sida ay yihiin ayaad uga raaci doontaa.
  • 25:51 - 25:51
    Si kastaba
  • 25:52 - 25:56
    Haddii aad rabto in iimaankaaga laga aqbalo Eebbe(c.w) agtiisa
  • 25:56 - 25:59
    waa inaad iyaga ku rumeysid adigoo arkeysid oo kale.
  • 25:59 - 26:03
    Hadii aad u rumaysan waydo inta ay aaminsan yihiin, iimaankaagu maaha mid Eebe(c.w) agtiisa laga aqbalayo.
  • 26:03 - 26:07
    Ehlu-kitaabka, Nasaarada iyo Yuhuuda way fikirayaan.
  • 26:07 - 26:08
    waxay yiraahdeen:
  • 26:08 - 26:09
    Sideen u rumayn karnaa?
  • 26:09 - 26:11
    maxaa la'eega si aan u rumeyno ?
  • 26:11 - 26:13
    Alle (c.w) waxa uu ku yidhi Suuratul Baqara:
  • 26:13 - 26:15
    فإن آمنوا
  • 26:15 - 26:18
    بمثل ما آمنتم به فقد اهتدو
  • 26:18 - 26:22
    وإن تولوا فإنما هم في شقاق
  • 26:22 - 26:28
    "Haddii ay sidaada oo kale u rumaystaan ​​waxay heli hanuun." (2:137)
  • 26:28 - 26:30
    Markaa ma waxay rabaan inay hanuun helaan? Haa,
  • 26:30 - 26:33
    Hadday sidaas tahay, waa in ay u rumeeyaan sidaada oo kale,
  • 26:33 - 26:35
    sidaas oo kale ayay u rumaysan doonaan.
  • 26:35 - 26:37
    Laakiin maxaa dhacaya haddii aysan si isku mid ah u rumaysan?
  • 26:37 - 26:38
    وإن تولوا
  • 26:38 - 26:40
    فإنما هم في شقاق
  • 26:40 - 26:41
    ''Hadday ka jeestaan.
  • 26:41 - 26:44
    way kala duwanaan doonaan.” (2:137) ayuu yidhi Eebbe (c.w).
  • 26:44 - 26:48
    Haddii aniga iyo adiga rabno in Alle (c.w) naga raalli noqdo.
  • 26:48 - 26:50
    Haddaynu rabno in iimaankeenna la aqbalo.
  • 26:50 - 26:55
    Salafiinta iimaanka, camalka iyo manhajka
  • 26:55 - 26:57
    Waxaan u addeeci doonnaa dadkan si isku mşd ah.
  • 26:57 - 26:59
    Haddaba, walaalayaal aan weydiino su'aashan:
  • 27:00 - 27:01
    Markay bidco timaado.
  • 27:02 - 27:06
    Sidey u dhaqmeen salafiinta markuu qof la yimid wax aan ahayn wixii jiray?
  • 27:07 - 27:08
    Waanu eegi doonaa arrintaan.
  • 27:08 - 27:10
    Waxaan rajeyneynaa annagana si la mid ah.
  • 27:10 - 27:12
    Waanu raacaynaa, oo ku dayanaynaa.
  • 27:52 - 27:53
    Haa.
  • 27:53 - 27:55
    Marka hore walaalayaal
  • 27:56 - 28:00
    Waagii salafiinta, waad ogtahay, maxay ahayd kala taggii ugu horreeyay ee dhacay?
  • 28:00 - 28:01
    Kala jabkii ugu horeeyay
  • 28:01 - 28:02
    waa Murtadiinta,
  • 28:05 - 28:06
    Murtadiinta
  • 28:08 - 28:11
    iyagoo u hogaansamay nebi been ah.
  • 28:12 - 28:17
    wixii aan naqaanay waagii nabigeena (SCW)
    taa caksigeeda, waxay la yimaadeen wax cusub.
  • 28:18 - 28:20
    Waxay raaceen nebigii beenta ahaa.
  • 28:20 - 28:23
    Qolo kalena waxay yiraahdeen: 'Ma rumeyno nebiyada beenta ah.
  • 28:23 - 28:25
    laakiin ma bixinno zako. ayey yiraahdeen.
  • 28:26 - 28:29
    Maxay u dhaheen sakada ma bixinayno, ayey dhaheen: maxaa yeelay sakadu waajib maaha.
  • 28:29 - 28:32
    Yacni, Sakadu waxay ahayd mid waajib ah xilligii Muxammad (SCW).
  • 28:32 - 28:34
    Intaa ka bacdi waxay yiraahdeen zakadu waajib maaha.
  • 28:34 - 28:37
    Qolo kalena waxay yiraahdeen:- Sakadu waa waajib.
  • 28:37 - 28:42
    Haa, annaguna waan aqbalnay tan, laakiin waxaan Zakadayada siin jirnay Muxammad (SCW),
  • 28:42 - 28:46
    Muxammad (scw) wuu dhintay, sakadii way dhammaatay, hadda ka dib cidna sako siin mayno.
  • 28:46 - 28:48
    Xataa waxay yiraahdeen, waxaan haynaa cadeymo arrintan ku saabsan.
  • 28:48 - 28:49
    Waa maxay?
  • 28:49 - 28:50
    Ilaahay (c.w) wuxuu ku yidhi Nabiga (scw)
  • 28:50 - 28:55
    خذ من أموالهم صدقة تطهرهم وتزكيهم بها
  • 28:55 - 28:57
    “Sadaqada ka qaad hantidooda.
  • 28:57 - 29:00
  • 29:00 - 29:02
  • 29:02 - 29:04
  • 29:04 - 29:05
  • 29:05 - 29:06
  • 29:06 - 29:08
  • 29:08 - 29:10
  • 29:10 - 29:12
  • 29:12 - 29:16
  • 29:16 - 29:19
  • 29:20 - 29:24
  • 29:25 - 29:28
  • 29:28 - 29:30
  • 29:30 - 29:32
  • 29:32 - 29:35
  • 29:35 - 29:37
  • 29:37 - 29:39
  • 29:39 - 29:43
  • 29:43 - 29:46
  • 29:46 - 29:49
  • 29:50 - 29:52
  • 29:52 - 29:54
  • 29:54 - 29:58
  • 29:58 - 30:00
  • 30:00 - 30:02
  • 30:02 - 30:04
  • 30:04 - 30:09
  • 30:09 - 30:11
  • 30:11 - 30:13
  • 30:13 - 30:16
  • 30:16 - 30:18
  • 30:18 - 30:20
  • 30:20 - 30:22
  • 30:23 - 30:26
  • 30:26 - 30:28
  • 30:28 - 30:32
  • 30:32 - 30:34
  • 30:34 - 30:39
  • 30:40 - 30:42
  • 30:42 - 30:48
  • 30:48 - 30:52
  • 30:52 - 30:54
  • 30:55 - 30:57
  • 30:57 - 31:02
  • 31:02 - 31:06
  • 31:06 - 31:08
  • 31:08 - 31:11
  • 31:11 - 31:13
  • 31:13 - 31:17
  • 31:17 - 31:22
  • 31:22 - 31:25
  • 31:25 - 31:27
  • 31:27 - 31:28
  • 31:28 - 31:31
  • 31:31 - 31:34
  • 31:34 - 31:36
  • 31:36 - 31:38
  • 31:38 - 31:40
  • 31:40 - 31:41
  • 31:41 - 31:43
  • 31:43 - 31:44
  • 31:44 - 31:45
  • 31:45 - 31:48
  • 31:48 - 31:49
  • 31:49 - 31:51
  • 31:52 - 31:55
  • 31:55 - 31:58
  • 31:58 - 32:01
  • 32:01 - 32:03
  • 32:03 - 32:05
  • 32:05 - 32:08
  • 32:08 - 32:09
  • 32:10 - 32:11
  • 32:12 - 32:15
  • 32:15 - 32:17
  • 32:17 - 32:19
  • 32:19 - 32:22
  • 32:22 - 32:25
  • 32:25 - 32:28
  • 32:28 - 32:32
  • 32:32 - 32:33
  • 32:34 - 32:35
  • 32:35 - 32:38
  • 32:39 - 32:41
  • 32:41 - 32:43
  • 32:44 - 32:45
  • 32:45 - 32:47
  • 32:47 - 32:49
  • 32:49 - 32:54
  • 32:54 - 32:57
  • 32:57 - 32:59
  • 32:59 - 33:02
  • 33:02 - 33:05
  • 33:05 - 33:07
  • 33:07 - 33:10
  • 33:10 - 33:14
  • 33:14 - 33:16
  • 33:16 - 33:19
  • 33:19 - 33:21
  • 33:21 - 33:23
  • 33:23 - 33:27
  • 33:27 - 33:30
  • 33:30 - 33:34
  • 33:34 - 33:37
  • 33:37 - 33:41
  • 33:41 - 33:45
  • 33:45 - 33:47
  • 33:47 - 33:51
  • 33:51 - 33:54
  • 33:54 - 33:57
  • 33:57 - 33:58
  • 33:59 - 34:02
  • 34:03 - 34:07
  • 34:07 - 34:08
  • 34:08 - 34:12
  • 34:12 - 34:17
  • 34:17 - 34:19
  • 34:19 - 34:21
  • 34:22 - 34:26
  • 34:26 - 34:27
  • 34:27 - 34:27
  • 34:27 - 34:29
  • 34:29 - 34:31
  • 34:32 - 34:34
  • 34:34 - 34:38
  • 34:39 - 34:41
  • 34:42 - 34:46
  • 34:46 - 34:48
  • 34:48 - 34:50
  • 34:50 - 34:51
  • 34:51 - 34:54
  • 34:54 - 34:56
  • 34:57 - 35:00
  • 35:00 - 35:05
  • 35:05 - 35:06
  • 35:07 - 35:11
  • 35:11 - 35:14
  • 35:14 - 35:18
  • 35:18 - 35:22
  • 35:22 - 35:25
  • 35:26 - 35:27
  • 35:27 - 35:32
  • 35:32 - 35:33
  • 35:33 - 35:36
  • 35:36 - 35:39
  • 35:39 - 35:42
  • 35:42 - 35:43
  • 35:43 - 35:45
  • 35:45 - 35:50
  • 35:50 - 35:54
  • 35:54 - 35:55
  • 35:55 - 35:58
  • 35:58 - 36:01
  • 36:01 - 36:02
  • 36:03 - 36:05
  • 36:05 - 36:07
  • 36:07 - 36:11
  • 36:11 - 36:13
  • 36:13 - 36:16
  • 36:16 - 36:21
  • 36:22 - 36:26
  • 36:26 - 36:28
  • 36:28 - 36:31
  • 36:32 - 36:38
  • 36:38 - 36:40
  • 36:40 - 36:43
  • 36:43 - 36:45
  • 36:45 - 36:49
  • 36:49 - 36:51
  • 36:51 - 36:53
  • 36:54 - 36:57
  • 36:57 - 37:00
  • 37:01 - 37:03
  • 37:04 - 37:07
  • 37:07 - 37:09
  • 37:09 - 37:11
  • 37:11 - 37:13
  • 37:13 - 37:18
  • 37:18 - 37:23
  • 37:23 - 37:26
  • 37:26 - 37:27
  • 37:27 - 37:29
  • 37:29 - 37:32
  • 37:32 - 37:35
  • 37:35 - 37:38
  • 37:38 - 37:42
  • 37:42 - 37:43
  • 37:43 - 37:44
  • 37:44 - 37:52
  • 37:53 - 37:57
  • 37:58 - 38:01
  • 38:01 - 38:04
  • 38:05 - 38:08
  • 38:08 - 38:10
  • 38:10 - 38:13
  • 38:13 - 38:16
  • 38:16 - 38:21
  • 38:21 - 38:25
  • 38:25 - 38:26
  • 38:26 - 38:31
  • 38:31 - 38:31
  • 38:31 - 38:37
  • 38:37 - 38:42
  • 38:42 - 38:43
  • 38:43 - 38:48
  • 38:48 - 38:51
  • 38:51 - 38:54
  • 38:54 - 38:56
  • 38:56 - 38:59
  • 38:59 - 39:02
  • 39:02 - 39:04
  • 39:04 - 39:07
  • 39:08 - 39:09
  • 39:09 - 39:10
  • 39:11 - 39:14
  • 39:14 - 39:17
  • 39:18 - 39:20
  • 39:21 - 39:22
  • 39:23 - 39:24
  • 39:25 - 39:27
  • 39:28 - 39:32
  • 39:33 - 39:34
  • 39:35 - 39:36
  • 39:36 - 39:37
  • 39:38 - 39:40
  • 39:40 - 39:42
  • 39:42 - 39:43
  • 39:43 - 39:46
  • 39:46 - 39:49
  • 39:49 - 39:51
  • 39:51 - 39:53
  • 39:54 - 39:56
  • 39:56 - 39:58
  • 39:59 - 40:01
  • 40:01 - 40:06
  • 40:06 - 40:09
  • 40:09 - 40:11
  • 40:11 - 40:12
  • 40:13 - 40:15
  • 40:15 - 40:18
  • 40:18 - 40:21
  • 40:21 - 40:23
  • 40:23 - 40:25
  • 40:25 - 40:28
  • 40:29 - 40:31
  • 40:31 - 40:32
  • 40:32 - 40:35
  • 40:35 - 40:37
  • 40:37 - 40:40
  • 40:40 - 40:41
  • 40:42 - 40:43
  • 40:43 - 40:46
  • 40:46 - 40:48
  • 40:48 - 40:50
  • 40:50 - 40:52
  • 40:52 - 40:53
  • 40:53 - 40:54
  • 40:54 - 40:56
  • 40:56 - 40:59
  • 40:59 - 41:04
  • 41:04 - 41:10
  • 41:10 - 41:13
  • 41:14 - 41:15
  • 41:15 - 41:18
  • 41:18 - 41:21
  • 41:21 - 41:26
  • 41:26 - 41:28
  • 41:28 - 41:30
  • 41:30 - 41:33
  • 41:33 - 41:36
  • 41:36 - 41:37
  • 41:37 - 41:39
  • 41:39 - 41:41
  • 41:41 - 41:43
  • 41:43 - 41:44
  • 41:44 - 41:47
  • 41:47 - 41:51
  • 41:51 - 41:57
  • 42:17 - 42:18
  • 42:18 - 42:20
  • 42:20 - 42:24
  • 42:25 - 42:27
  • 42:28 - 42:32
  • 42:32 - 42:39
  • 42:40 - 42:44
  • 42:44 - 42:48
  • 42:49 - 42:55
  • 42:55 - 42:57
  • 42:57 - 42:59
  • 42:59 - 43:04
  • 43:04 - 43:06
  • 43:06 - 43:09
  • 43:09 - 43:12
  • 43:12 - 43:13
  • 43:13 - 43:16
  • 43:16 - 43:17
  • 43:17 - 43:25
  • 43:25 - 43:28
  • 43:29 - 43:34
  • 43:34 - 43:36
  • 43:36 - 43:39
  • 43:39 - 43:42
  • 43:42 - 43:45
  • 43:45 - 43:49
  • 43:49 - 43:50
  • 43:50 - 43:51
  • 43:51 - 43:54
  • 43:54 - 43:55
  • 43:56 - 43:58
  • 43:58 - 44:02
  • 44:02 - 44:04
  • 44:05 - 44:10
  • 44:10 - 44:14
  • 44:15 - 44:18
  • 44:19 - 44:22
  • 44:22 - 44:24
  • 44:24 - 44:28
  • 44:28 - 44:31
  • 44:31 - 44:37
  • 44:37 - 44:39
  • 44:39 - 44:43
  • 44:43 - 44:44
  • 44:44 - 44:48
  • 44:49 - 44:51
  • 44:52 - 44:54
  • 44:55 - 44:59
  • 45:00 - 45:02
  • 45:03 - 45:05
  • 45:06 - 45:07
  • 45:07 - 45:08
  • 45:08 - 45:09
  • 45:09 - 45:10
  • 45:10 - 45:12
  • 45:12 - 45:15
  • 45:15 - 45:18
  • 45:18 - 45:22
  • 45:22 - 45:25
  • 45:25 - 45:27
  • 45:27 - 45:29
  • 45:30 - 45:34
  • 45:35 - 45:37
  • 45:37 - 45:39
  • 45:39 - 45:40
  • 45:40 - 45:42
  • 45:42 - 45:44
  • 45:44 - 45:47
  • 45:47 - 45:49
  • 45:49 - 45:52
  • 45:52 - 45:56
  • 45:56 - 45:57
  • 45:57 - 46:03
  • 46:03 - 46:07
  • 46:07 - 46:08
  • 46:08 - 46:12
  • 46:12 - 46:15
  • 46:15 - 46:18
  • 46:18 - 46:20
  • 46:20 - 46:24
  • 46:25 - 46:28
  • 46:28 - 46:30
  • 46:30 - 46:33
  • 46:33 - 46:36
  • 46:36 - 46:41
  • 46:41 - 46:44
  • 46:44 - 46:45
  • 46:45 - 46:48
  • 46:49 - 46:52
  • 46:52 - 46:55
  • 46:55 - 46:58
  • 46:58 - 47:02
  • 47:02 - 47:04
  • 47:04 - 47:07
  • 47:07 - 47:11
  • 47:11 - 47:12
  • 47:12 - 47:16
  • 47:17 - 47:18
  • 47:20 - 47:23
  • 47:24 - 47:25
  • 47:26 - 47:28
  • 47:28 - 47:30
  • 47:31 - 47:33
  • 47:34 - 47:36
  • 47:37 - 47:39
  • 47:39 - 47:41
  • 47:41 - 47:43
  • 47:43 - 47:46
  • 47:46 - 47:48
  • 47:48 - 47:52
  • 47:52 - 47:55
  • 47:55 - 47:58
  • 47:58 - 47:59
  • 48:00 - 48:01
  • 48:01 - 48:03
  • 48:03 - 48:06
  • 48:07 - 48:09
  • 48:10 - 48:13
  • 48:13 - 48:14
  • 48:14 - 48:16
  • 48:16 - 48:17
  • 48:17 - 48:22
  • 48:22 - 48:24
  • 48:25 - 48:27
  • 48:27 - 48:30
  • 48:30 - 48:32
  • 48:33 - 48:35
  • 48:35 - 48:37
  • 48:37 - 48:41
  • 48:41 - 48:45
  • 48:47 - 48:52
  • 48:52 - 48:58
  • 48:59 - 49:01
  • 49:01 - 49:06
  • 49:06 - 49:12
  • 49:12 - 49:14
  • 49:14 - 49:15
  • 49:15 - 49:21
  • 49:21 - 49:24
  • 49:24 - 49:27
  • 49:27 - 49:29
  • 49:29 - 49:31
  • 49:31 - 49:33
  • 49:33 - 49:36
  • 49:37 - 49:39
  • 49:39 - 49:43
  • 49:43 - 49:45
  • 49:45 - 49:48
  • 49:48 - 49:52
  • 49:52 - 49:55
  • 49:55 - 49:57
  • 49:57 - 50:00
  • 50:00 - 50:04
  • 50:04 - 50:06
  • 50:06 - 50:09
  • 50:09 - 50:10
  • 50:10 - 50:12
  • 50:12 - 50:13
  • 50:13 - 50:15
  • 50:16 - 50:18
  • 50:19 - 50:24
  • 50:24 - 50:29
  • 50:29 - 50:30
  • 50:30 - 50:31
  • 50:31 - 50:34
  • 50:34 - 50:38
  • 50:38 - 50:40
  • 50:40 - 50:42
  • 50:42 - 50:44
  • 50:44 - 50:47
  • 50:47 - 50:50
  • 50:50 - 50:52
  • 50:52 - 50:54
  • 50:54 - 50:56
  • 50:56 - 51:01
  • 51:01 - 51:05
  • 51:05 - 51:08
  • 51:08 - 51:08
  • 51:08 - 51:10
  • 51:11 - 51:16
  • 51:16 - 51:17
  • 51:18 - 51:20
  • 51:20 - 51:24
  • 51:24 - 51:28
  • 51:28 - 51:31
  • 51:31 - 51:34
  • 51:34 - 51:35
  • 51:35 - 51:37
  • 51:37 - 51:41
  • 51:41 - 51:42
  • 51:42 - 51:45
  • 51:45 - 51:46
  • 51:46 - 51:47
  • 51:47 - 51:49
  • 51:50 - 51:52
  • 51:52 - 51:57
  • 51:57 - 51:59
  • 51:59 - 52:04
  • 52:05 - 52:07
  • 52:07 - 52:10
  • 52:10 - 52:11
  • 52:11 - 52:15
  • 52:16 - 52:20
  • 52:20 - 52:22
  • 52:22 - 52:25
  • 52:25 - 52:27
  • 52:27 - 52:31
  • 52:31 - 52:34
  • 52:34 - 52:37
  • 52:37 - 52:40
  • 52:40 - 52:46
  • 52:46 - 52:48
  • 52:48 - 52:51
  • 52:51 - 52:54
  • 52:54 - 52:56
  • 52:56 - 52:57
  • 52:58 - 53:00
  • 53:00 - 53:07
  • 53:07 - 53:09
  • 53:09 - 53:16
  • 53:16 - 53:18
  • 53:18 - 53:21
  • 53:21 - 53:25
  • 53:25 - 53:28
  • 53:28 - 53:30
  • 53:30 - 53:35
  • 53:35 - 53:37
  • 53:37 - 53:41
  • 53:41 - 53:42
  • 53:42 - 53:44
  • 53:44 - 53:46
  • 53:46 - 53:49
  • 53:49 - 53:51
  • 53:51 - 53:52
  • 53:52 - 53:54
  • 53:54 - 53:56
  • 53:57 - 54:01
  • 54:01 - 54:05
  • 54:05 - 54:08
  • 54:09 - 54:11
  • 54:11 - 54:12
  • 54:12 - 54:15
  • 54:15 - 54:19
  • 54:19 - 54:21
  • 54:21 - 54:23
  • 54:23 - 54:25
  • 54:25 - 54:28
  • 54:28 - 54:32
  • 54:32 - 54:35
  • 54:35 - 54:38
  • 54:38 - 54:40
  • 54:40 - 54:43
  • 54:43 - 54:45
  • 54:46 - 54:48
  • 54:48 - 54:51
  • 54:51 - 54:53
  • 54:53 - 54:56
  • 54:56 - 54:58
  • 54:58 - 55:04
  • 55:04 - 55:09
  • 55:09 - 55:13
  • 55:13 - 55:16
  • 55:16 - 55:20
  • 55:20 - 55:24
  • 55:24 - 55:26
  • 55:26 - 55:30
  • 55:30 - 55:36
  • 55:36 - 55:38
  • 55:38 - 55:41
  • 55:41 - 55:44
  • 55:44 - 55:47
  • 55:47 - 55:50
  • 55:50 - 55:53
  • 55:53 - 55:56
Title:
Tevhid Nimetini Korumanın Önemi | Tevhid Müdafaası 1 | Halis Hoca (Ebu Hanzala)
Description:

more » « less
Video Language:
Turkish
Duration:
56:03

Somali subtitles

Revisions Compare revisions