YouTube

Hai un account Youtube?

Sperimentale: autorizzi l'inserimento di sottotitoli originali e tradotti creati dagli spettatori nel suo canale YouTube!

Somali sottotitoli

← NatureNow: Greta Thunberg and George Monbiot make short film on the climate crisis

Ottieni il codice di inserimento
64 Lingue

Sottotitoli tradotti da Inglese Mostrare Revisione 1 creata 01/02/2020 da TWB.

  1. Tani Ma aha cayaar
  2. Magacaygu waa Greta Thungerg
  3. Waxaan kunoolnahay bilowga ciribtirmid aad uweyn
  4. Cimiladaanu Waa burburaysaa
  5. Caruurta aniga oo kale ah waxa ay joojinayaan waxbarashada si ay u mudaharaadaan
  6. Laakiin wali waan hagaajin karnaa tan
  7. Adiguba wali waad hagaajin kartaa tan
  8. Si'aan u badbaadno waxaan ubaahanahay inaan joojinno gubidda haraaga shidaalka, laakiin kuma filna tanoo kaliya
  9. Xal badan ayaa laga wada hadlay laakin kawaran xal kuhaboon horteenna
  10. ?
  11. Waxaan u daynayaa saaxiibkey George si uu inoogu sharaxo
  12. Waxaa jira mashiin cajiib ah kaasoo hawada kasoo nuuga kaarboonka,
  13. wuxuu kufadhiyaa qiime yar isna dhisaya
  14. iskiisa
  15. Waxaa lagu magacaabaa Geed
  16. Geedku waa tusaalaha xalka cimilada dabiiciga ah
  17. dhir xeebeedka, dhirta biyaha kadhexbada, kaymaha, dhirta haraha,
  18. sagxadda badda, dhirta badda, dhir wabiyeedka, shacaabiga badda, iyagu
  19. waxay hawada kasaaraan kaarboonka oo meel kuxiraan
  20. Dabiiciga ayaa ah qalab aan u isticmaali karno inaan ku hagaajino cimiladeenna burburay
  21. Xalkaan dabiiciga ee cimilada waxey sameyn karaan isbadal wayn
  22. Wey wanaagsantahay, sax?
  23. laakiin waa kaliya hadii aynu xitaa katagno haraaga noolaha dhinta ee dhulka dhexdiisa
  24. Waatan qeybta daran...hadda waan iska indhatireynaa
  25. Waxaan ku bixinaa kun jeer in kabadan lacagaha kabista shidaalka adduunka marka loo eego kuwa ku saleysan
  26. xalka dabiiciga
  27. Xalka cimilada dabiiciga ahi waxay helayaan 2%
  28. dhammaan lacagaha loo adeegsado wax ka qabashada burburka cimilada.
  29. Tani waa lacagtaadii, waa cashuurahaagii iyo keydkaagii
  30. Xitaa wey kasii dartay hadda halka aan ugu baahi badannahay dabiiciga
  31. waxaan u burburinaa si ka dhakhso badan abid.
  32. Maalin walba waxaa dabar go'aya ilaa 200 oo nooc oo noole ah
  33. Badi Barafkii cirifyada waa tagay
  34. badi xayawaankii duurjoogta ahaa waa tageen
  35. badi ciideenii waa guurtay
  36. Hadaba Maxay tahay inaan samayno?
  37. Maxay tahay inaad adigu samayso?
  38. Waa arin... waxaan ubaahannahay inaan ilaalino, soo celinno oo aa maalgaliino
  39. Ilaali.
  40. Kaymaha dhulka-kuleylaha waa lajaray
  41. qiime ahaan 30 garoon kubadeed daqiiqaddiiba
  42. Marka dabiicigu wax muhiim ah inoo hayo, waa inaan ilaalinnaa.
  43. Soo celi.
  44. Inta badan Meeraheena waa la burburiyay
  45. lakiin dabiicigu dib ayuu usoo dhalankaraa
  46. waana ka caawin karnaa deegaanada iney dib usoo noqddaan
  47. Maalgali.
  48. Waxaan ubaahannahay inaan joojinno maalgalinta waxyaabaha burburinaya dabiiciga
  49. oo aan ku bixinnaa Waxyaabaha caawinaya iyaga.
  50. Taas waa mid fudud
  51. Ilaali, sooceli, maalgali
  52. Tani waxay ka dhici kartaa meel walba
  53. Dad badan baa horeba ubilaabay isticmaalka xalka dabiiciga ee cimilada
  54. Waxaan ubaahanahay inaan kuqabano si baaxad leh
  55. Qayb baad ka noqon kartaa tan.
  56. Ucodee dadka difaaca Dabiiciga
  57. Baahi muuqaalkan
  58. Kahadal wax kusaabsan tan
  59. Dhamaan daafaha caalamka waxaa jira dhaqdhaqaaqyo cajiib ah oo loogu dagaalamayo dabiiciga
  60. Kubiir
  61. Wax walba qiimo ayey leeyihiin
  62. Wixii aad samaysana qiimo ayey leeyihiin