NatureNow: Greta Thunberg and George Monbiot make short film on the climate crisis
-
0:02 - 0:04Tani Ma aha cayaar
-
0:04 - 0:07Magacaygu waa Greta Thungerg
-
0:07 - 0:10Waxaan kunoolnahay bilowga ciribtirmid aad uweyn
-
0:11 - 0:14Cimiladaanu Waa burburaysaa
-
0:14 - 0:18Caruurta aniga oo kale ah waxa ay joojinayaan waxbarashada si ay u mudaharaadaan
-
0:19 - 0:21Laakiin wali waan hagaajin karnaa tan
-
0:21 - 0:23Adiguba wali waad hagaajin kartaa tan
-
0:23 - 0:27Si'aan u badbaadno waxaan ubaahanahay inaan joojinno gubidda haraaga shidaalka, laakiin kuma filna tanoo kaliya
-
0:27 - 0:30Xal badan ayaa laga wada hadlay laakin kawaran xal kuhaboon horteenna
-
0:30 - 0:33?
-
0:33 - 0:35Waxaan u daynayaa saaxiibkey George si uu inoogu sharaxo
-
0:36 - 0:38Waxaa jira mashiin cajiib ah kaasoo hawada kasoo nuuga kaarboonka,
-
0:38 - 0:43wuxuu kufadhiyaa qiime yar isna dhisaya
-
0:43 - 0:44iskiisa
-
0:44 - 0:46Waxaa lagu magacaabaa Geed
-
0:47 - 0:48Geedku waa tusaalaha xalka cimilada dabiiciga ah
-
0:48 - 0:49dhir xeebeedka, dhirta biyaha kadhexbada, kaymaha, dhirta haraha,
-
0:49 - 0:54sagxadda badda, dhirta badda, dhir wabiyeedka, shacaabiga badda, iyagu
-
0:54 - 0:57waxay hawada kasaaraan kaarboonka oo meel kuxiraan
-
0:57 - 0:59Dabiiciga ayaa ah qalab aan u isticmaali karno inaan ku hagaajino cimiladeenna burburay
-
0:59 - 1:03Xalkaan dabiiciga ee cimilada waxey sameyn karaan isbadal wayn
-
1:03 - 1:08Wey wanaagsantahay, sax?
-
1:09 - 1:12laakiin waa kaliya hadii aynu xitaa katagno haraaga noolaha dhinta ee dhulka dhexdiisa
-
1:12 - 1:14Waatan qeybta daran...hadda waan iska indhatireynaa
-
1:14 - 1:18Waxaan ku bixinaa kun jeer in kabadan lacagaha kabista shidaalka adduunka marka loo eego kuwa ku saleysan
-
1:20 - 1:22xalka dabiiciga
-
1:22 - 1:24Xalka cimilada dabiiciga ahi waxay helayaan 2%
-
1:26 - 1:31dhammaan lacagaha loo adeegsado wax ka qabashada burburka cimilada.
-
1:31 - 1:33
-
1:33 - 1:35Tani waa lacagtaadii, waa cashuurahaagii iyo keydkaagii
-
1:35 - 1:39Xitaa wey kasii dartay hadda halka aan ugu baahi badannahay dabiiciga
-
1:39 - 1:41waxaan u burburinaa si ka dhakhso badan abid.
-
1:41 - 1:43Maalin walba waxaa dabar go'aya ilaa 200 oo nooc oo noole ah
-
1:44 - 1:45Badi Barafkii cirifyada waa tagay
-
1:45 - 1:47badi xayawaankii duurjoogta ahaa waa tageen
-
1:47 - 1:50badi ciideenii waa guurtay
-
1:50 - 1:54Hadaba Maxay tahay inaan samayno?
-
1:54 - 1:57Maxay tahay inaad adigu samayso?
-
1:57 - 1:59Waa arin... waxaan ubaahannahay inaan ilaalino, soo celinno oo aa maalgaliino
-
1:59 - 2:01Ilaali.
-
2:01 - 2:03Kaymaha dhulka-kuleylaha waa lajaray
-
2:03 - 2:04qiime ahaan 30 garoon kubadeed daqiiqaddiiba
-
2:04 - 2:05Marka dabiicigu wax muhiim ah inoo hayo, waa inaan ilaalinnaa.
-
2:05 - 2:06Soo celi.
-
2:06 - 2:07Inta badan Meeraheena waa la burburiyay
-
2:07 - 2:09lakiin dabiicigu dib ayuu usoo dhalankaraa
-
2:09 - 2:10waana ka caawin karnaa deegaanada iney dib usoo noqddaan
-
2:10 - 2:11Maalgali.
-
2:11 - 2:13Waxaan ubaahannahay inaan joojinno maalgalinta waxyaabaha burburinaya dabiiciga
-
2:13 - 2:16oo aan ku bixinnaa Waxyaabaha caawinaya iyaga.
-
2:16 - 2:19Taas waa mid fudud
-
2:19 - 2:21Ilaali, sooceli, maalgali
-
2:21 - 2:22Tani waxay ka dhici kartaa meel walba
-
2:22 - 2:25Dad badan baa horeba ubilaabay isticmaalka xalka dabiiciga ee cimilada
-
2:25 - 2:27Waxaan ubaahanahay inaan kuqabano si baaxad leh
-
2:27 - 2:30Qayb baad ka noqon kartaa tan.
-
2:31 - 2:32Ucodee dadka difaaca Dabiiciga
-
2:33 - 2:36Baahi muuqaalkan
-
2:36 - 2:38Kahadal wax kusaabsan tan
-
2:39 - 2:41Dhamaan daafaha caalamka waxaa jira dhaqdhaqaaqyo cajiib ah oo loogu dagaalamayo dabiiciga
-
2:41 - 2:42Kubiir
-
2:42 - 2:43Wax walba qiimo ayey leeyihiin
-
2:43 - 2:44Wixii aad samaysana qiimo ayey leeyihiin
- Title:
- NatureNow: Greta Thunberg and George Monbiot make short film on the climate crisis
- Description:
-
Environmental activists Greta Thunberg and George Monbiot have helped produce a short film highlighting the need to protect, restore and use nature to tackle the climate crisis.
Living ecosystems like forests, mangroves, swamps and seabeds can pull enormous quantities of carbon from the air and store them safely, but natural climate solutions currently receive only 2% of the funding spent on cutting emissions.
The film’s director, Tom Mustill of Gripping Films, said: 'We tried to make the film have the tiniest environmental impact possible. We took trains to Sweden to interview Greta, charged our hybrid car at George’s house, used green energy to power the edit and recycled archive footage rather than shooting new.'
#naturenow #climatecrisis #gretathunberg
CREDITS
Narrators: Greta Thunberg & George Monbiot
Director: Tom Mustill
Producer: Triangle Monday
DoP & Editor: Fergus Dingle
Sound: Shaman Media
GFX: Paraic Mcgloughlin
Online: Bram De Jonghe
Picture Post: Special Treats Productions
Mix: Mcasso Music
Audio Post: Tom Martin
NCS Guidance: Charlie Lat
Music: Rone / InFiné MusicThe Independent film by Gripping Films(Tom Mustill) was supported by:
Conservation International
Food and Land Use Coalition
Gower StWith guidance from
Nature4ClimateNatural Climate Solutions
www.grippingfilms.com
FIND OUT MORE:
#naturenow
www.naturalclimate.solutions - Video Language:
- English
- Team:
- Amplifying Voices
- Project:
- Environment and Climate Change
- Duration:
- 03:41