WEBVTT 00:00:00.418 --> 00:00:12.533 Ka soo qaad inaan haysano isle'egta toddoba lagu dhuftay x waxay le'egtahay afar iyo toban 00:00:12.533 --> 00:00:15.867 Haddaba ka hor inta aanan isku dayin furfurka isle'egta 00:00:15.867 --> 00:00:19.737 Waxa aan rabo inaan sameeyo waa ka fakirka micnaha isle'egta 00:00:19.737 --> 00:00:22.430 Toddoba x waxay le'egtahay afar iyo toban 00:00:22.430 --> 00:00:39.427 Tani waxay la mid tahay adiga oo yiri toddoba lagu dhuftay x 00:00:39.427 --> 00:00:43.533 Haatan waxaa suurtagal ah inaad maskaxda ku xallisid 00:00:43.533 --> 00:00:45.743 Waxaad adeegasan kartaa jedwelka isku dhufashada ee 7 00:00:45.743 --> 00:00:48.762 Waxaad oran kartaa 7 lagu dhuftay 1 waxay le'egtahay 7, marka taasi ma shaqaynayso 00:00:48.762 --> 00:00:54.010 7 lagu dhuftay 2 waxay le'egtahay 14, marka 2 waa ku habboon tahay halkan 00:00:54.010 --> 00:00:56.424 Marka waxaa si dhakhso ah kuu suurtagal ah inaad hesho xalka 00:00:56.424 --> 00:00:59.257 Waxaad si dhakhso ah oran kartaa , adiga oo tijaabinaya tirooyin kala duwan, 00:00:59.257 --> 00:01:01.394 xalku wuxuu noqon doonaa 2 00:01:01.394 --> 00:01:03.716 Hase yeeshee waxa aynu rabno inaynu ku sameyno fiidyowgan waa 00:01:03.716 --> 00:01:05.666 sidee u sameynaa xal ku salaysan habdhis 00:01:05.666 --> 00:01:08.267 Maadaama aynu ogaan doono in marba marka ay isle'egahani 00:01:08.267 --> 00:01:10.728 kasii dhib bataan, suurtagal kuu noqon mayso 00:01:10.728 --> 00:01:12.586 inaad ka fakarto oo keliyo adigoo maskaxda ku sameynaya 00:01:12.586 --> 00:01:15.418 Marka waxaa dhab ahaanti muhiim ah inaad fahamto 00:01:15.418 --> 00:01:16.733 sida aad uga shaqayn lahayd isle'egahan, waxase ka sii muhiimsan 00:01:16.733 --> 00:01:18.251 inaad fahamto waxay u taagan yihiin. 00:01:18.251 --> 00:01:21.920 Tani waxay si toos ah u sheegaysaa in 7 lagu dhuftay x le'egtahay 14. 00:01:21.920 --> 00:01:24.753 Ma qorno calaamadda isku dhufashada markaynu qorayno aljebrada 00:01:26.588 --> 00:01:28.422 Marka aad qortid laba tiro oo isku xiga ama tiro iyo 00:01:28.422 --> 00:01:30.419 doorssome isku xiga sida 7x, taas micneheedu waa adiga oo 00:01:30.419 --> 00:01:32.090 isku dhufunaya