[Script Info] Title: [Events] Format: Layer, Start, End, Style, Name, MarginL, MarginR, MarginV, Effect, Text Dialogue: 0,0:00:00.42,0:00:12.53,Default,,0000,0000,0000,,Ka soo qaad inaan haysano isle'egta toddoba lagu dhuftay x waxay le'egtahay afar iyo toban Dialogue: 0,0:00:12.53,0:00:15.87,Default,,0000,0000,0000,,Haddaba ka hor inta aanan isku dayin furfurka isle'egta Dialogue: 0,0:00:15.87,0:00:19.74,Default,,0000,0000,0000,,Waxa aan rabo inaan sameeyo waa ka fakirka micnaha isle'egta Dialogue: 0,0:00:19.74,0:00:22.43,Default,,0000,0000,0000,,Toddoba x waxay le'egtahay afar iyo toban Dialogue: 0,0:00:22.43,0:00:39.43,Default,,0000,0000,0000,,Tani waxay la mid tahay adiga oo yiri toddoba lagu dhuftay x Dialogue: 0,0:00:39.43,0:00:43.53,Default,,0000,0000,0000,,Haatan waxaa suurtagal ah inaad maskaxda ku xallisid Dialogue: 0,0:00:43.53,0:00:45.74,Default,,0000,0000,0000,,Waxaad adeegasan kartaa jedwelka isku dhufashada ee 7 Dialogue: 0,0:00:45.74,0:00:48.76,Default,,0000,0000,0000,,Waxaad oran kartaa 7 lagu dhuftay 1 waxay le'egtahay 7, marka taasi ma shaqaynayso Dialogue: 0,0:00:48.76,0:00:54.01,Default,,0000,0000,0000,,7 lagu dhuftay 2 waxay le'egtahay 14, marka 2 waa ku habboon tahay halkan Dialogue: 0,0:00:54.01,0:00:56.42,Default,,0000,0000,0000,,Marka waxaa si dhakhso ah kuu suurtagal ah inaad hesho xalka Dialogue: 0,0:00:56.42,0:00:59.26,Default,,0000,0000,0000,,Waxaad si dhakhso ah oran kartaa , adiga oo tijaabinaya tirooyin kala duwan, Dialogue: 0,0:00:59.26,0:01:01.39,Default,,0000,0000,0000,,xalku wuxuu noqon doonaa 2 Dialogue: 0,0:01:01.39,0:01:03.72,Default,,0000,0000,0000,,Hase yeeshee waxa aynu rabno inaynu ku sameyno fiidyowgan waa Dialogue: 0,0:01:03.72,0:01:05.67,Default,,0000,0000,0000,,sidee u sameynaa xal ku salaysan habdhis Dialogue: 0,0:01:05.67,0:01:08.27,Default,,0000,0000,0000,,Maadaama aynu ogaan doono in marba marka ay isle'egahani Dialogue: 0,0:01:08.27,0:01:10.73,Default,,0000,0000,0000,,kasii dhib bataan, suurtagal kuu noqon mayso Dialogue: 0,0:01:10.73,0:01:12.59,Default,,0000,0000,0000,,inaad ka fakarto oo keliyo adigoo maskaxda ku sameynaya Dialogue: 0,0:01:12.59,0:01:15.42,Default,,0000,0000,0000,,Marka waxaa dhab ahaanti muhiim ah inaad fahamto Dialogue: 0,0:01:15.42,0:01:16.73,Default,,0000,0000,0000,,sida aad uga shaqayn lahayd isle'egahan, waxase ka sii muhiimsan Dialogue: 0,0:01:16.73,0:01:18.25,Default,,0000,0000,0000,,inaad fahamto waxay u taagan yihiin. Dialogue: 0,0:01:18.25,0:01:21.92,Default,,0000,0000,0000,,Tani waxay si toos ah u sheegaysaa in 7 lagu dhuftay x le'egtahay 14. Dialogue: 0,0:01:21.92,0:01:24.75,Default,,0000,0000,0000,,Ma qorno calaamadda isku dhufashada markaynu qorayno\Naljebrada Dialogue: 0,0:01:26.59,0:01:28.42,Default,,0000,0000,0000,,Marka aad qortid laba tiro oo isku xiga ama tiro iyo Dialogue: 0,0:01:28.42,0:01:30.42,Default,,0000,0000,0000,,doorssome isku xiga sida 7x, taas micneheedu waa adiga oo Dialogue: 0,0:01:30.42,0:01:32.09,Default,,0000,0000,0000,,isku dhufunaya