1 00:00:00,418 --> 00:00:12,533 Ka soo qaad inaan haysano isle'egta toddoba lagu dhuftay x waxay le'egtahay afar iyo toban 2 00:00:12,533 --> 00:00:15,867 Haddaba ka hor inta aanan isku dayin furfurka isle'egta 3 00:00:15,867 --> 00:00:19,737 Waxa aan rabo inaan sameeyo waa ka fakirka micnaha isle'egta 4 00:00:19,737 --> 00:00:22,430 Toddoba x waxay le'egtahay afar iyo toban 5 00:00:22,430 --> 00:00:39,427 Tani waxay la mid tahay adiga oo yiri toddoba lagu dhuftay x 6 00:00:39,427 --> 00:00:43,533 Haatan waxaa suurtagal ah inaad maskaxda ku xallisid 7 00:00:43,533 --> 00:00:45,743 Waxaad adeegasan kartaa jedwelka isku dhufashada ee 7 8 00:00:45,743 --> 00:00:48,762 Waxaad oran kartaa 7 lagu dhuftay 1 waxay le'egtahay 7, marka taasi ma shaqaynayso 9 00:00:48,762 --> 00:00:54,010 7 lagu dhuftay 2 waxay le'egtahay 14, marka 2 waa ku habboon tahay halkan 10 00:00:54,010 --> 00:00:56,424 Marka waxaa si dhakhso ah kuu suurtagal ah inaad hesho xalka 11 00:00:56,424 --> 00:00:59,257 Waxaad si dhakhso ah oran kartaa , adiga oo tijaabinaya tirooyin kala duwan, 12 00:00:59,257 --> 00:01:01,394 xalku wuxuu noqon doonaa 2 13 00:01:01,394 --> 00:01:03,716 Hase yeeshee waxa aynu rabno inaynu ku sameyno fiidyowgan waa 14 00:01:03,716 --> 00:01:05,666 sidee u sameynaa xal ku salaysan habdhis 15 00:01:05,666 --> 00:01:08,267 Maadaama aynu ogaan doono in marba marka ay isle'egahani 16 00:01:08,267 --> 00:01:10,728 kasii dhib bataan, suurtagal kuu noqon mayso 17 00:01:10,728 --> 00:01:12,586 inaad ka fakarto oo keliyo adigoo maskaxda ku sameynaya 18 00:01:12,586 --> 00:01:15,418 Marka waxaa dhab ahaanti muhiim ah inaad fahamto 19 00:01:15,418 --> 00:01:16,733 sida aad uga shaqayn lahayd isle'egahan, waxase ka sii muhiimsan 20 00:01:16,733 --> 00:01:18,251 inaad fahamto waxay u taagan yihiin. 21 00:01:18,251 --> 00:01:21,920 Tani waxay si toos ah u sheegaysaa in 7 lagu dhuftay x le'egtahay 14. 22 00:01:21,920 --> 00:01:24,753 Ma qorno calaamadda isku dhufashada markaynu qorayno aljebrada 23 00:01:26,588 --> 00:01:28,422 Marka aad qortid laba tiro oo isku xiga ama tiro iyo 24 00:01:28,422 --> 00:01:30,419 doorssome isku xiga sida 7x, taas micneheedu waa adiga oo 25 00:01:30,419 --> 00:01:32,090 isku dhufunaya