WEBVTT 00:00:00.000 --> 00:00:03.000 Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah, 00:00:03.000 --> 00:00:04.000 Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo 00:00:04.000 --> 00:00:07.000 Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran, oo u socda TED, 00:00:07.000 --> 00:00:08.000 Todobo sano ka hor. 00:00:08.000 --> 00:00:09.000 Iyo fadhiga dhinecay ah 00:00:09.000 --> 00:00:13.000 Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah, 00:00:13.000 --> 00:00:15.000 Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah. 00:00:15.000 --> 00:00:18.000 Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso, 00:00:18.000 --> 00:00:19.000 Waxeyna i weydisey su'aal fudud. 00:00:19.000 --> 00:00:21.000 Waxey tiri, "maxaa guul lagu gaaraa"? 00:00:21.000 --> 00:00:23.000 Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey. 00:00:23.000 --> 00:00:25.000 Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican. 00:00:25.000 --> 00:00:28.000 Marka diyaarada ayaan kasoo dagey, TED ayaan imaadey. 00:00:28.000 --> 00:00:31.000 Waxaan ku fikirey, Hoogayey, waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan! 00:00:31.000 --> 00:00:34.000 Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey 00:00:34.000 --> 00:00:36.000 0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer? NOTE Paragraph 00:00:36.000 --> 00:00:40.000 Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa, todobo sano, 500 oo wareysi ka bacdi, 00:00:40.000 --> 00:00:43.000 Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro 00:00:43.000 --> 00:00:45.000 oo ka dhiga kuwa TED'ka sax. 00:00:45.000 --> 00:00:47.000 Midka uga horeeyana waa Dareen. 00:00:47.000 --> 00:00:50.000 Free man Thomas wuxuu yiri, "Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga." 00:00:50.000 --> 00:00:53.000 ReernTED waxey u sameeyaan jecel; ma u sameeyaan lacag awgeed NOTE Paragraph 00:00:53.000 --> 00:00:56.000 Carol Coletta ayaa yiri, "Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa." 00:00:56.000 --> 00:00:58.000 waxa xiisaha leh ayaa ah: 00:00:58.000 --> 00:01:00.000 Hadaad jecel aad u sameyso, lacag ayada aa iska imaaneyso. NOTE Paragraph 00:01:00.000 --> 00:01:04.000 dadaal! Rupert Murdoch ayaa igu yiri , "waxa dhan waa dadaal. 00:01:04.000 --> 00:01:06.000 Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan, laakiin waxaan leeyahay waqti fiican." 00:01:06.000 --> 00:01:10.000 Ma kaftan buu yiri? Rupert? haa! NOTE Paragraph 00:01:10.000 --> 00:01:14.000 dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo 00:01:14.000 --> 00:01:17.000 waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah. NOTE Paragraph 00:01:18.000 --> 00:01:24.000 Good! Alex Garden ayaa yiri, "si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid 00:01:24.000 --> 00:01:25.000 sida aad ugu fiicnaatid." 00:01:25.000 --> 00:01:28.000 Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal, dadaa, dadaal. NOTE Paragraph 00:01:28.000 --> 00:01:31.000 Iyo in aad diirada saartid. Norman Jewison ayaa igu yiri, 00:01:31.000 --> 00:01:34.000 " Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey." NOTE Paragraph 00:01:34.000 --> 00:01:38.000 IIyo riixid! David Gallo ayaa yiri, "naftaada riix. 00:01:38.000 --> 00:01:40.000 Jismi ahaan, masqax ahaan, waad in aad riixdaa, riix, riix." 00:01:40.000 --> 00:01:43.000 Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki. NOTE Paragraph 00:01:43.000 --> 00:01:46.000 Goldie Hawn ayaa tiri," aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan. 00:01:46.000 --> 00:01:48.000 Aniga saas uma fiicneyn; aniga saas uma caqli badneen. 00:01:48.000 --> 00:01:50.000 Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo." NOTE Paragraph 00:01:50.000 --> 00:01:52.000 Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid, 00:01:52.000 --> 00:01:57.000 Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen.(Qosol) 00:01:57.000 --> 00:02:00.000 Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri, 00:02:00.000 --> 00:02:01.000 "hooyadey ayaa i riixi jirtey." NOTE Paragraph 00:02:02.000 --> 00:02:07.000 adeeg! Sherwin Nuland ayaa yiri, "Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar. " NOTE Paragraph 00:02:07.000 --> 00:02:10.000 Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka. 00:02:10.000 --> 00:02:11.000 waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa : 00:02:11.000 --> 00:02:13.000 "Hagaag, si fiican naftaada uma adeegi karto; 00:02:13.000 --> 00:02:15.000 waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah. 00:02:15.000 --> 00:02:18.000 Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan." NOTE Paragraph 00:02:19.000 --> 00:02:23.000 Fikradadha! Bill gates ayaa yiri,," waxaan hayaa fikrad: 00:02:23.000 --> 00:02:26.000 asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer." 00:02:26.000 --> 00:02:28.000 Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan. 00:02:28.000 --> 00:02:31.000 Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad--- 00:02:31.000 --> 00:02:33.000 Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer. 00:02:33.000 --> 00:02:35.000 Waxaana siisaa caddeymo badan. NOTE Paragraph 00:02:35.000 --> 00:02:37.000 Ku adkeysasho! Joe Kraus ayaa yiri, 00:02:37.000 --> 00:02:40.000 "Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul." 00:02:40.000 --> 00:02:44.000 Waa in aad ku adkeysataa guuldarada, waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka! 00:02:44.000 --> 00:02:47.000 Taas oo dhab ahaantii ula micno ah ""Naqdiga, Diidmada, maasuq ah iyo Cadaadiska." 00:02:47.000 --> 00:02:49.000 (Qosol) NOTE Paragraph 00:02:50.000 --> 00:02:54.000 marka waxa weyn-- suaashaan jawaabteeda waa fudeed: 00:02:54.000 --> 00:02:57.000 ama bixi 4,000 oo doolar waxaadna imaadaa TED 00:02:57.000 --> 00:03:00.000 hadii taas aad ku guul dareysitidna, fuli sideedaan sheey-- i aamin 00:03:00.000 --> 00:03:04.000 ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul 00:03:04.000 --> 00:03:06.000 waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan!