[Script Info] Title: [Events] Format: Layer, Start, End, Style, Name, MarginL, MarginR, MarginV, Effect, Text Dialogue: 0,0:00:00.00,0:00:03.00,Default,,0000,0000,0000,,Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah, Dialogue: 0,0:00:03.00,0:00:04.00,Default,,0000,0000,0000,,Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo Dialogue: 0,0:00:04.00,0:00:07.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran, oo u socda TED, Dialogue: 0,0:00:07.00,0:00:08.00,Default,,0000,0000,0000,,Todobo sano ka hor. Dialogue: 0,0:00:08.00,0:00:09.00,Default,,0000,0000,0000,,Iyo fadhiga dhinecay ah Dialogue: 0,0:00:09.00,0:00:13.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah, Dialogue: 0,0:00:13.00,0:00:15.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah. Dialogue: 0,0:00:15.00,0:00:18.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso, Dialogue: 0,0:00:18.00,0:00:19.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxeyna i weydisey su'aal fudud. Dialogue: 0,0:00:19.00,0:00:21.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxey tiri, "maxaa guul lagu gaaraa"? Dialogue: 0,0:00:21.00,0:00:23.00,Default,,0000,0000,0000,,Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey. Dialogue: 0,0:00:23.00,0:00:25.00,Default,,0000,0000,0000,,Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican. Dialogue: 0,0:00:25.00,0:00:28.00,Default,,0000,0000,0000,,Marka diyaarada ayaan kasoo dagey, TED ayaan imaadey. Dialogue: 0,0:00:28.00,0:00:31.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan ku fikirey, Hoogayey, waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan! Dialogue: 0,0:00:31.00,0:00:34.00,Default,,0000,0000,0000,,Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey Dialogue: 0,0:00:34.00,0:00:36.00,Default,,0000,0000,0000,,0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer? Dialogue: 0,0:00:36.00,0:00:40.00,Default,,0000,0000,0000,,Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa, todobo sano, 500 oo wareysi ka bacdi, Dialogue: 0,0:00:40.00,0:00:43.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro Dialogue: 0,0:00:43.00,0:00:45.00,Default,,0000,0000,0000,,oo ka dhiga kuwa TED'ka sax. Dialogue: 0,0:00:45.00,0:00:47.00,Default,,0000,0000,0000,,Midka uga horeeyana waa Dareen. Dialogue: 0,0:00:47.00,0:00:50.00,Default,,0000,0000,0000,,Free man Thomas wuxuu yiri, "Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga." Dialogue: 0,0:00:50.00,0:00:53.00,Default,,0000,0000,0000,,ReernTED waxey u sameeyaan jecel; ma u sameeyaan lacag awgeed Dialogue: 0,0:00:53.00,0:00:56.00,Default,,0000,0000,0000,,Carol Coletta ayaa yiri, "Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa." Dialogue: 0,0:00:56.00,0:00:58.00,Default,,0000,0000,0000,,waxa xiisaha leh ayaa ah: Dialogue: 0,0:00:58.00,0:01:00.00,Default,,0000,0000,0000,,Hadaad jecel aad u sameyso, lacag ayada aa iska imaaneyso. Dialogue: 0,0:01:00.00,0:01:04.00,Default,,0000,0000,0000,,dadaal! Rupert Murdoch ayaa igu yiri , "waxa dhan waa dadaal. Dialogue: 0,0:01:04.00,0:01:06.00,Default,,0000,0000,0000,,Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan, laakiin waxaan leeyahay waqti fiican." Dialogue: 0,0:01:06.00,0:01:10.00,Default,,0000,0000,0000,,Ma kaftan buu yiri? Rupert? haa! Dialogue: 0,0:01:10.00,0:01:14.00,Default,,0000,0000,0000,,dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo Dialogue: 0,0:01:14.00,0:01:17.00,Default,,0000,0000,0000,,waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah. Dialogue: 0,0:01:18.00,0:01:24.00,Default,,0000,0000,0000,,Good! Alex Garden ayaa yiri, "si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid Dialogue: 0,0:01:24.00,0:01:25.00,Default,,0000,0000,0000,,sida aad ugu fiicnaatid." Dialogue: 0,0:01:25.00,0:01:28.00,Default,,0000,0000,0000,,Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal, dadaa, dadaal. Dialogue: 0,0:01:28.00,0:01:31.00,Default,,0000,0000,0000,,Iyo in aad diirada saartid. Norman Jewison ayaa igu yiri, Dialogue: 0,0:01:31.00,0:01:34.00,Default,,0000,0000,0000,," Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey." Dialogue: 0,0:01:34.00,0:01:38.00,Default,,0000,0000,0000,,IIyo riixid! David Gallo ayaa yiri, "naftaada riix. Dialogue: 0,0:01:38.00,0:01:40.00,Default,,0000,0000,0000,,Jismi ahaan, masqax ahaan, waad in aad riixdaa, riix, riix." Dialogue: 0,0:01:40.00,0:01:43.00,Default,,0000,0000,0000,,Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki. Dialogue: 0,0:01:43.00,0:01:46.00,Default,,0000,0000,0000,,Goldie Hawn ayaa tiri," aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan. Dialogue: 0,0:01:46.00,0:01:48.00,Default,,0000,0000,0000,,Aniga saas uma fiicneyn; aniga saas uma caqli badneen. Dialogue: 0,0:01:48.00,0:01:50.00,Default,,0000,0000,0000,,Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo." Dialogue: 0,0:01:50.00,0:01:52.00,Default,,0000,0000,0000,,Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid, Dialogue: 0,0:01:52.00,0:01:57.00,Default,,0000,0000,0000,,Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen.(Qosol) Dialogue: 0,0:01:57.00,0:02:00.00,Default,,0000,0000,0000,,Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri, Dialogue: 0,0:02:00.00,0:02:01.00,Default,,0000,0000,0000,,"hooyadey ayaa i riixi jirtey." Dialogue: 0,0:02:02.00,0:02:07.00,Default,,0000,0000,0000,,adeeg! Sherwin Nuland ayaa yiri, "Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar. " Dialogue: 0,0:02:07.00,0:02:10.00,Default,,0000,0000,0000,,Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka. Dialogue: 0,0:02:10.00,0:02:11.00,Default,,0000,0000,0000,,waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa : Dialogue: 0,0:02:11.00,0:02:13.00,Default,,0000,0000,0000,,"Hagaag, si fiican naftaada uma adeegi karto; Dialogue: 0,0:02:13.00,0:02:15.00,Default,,0000,0000,0000,,waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah. Dialogue: 0,0:02:15.00,0:02:18.00,Default,,0000,0000,0000,,Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan." Dialogue: 0,0:02:19.00,0:02:23.00,Default,,0000,0000,0000,,Fikradadha! Bill gates ayaa yiri,," waxaan hayaa fikrad: Dialogue: 0,0:02:23.00,0:02:26.00,Default,,0000,0000,0000,,asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer." Dialogue: 0,0:02:26.00,0:02:28.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan. Dialogue: 0,0:02:28.00,0:02:31.00,Default,,0000,0000,0000,,Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad--- Dialogue: 0,0:02:31.00,0:02:33.00,Default,,0000,0000,0000,,Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer. Dialogue: 0,0:02:33.00,0:02:35.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxaana siisaa caddeymo badan. Dialogue: 0,0:02:35.00,0:02:37.00,Default,,0000,0000,0000,,Ku adkeysasho! Joe Kraus ayaa yiri, Dialogue: 0,0:02:37.00,0:02:40.00,Default,,0000,0000,0000,,"Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul." Dialogue: 0,0:02:40.00,0:02:44.00,Default,,0000,0000,0000,,Waa in aad ku adkeysataa guuldarada, waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka! Dialogue: 0,0:02:44.00,0:02:47.00,Default,,0000,0000,0000,,Taas oo dhab ahaantii ula micno ah ""Naqdiga, Diidmada, maasuq ah iyo Cadaadiska." Dialogue: 0,0:02:47.00,0:02:49.00,Default,,0000,0000,0000,,(Qosol) Dialogue: 0,0:02:50.00,0:02:54.00,Default,,0000,0000,0000,,marka waxa weyn-- suaashaan jawaabteeda waa fudeed: Dialogue: 0,0:02:54.00,0:02:57.00,Default,,0000,0000,0000,,ama bixi 4,000 oo doolar waxaadna imaadaa TED Dialogue: 0,0:02:57.00,0:03:00.00,Default,,0000,0000,0000,,hadii taas aad ku guul dareysitidna, fuli sideedaan sheey-- i aamin Dialogue: 0,0:03:00.00,0:03:04.00,Default,,0000,0000,0000,,ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul Dialogue: 0,0:03:04.00,0:03:06.00,Default,,0000,0000,0000,,waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan!