WEBVTT 00:00:00.000 --> 00:00:02.000 Laga yaabee inaad maqasheen 00:00:02.000 --> 00:00:04.000 aragtida Quraanka ee Janada 00:00:04.000 --> 00:00:06.000 inay ku jiraan 72 xuuraylcayn ahi, 00:00:06.000 --> 00:00:09.000 Waana idiin balanqaadayaa inaan xuuralcaynta kusoo noqon doono. 00:00:09.000 --> 00:00:11.000 Laakiin, xaqiiqdii halkan waqooyigalbeed 00:00:11.000 --> 00:00:13.000 Waxanu ku noolahay wax u dhow 00:00:13.000 --> 00:00:15.000 aragtida Quraanka ee Janada, 00:00:15.000 --> 00:00:17.000 lagu sheegay 36 jeer 00:00:17.000 --> 00:00:21.000 inay yihiin 'beero ay qulqulayaan durduro.'' 00:00:22.000 --> 00:00:25.000 Maadaamoo aan ku noolahay guri dooni ah oo ku yaal durdurka Harada Union, 00:00:25.000 --> 00:00:28.000 Tani dareen qiima leh bay ii samaysay. 00:00:28.000 --> 00:00:31.000 Laakiin arintu waa, siday u arkaan dadku arintan warkeeda? 00:00:32.000 --> 00:00:35.000 Waxan og ahay gaalo niyad wanaagsan 00:00:35.000 --> 00:00:37.000 kuwaasoo bilaabay akhrinta Quraanka, balse iska daayay, 00:00:37.000 --> 00:00:40.000 markii ay ku wareereen qariibnimadiisa. 00:00:40.000 --> 00:00:42.000 Taariikhyahankii Thomas Caryle 00:00:42.000 --> 00:00:45.000 wuxu u gartay Muxamed mid kamid ah geesiyaashii ugu waynaa aduunka, 00:00:45.000 --> 00:00:47.000 laakiin Quraanka wuxu ugu yeedhay 00:00:47.000 --> 00:00:50.000 '' akhriskii ugu kakanaa ee aan dhexgalo 00:00:50.000 --> 00:00:53.000 kii ugu daalka iyo wareerka badnaa.'' NOTE Paragraph 00:00:53.000 --> 00:00:55.000 (Qosol) NOTE Paragraph 00:00:55.000 --> 00:00:57.000 Qayb kamida dhibaatadu, waxan filayaa, 00:00:57.000 --> 00:01:00.000 inay tahay inaan u haysano in Quraanka loo akhriyi karo 00:01:00.000 --> 00:01:02.000 sida aynu caadiyan u akhrino buug- 00:01:02.000 --> 00:01:05.000 oo aynu intaynu gees ula baxno galab roobaad 00:01:05.000 --> 00:01:07.000 inagoo salool dubana ina horyaalo, 00:01:07.000 --> 00:01:09.000 sidii oo Ilaahay-- 00:01:09.000 --> 00:01:12.000 Quraankuna gebi ahaanba waa hadalkii Ilaahay kula hadlayey Muxamad-- 00:01:12.000 --> 00:01:15.000 uu yahay mid kamida qoraayada liiska ugu wacan ku jira 00:01:17.000 --> 00:01:19.000 Welise xaqiiqadu waxay tahay in dad yari 00:01:19.000 --> 00:01:21.000 ay dhabtii akhriyaan Quraanka 00:01:21.000 --> 00:01:24.000 way cadahahay sababta ay aadka ugu fududahay in la soo xigto-- 00:01:24.000 --> 00:01:27.000 taas waxay tahay, in si khalkdan loo xigto. 00:01:27.000 --> 00:01:30.000 Jumlado iyo weedho dulucdoodii laga saaray 00:01:30.000 --> 00:01:32.000 oo ah waxan ugu yeedho ''qeybta naqshada la mariyay' 00:01:32.000 --> 00:01:35.000 Kaasoo ah kay jecelyihiin Muslimiinta xagjirka ah 00:01:35.000 --> 00:01:38.000 iyo kuwa islaamka neceb labbaduba. NOTE Paragraph 00:01:38.000 --> 00:01:40.000 Hadaba gu'gii ina dhaafay, 00:01:40.000 --> 00:01:42.000 anigoo u tafaxaydanaya 00:01:42.000 --> 00:01:45.000 inaan bilaabo qoraal aan ka qoro taariikhdii Muxamed 00:01:45.000 --> 00:01:48.000 Waxan garawsaday inaan u baahan ahay inaan Quraanka akhriyo si tafatiran-- 00:01:48.000 --> 00:01:51.000 sida ugu haboon ee aan awooda, waa taas. 00:01:51.000 --> 00:01:53.000 Afkayga carbeed wuxu ku xidhnaa 00:01:53.000 --> 00:01:55.000 Qaamuus aan isticmaalo uun, 00:01:55.000 --> 00:01:57.000 markaa waxan soo qaatay afar tafsiir oo caan ah 00:01:57.000 --> 00:01:59.000 waxan go'aansaday inaan isla akhriyo dacal ilaa dacal, 00:01:59.000 --> 00:02:01.000 ayaad-aayad 00:02:01.000 --> 00:02:04.000 iyadoo alfabeet cod ahna lagu daray 00:02:04.000 --> 00:02:07.000 iyo carabidii asalka ahayd ee qarnigii 7aad. 00:02:08.000 --> 00:02:11.000 Halkaa faa'iidaan hore uga haystay. 00:02:12.000 --> 00:02:14.000 Buugaygii u danbeeyay 00:02:14.000 --> 00:02:17.000 wuxu ku saabsanaa taariikhda ka danbaysa kala jabka Suniga iyo Shiicada 00:02:17.000 --> 00:02:20.000 Markaas waxan si dhow ugu kuur galay taariikhdii hore ee Islaamka, 00:02:20.000 --> 00:02:22.000 Markaas waxaan ogaa dhacdooyinka 00:02:22.000 --> 00:02:24.000 uu Quraanku sida joogtada u tilmaamayo, 00:02:24.000 --> 00:02:26.000 Qaabkiisa ujeedka. 00:02:26.000 --> 00:02:28.000 Waxan si buuxda u ogaa 00:02:28.000 --> 00:02:31.000 inaan ahaa dalxiise Quraanka dhex yimi-- 00:02:31.000 --> 00:02:33.000 mid war haya 00:02:33.000 --> 00:02:35.000 weliba mid khibrad u leh ah, 00:02:35.000 --> 00:02:37.000 laakiin weli ah soo-galooti, 00:02:37.000 --> 00:02:39.000 Alla-kood Yahuudi ah. 00:02:39.000 --> 00:02:41.000 oo akhriyaya kitaabka dhowrsan ee cid kale. 00:02:41.000 --> 00:02:43.000 (Qosol) 00:02:43.000 --> 00:02:45.000 Marka si degan baan u akhriyay. 00:02:45.000 --> 00:02:49.000 (Qosol) 00:02:49.000 --> 00:02:52.000 Sadex todobaad baan u qorsheeyay mashruucas 00:02:52.000 --> 00:02:54.000 waxana filaya taasi waa waxa 'isla baxsanaanta' micneheedu yahay-- 00:02:54.000 --> 00:02:58.000 (Qosol) 00:02:58.000 --> 00:03:01.000 waayo waxay igu qaadatay sadex bilood. 00:03:03.000 --> 00:03:05.000 Waxan isku celinayay dareenka ah inaan u boodo 00:03:05.000 --> 00:03:08.000 meelaha danbe ee jusaska xaqiiqada dahsoon ku yaaliin. NOTE Paragraph 00:03:08.000 --> 00:03:10.000 Laakiin markastoo aan is iraahdo 00:03:10.000 --> 00:03:12.000 hadaad Quraanka majaraha u qabatay-- 00:03:12.000 --> 00:03:14.000 dareenkaas ah 'hadaan helay''-- 00:03:14.000 --> 00:03:16.000 waxay igaga sii badataa isla habeenkaas, 00:03:16.000 --> 00:03:18.000 Aroortiina waxan kusoo noqdaa 00:03:18.000 --> 00:03:21.000 anoo dhex wareegalaysanaya dhul aan ku dhex lumay, 00:03:21.000 --> 00:03:24.000 laakiin weli dhulku wuxu iila eekaa midaan si fiican u garanayo. 00:03:25.000 --> 00:03:27.000 Quraanku wuxu sheegayaa inuu u yimid 00:03:27.000 --> 00:03:29.000 inuu dib u cusboonaysiiyo fariintii Tawraad iyo Injiil. 00:03:29.000 --> 00:03:31.000 Sidaa awaadood 3 meelood meel 00:03:31.000 --> 00:03:33.000 waxay ddib u sheegaysaa ashqaastii Injiil ku jirtay 00:03:33.000 --> 00:03:35.000 sida Ibraahim, Muuse, 00:03:35.000 --> 00:03:38.000 Yuusuf, Maryama, Ciise 00:03:38.000 --> 00:03:41.000 Ilaahay oo qudhiisu aad loogu bartay 00:03:41.000 --> 00:03:44.000 bayaankiisii hore ee Yahweh-- 00:03:44.000 --> 00:03:47.000 wuxu si adag u sheegayaa inaan Ilaahyo kale jirin. 00:03:48.000 --> 00:03:51.000 Joogitaanka geela, buuraha, 00:03:51.000 --> 00:03:53.000 lama-deeganaada iyo durdurada 00:03:53.000 --> 00:03:55.000 ayaa waxay dib iigu celiyeen sanadihii aan ku qaatay 00:03:55.000 --> 00:03:57.000 dhex wareega Saxaraha Siinaay. 00:03:57.000 --> 00:03:59.000 Waxan jirtay luqada 00:03:59.000 --> 00:04:01.000 luuqda ku jirtaa, 00:04:01.000 --> 00:04:04.000 ay i xasuusinaysay habeeno aan ku qaatay dhegaysiga odayaal Badawiyiin ah 00:04:04.000 --> 00:04:07.000 oo tirinaya gabayo saacado qaadanaya 00:04:07.000 --> 00:04:10.000 gabigoodna korka ka shubaya. 00:04:10.000 --> 00:04:12.000 Waxan bilaabay inaan fahmo 00:04:12.000 --> 00:04:15.000 sababta loo yiri: 00:04:15.000 --> 00:04:18.000 Quraanku wuxu Quraan ku yahay 00:04:18.000 --> 00:04:20.000 keliya Af-Carabi. NOTE Paragraph 00:04:20.000 --> 00:04:22.000 Soo qaado suurada Faatixa 00:04:22.000 --> 00:04:24.000 Suurada 7da aayadood ee bilowga ahi 00:04:24.000 --> 00:04:28.000 waa sidan: ''Ducada Eebe'' ee Kiristanka iyo ta Yuhuuda ee ''Shema Yisrael'' oo laysku daray. 00:04:29.000 --> 00:04:31.000 Waa 29 kalmood af carabi ahaan, 00:04:31.000 --> 00:04:35.000 laakiin waxay tagtaa 65 ilaa 72 marka la tafsiiro. 00:04:35.000 --> 00:04:37.000 markastoo aad wax ku dartidna 00:04:37.000 --> 00:04:40.000 waa markastoo micnihii sii lumo. 00:04:40.000 --> 00:04:43.000 Carabidu waxay leedahay meerin, 00:04:43.000 --> 00:04:45.000 taaso soo jiidasho sixira leh, tayoo 00:04:45.000 --> 00:04:48.000 u baahan in la dhagaysto iyadoon la akhrin, 00:04:48.000 --> 00:04:51.000 la dareemo iyadoon la faaqidin. 00:04:51.000 --> 00:04:53.000 Waxay u baahantay in kor loogu heeso, 00:04:53.000 --> 00:04:56.000 si looga dhawaajiyo muusigeeda dhagaha iyo carabka. 00:04:56.000 --> 00:04:58.000 Markaa Quraanka Ingiliishka ahi 00:04:58.000 --> 00:05:01.000 wuxu u eeghay hadh wax daboolaya, 00:05:01.000 --> 00:05:04.000 ama sida uu Arthur Arberry uu ugu yeedhay 00:05:04.000 --> 00:05:06.000 '' sharaxaad'' 00:05:07.000 --> 00:05:10.000 Laakiin dhamaanteed ku lunto fasiraada. NOTE Paragraph 00:05:10.000 --> 00:05:13.000 Sida Quraanka lagu balanqaaday, sabirka waa la abaal marinayaa, 00:05:13.000 --> 00:05:15.000 waxana jiri doona wax yaabo lala kulmi doono oo cajiib ah-- 00:05:15.000 --> 00:05:18.000 wacyigelin deegaanka ah ayaa ku jirta ah, tusaale ahaan, 00:05:18.000 --> 00:05:21.000 Biniaadamku waa khaliifka abuurta Ilaahay ee dhulka, 00:05:21.000 --> 00:05:24.000 Injiil laguma sheegin. 00:05:24.000 --> 00:05:27.000 Halka Injiil si gaara loogula hadlayo raga 00:05:27.000 --> 00:05:29.000 iyadoo la isticmaalayo jinsiga rageed labbaad iyo sadexaad, 00:05:29.000 --> 00:05:32.000 Quranku wuxu ku soo darayaa dumarka-- 00:05:32.000 --> 00:05:34.000 wuxu ka hadlaya tuusaale ahaan; 00:05:34.000 --> 00:05:36.000 raga mu'miniita ah iyo dumarka mu'miinta ah, 00:05:36.000 --> 00:05:39.000 raga sharafta badan iyo dumarka sharafta badan. 00:05:41.000 --> 00:05:43.000 Ama soo qaado aayada aan caanka ahayn 00:05:43.000 --> 00:05:45.000 ee ka sheekaynaysa gaalada oo la dilo. 00:05:45.000 --> 00:05:47.000 Haa, saasay leedahay, 00:05:47.000 --> 00:05:50.000 laakiin duluc gaar ah weeye. 00:05:50.000 --> 00:05:52.000 Furashadii la filayay 00:05:52.000 --> 00:05:54.000 ee magaalada barakaysan ee Maka 00:05:54.000 --> 00:05:57.000 taaaso dagaalku xaaraam ka yahay, 00:05:57.000 --> 00:06:00.000 Ogolaanshuna wuxu la imanayaa shuruudo 00:06:00.000 --> 00:06:03.000 Keliya ma aha ''Waa inaad dishaan gaalada Maka.'' 00:06:03.000 --> 00:06:06.000 Waad awoodaan, waa laydiin ogolyahay, 00:06:06.000 --> 00:06:09.000 laakiin keliya waa marka waqtiga xurmada lihi dhamaado 00:06:10.000 --> 00:06:13.000 waana keliya marka aan heshiis hore u jirin 00:06:13.000 --> 00:06:16.000 waana keliya marka ay idinka joojiyaan galida Kacbada, 00:06:16.000 --> 00:06:19.000 waana keliya haday marka hore idin soo weeraraan. 00:06:19.000 --> 00:06:22.000 Intaasoo dhan kadibna-- Ilaahay waa naxariiste; 00:06:22.000 --> 00:06:25.000 Cafiska ugu sareeya-- 00:06:25.000 --> 00:06:27.000 Asal ahaantiina 00:06:27.000 --> 00:06:29.000 waxa kasii wanaagsan inaanaydin samayn. 00:06:29.000 --> 00:06:32.000 (Qosol) 00:06:32.000 --> 00:06:35.000 Tanina macquul inay tahay cajiibnimadii ugu waynayd-- 00:06:35.000 --> 00:06:37.000 ee ina tusta sida Quraanku u furfuranyahay, 00:06:37.000 --> 00:06:39.000 ugu yaraan maskaxaha aan 00:06:39.000 --> 00:06:42.000 asalkoodu ahayn kuwa xidhxidhan. NOTE Paragraph 00:06:42.000 --> 00:06:45.000 ''Aayadaha qaarkood macnohoodu waa biya-kama-dhibcaan'' 00:06:45.000 --> 00:06:48.000 ''qaarkoodna waxay leeyihiin micne mutaashih ah'' 00:06:48.000 --> 00:06:50.000 Qalbiyada aan wanaaagsanayni 00:06:50.000 --> 00:06:52.000 kuwa macnohoodu mutashaabiha yahay ayay wax ka baadhaan, 00:06:52.000 --> 00:06:54.000 iyagoo is-diido abuuraya 00:06:54.000 --> 00:06:57.000 markay ku ladhaan macne ay u samaysteen iyagu. 00:06:57.000 --> 00:07:00.000 Ilaahay keliyaa og micnaha dhabta ah. 00:07:01.000 --> 00:07:03.000 Jumalada ''Ilaahay waa ladiif'' 00:07:03.000 --> 00:07:05.000 ayaa soo noqnoqota in badan, 00:07:05.000 --> 00:07:07.000 taasina xaqiiqdii waxay ina tusay in Quraanku la ladiifsanyay 00:07:07.000 --> 00:07:09.000 sida in badan oo inaga midi u rumaysay. 00:07:09.000 --> 00:07:11.000 Tusaale ahaa, 00:07:11.000 --> 00:07:13.000 arintii ku saabsanayd 00:07:13.000 --> 00:07:16.000 bikranimada iyo jannada, 00:07:16.000 --> 00:07:19.000 Oryantaaliiskii qadiimka ahaa ayaa arinka soo galaya markan. 00:07:20.000 --> 00:07:22.000 Kelmeda afarta jeer lagu sheegay Quraanka 00:07:22.000 --> 00:07:24.000 waa Xuur. 00:07:24.000 --> 00:07:26.000 kelmeda waxa loo tarjuntay 00:07:26.000 --> 00:07:29.000 jaariyado indha madmadow oo naasa buurbuuran, 00:07:29.000 --> 00:07:32.000 ama curubooyin bikra ah. 00:07:33.000 --> 00:07:35.000 Laakiin waxa carabida asalka ah ku jira 00:07:35.000 --> 00:07:38.000 waxa weeye mid kaliya oo ah ''Xuur''. 00:07:39.000 --> 00:07:42.000 Ma aha mid naasa buurbuuran mana aha mid curubo ah. 00:07:42.000 --> 00:07:44.000 (Qosol) 00:07:44.000 --> 00:07:46.000 Tan waxa la dhihi karaa 00:07:46.000 --> 00:07:48.000 ''Abuur saafi ah' sida malaaigta oo kale, 00:07:48.000 --> 00:07:51.000 ama sida Giriiga Kuuros ama Kooree, 00:07:51.000 --> 00:07:53.000 oo ah dhalinyarimo abadi ah. NOTE Paragraph 00:07:53.000 --> 00:07:56.000 Laakiin runtu waxay tahay qofna ma oga, 00:07:56.000 --> 00:07:58.000 taasina waa ujeedada. 00:07:58.000 --> 00:08:00.000 Sababtoo Quraanku waa cadeeyay 00:08:00.000 --> 00:08:02.000 markuu leeyahay waxaad noqon doontaan 00:08:02.000 --> 00:08:05.000 ''abuur cusub janada dhexdeeda'' 00:08:05.000 --> 00:08:07.000 taasina waxa weeye' waxa laguu abuuri donaa 00:08:07.000 --> 00:08:10.000 qaab aanad garanayn adigu'' 00:08:10.000 --> 00:08:13.000 Kaasoo kaba sii qurux badnaa kara 00:08:13.000 --> 00:08:15.000 xuuralcaynta aynu aamisannahay. 00:08:15.000 --> 00:08:23.000 (Qosol) 00:08:23.000 --> 00:08:26.000 Tiradaa 72 marna lama sheegin . 00:08:26.000 --> 00:08:28.000 Laguma sheegin 72 bikro ah/xuuralcayn ah 00:08:28.000 --> 00:08:30.000 Quraanka. 00:08:30.000 --> 00:08:33.000 Aragtidaasi waxay aburantay 300 oo sano kadib 00:08:33.000 --> 00:08:36.000 Culumada Islaamka waxay ku masaaleeen 00:08:36.000 --> 00:08:38.000 sidii dad baalal leh oo daruuraha ku fadhiya 00:08:38.000 --> 00:08:40.000 walax dhawaaq macaanna tumanaya. 00:08:41.000 --> 00:08:44.000 Janadu waa kasoo horjeedka taas. 00:08:44.000 --> 00:08:46.000 bikronnimo maaha; 00:08:46.000 --> 00:08:48.000 waa irmaan. 00:08:48.000 --> 00:08:50.000 waa badhaadhe. 00:08:50.000 --> 00:08:52.000 Waa beero lagu waraabiyay 00:08:52.000 --> 00:08:55.000 durduro qulqulaya. NOTE Paragraph 00:08:55.000 --> 00:08:57.000 Mahadsanidiin. NOTE Paragraph 00:08:57.000 --> 00:09:12.000 (Sacab)