[Script Info] Title: [Events] Format: Layer, Start, End, Style, Name, MarginL, MarginR, MarginV, Effect, Text Dialogue: 0,0:00:00.00,0:00:02.00,Default,,0000,0000,0000,,Laga yaabee inaad maqasheen Dialogue: 0,0:00:02.00,0:00:04.00,Default,,0000,0000,0000,,aragtida Quraanka ee Janada Dialogue: 0,0:00:04.00,0:00:06.00,Default,,0000,0000,0000,,inay ku jiraan 72 xuuraylcayn ahi, Dialogue: 0,0:00:06.00,0:00:09.00,Default,,0000,0000,0000,,Waana idiin balanqaadayaa inaan xuuralcaynta kusoo noqon doono. Dialogue: 0,0:00:09.00,0:00:11.00,Default,,0000,0000,0000,,Laakiin, xaqiiqdii halkan waqooyigalbeed Dialogue: 0,0:00:11.00,0:00:13.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxanu ku noolahay wax u dhow Dialogue: 0,0:00:13.00,0:00:15.00,Default,,0000,0000,0000,,aragtida Quraanka ee Janada, Dialogue: 0,0:00:15.00,0:00:17.00,Default,,0000,0000,0000,,lagu sheegay 36 jeer Dialogue: 0,0:00:17.00,0:00:21.00,Default,,0000,0000,0000,,inay yihiin 'beero ay qulqulayaan durduro.'' Dialogue: 0,0:00:22.00,0:00:25.00,Default,,0000,0000,0000,,Maadaamoo aan ku noolahay guri dooni ah oo ku yaal durdurka Harada Union, Dialogue: 0,0:00:25.00,0:00:28.00,Default,,0000,0000,0000,,Tani dareen qiima leh bay ii samaysay. Dialogue: 0,0:00:28.00,0:00:31.00,Default,,0000,0000,0000,,Laakiin arintu waa, siday u arkaan dadku arintan warkeeda? Dialogue: 0,0:00:32.00,0:00:35.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxan og ahay gaalo niyad wanaagsan Dialogue: 0,0:00:35.00,0:00:37.00,Default,,0000,0000,0000,,kuwaasoo bilaabay akhrinta Quraanka, balse iska daayay, Dialogue: 0,0:00:37.00,0:00:40.00,Default,,0000,0000,0000,,markii ay ku wareereen qariibnimadiisa. Dialogue: 0,0:00:40.00,0:00:42.00,Default,,0000,0000,0000,,Taariikhyahankii Thomas Caryle Dialogue: 0,0:00:42.00,0:00:45.00,Default,,0000,0000,0000,,wuxu u gartay Muxamed mid kamid ah geesiyaashii ugu waynaa aduunka, Dialogue: 0,0:00:45.00,0:00:47.00,Default,,0000,0000,0000,,laakiin Quraanka wuxu ugu yeedhay Dialogue: 0,0:00:47.00,0:00:50.00,Default,,0000,0000,0000,,'' akhriskii ugu kakanaa ee aan dhexgalo Dialogue: 0,0:00:50.00,0:00:53.00,Default,,0000,0000,0000,,kii ugu daalka iyo wareerka badnaa.'' Dialogue: 0,0:00:53.00,0:00:55.00,Default,,0000,0000,0000,,(Qosol) Dialogue: 0,0:00:55.00,0:00:57.00,Default,,0000,0000,0000,,Qayb kamida dhibaatadu, waxan filayaa, Dialogue: 0,0:00:57.00,0:01:00.00,Default,,0000,0000,0000,,inay tahay inaan u haysano in Quraanka loo akhriyi karo Dialogue: 0,0:01:00.00,0:01:02.00,Default,,0000,0000,0000,,sida aynu caadiyan u akhrino buug- Dialogue: 0,0:01:02.00,0:01:05.00,Default,,0000,0000,0000,,oo aynu intaynu gees ula baxno galab roobaad Dialogue: 0,0:01:05.00,0:01:07.00,Default,,0000,0000,0000,,inagoo salool dubana ina horyaalo, Dialogue: 0,0:01:07.00,0:01:09.00,Default,,0000,0000,0000,,sidii oo Ilaahay-- Dialogue: 0,0:01:09.00,0:01:12.00,Default,,0000,0000,0000,,Quraankuna gebi ahaanba waa hadalkii Ilaahay kula hadlayey Muxamad-- Dialogue: 0,0:01:12.00,0:01:15.00,Default,,0000,0000,0000,,uu yahay mid kamida qoraayada liiska ugu wacan ku jira Dialogue: 0,0:01:17.00,0:01:19.00,Default,,0000,0000,0000,,Welise xaqiiqadu waxay tahay in dad yari Dialogue: 0,0:01:19.00,0:01:21.00,Default,,0000,0000,0000,,ay dhabtii akhriyaan Quraanka Dialogue: 0,0:01:21.00,0:01:24.00,Default,,0000,0000,0000,,way cadahahay sababta ay aadka ugu fududahay in la soo xigto-- Dialogue: 0,0:01:24.00,0:01:27.00,Default,,0000,0000,0000,,taas waxay tahay, in si khalkdan loo xigto. Dialogue: 0,0:01:27.00,0:01:30.00,Default,,0000,0000,0000,,Jumlado iyo weedho dulucdoodii laga saaray Dialogue: 0,0:01:30.00,0:01:32.00,Default,,0000,0000,0000,,oo ah waxan ugu yeedho ''qeybta naqshada la mariyay' Dialogue: 0,0:01:32.00,0:01:35.00,Default,,0000,0000,0000,,Kaasoo ah kay jecelyihiin Muslimiinta xagjirka ah Dialogue: 0,0:01:35.00,0:01:38.00,Default,,0000,0000,0000,,iyo kuwa islaamka neceb labbaduba. Dialogue: 0,0:01:38.00,0:01:40.00,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba gu'gii ina dhaafay, Dialogue: 0,0:01:40.00,0:01:42.00,Default,,0000,0000,0000,,anigoo u tafaxaydanaya Dialogue: 0,0:01:42.00,0:01:45.00,Default,,0000,0000,0000,,inaan bilaabo qoraal aan ka qoro taariikhdii Muxamed Dialogue: 0,0:01:45.00,0:01:48.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxan garawsaday inaan u baahan ahay inaan Quraanka akhriyo si tafatiran-- Dialogue: 0,0:01:48.00,0:01:51.00,Default,,0000,0000,0000,,sida ugu haboon ee aan awooda, waa taas. Dialogue: 0,0:01:51.00,0:01:53.00,Default,,0000,0000,0000,,Afkayga carbeed wuxu ku xidhnaa Dialogue: 0,0:01:53.00,0:01:55.00,Default,,0000,0000,0000,,Qaamuus aan isticmaalo uun, Dialogue: 0,0:01:55.00,0:01:57.00,Default,,0000,0000,0000,,markaa waxan soo qaatay afar tafsiir oo caan ah Dialogue: 0,0:01:57.00,0:01:59.00,Default,,0000,0000,0000,,waxan go'aansaday inaan isla akhriyo dacal ilaa dacal, Dialogue: 0,0:01:59.00,0:02:01.00,Default,,0000,0000,0000,,ayaad-aayad Dialogue: 0,0:02:01.00,0:02:04.00,Default,,0000,0000,0000,,iyadoo alfabeet cod ahna lagu daray Dialogue: 0,0:02:04.00,0:02:07.00,Default,,0000,0000,0000,,iyo carabidii asalka ahayd ee qarnigii 7aad. Dialogue: 0,0:02:08.00,0:02:11.00,Default,,0000,0000,0000,,Halkaa faa'iidaan hore uga haystay. Dialogue: 0,0:02:12.00,0:02:14.00,Default,,0000,0000,0000,,Buugaygii u danbeeyay Dialogue: 0,0:02:14.00,0:02:17.00,Default,,0000,0000,0000,,wuxu ku saabsanaa taariikhda ka danbaysa kala jabka Suniga iyo Shiicada Dialogue: 0,0:02:17.00,0:02:20.00,Default,,0000,0000,0000,,Markaas waxan si dhow ugu kuur galay taariikhdii hore ee Islaamka, Dialogue: 0,0:02:20.00,0:02:22.00,Default,,0000,0000,0000,,Markaas waxaan ogaa dhacdooyinka Dialogue: 0,0:02:22.00,0:02:24.00,Default,,0000,0000,0000,,uu Quraanku sida joogtada u tilmaamayo, Dialogue: 0,0:02:24.00,0:02:26.00,Default,,0000,0000,0000,,Qaabkiisa ujeedka. Dialogue: 0,0:02:26.00,0:02:28.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxan si buuxda u ogaa Dialogue: 0,0:02:28.00,0:02:31.00,Default,,0000,0000,0000,,inaan ahaa dalxiise Quraanka dhex yimi-- Dialogue: 0,0:02:31.00,0:02:33.00,Default,,0000,0000,0000,,mid war haya Dialogue: 0,0:02:33.00,0:02:35.00,Default,,0000,0000,0000,,weliba mid khibrad u leh ah, Dialogue: 0,0:02:35.00,0:02:37.00,Default,,0000,0000,0000,,laakiin weli ah soo-galooti, Dialogue: 0,0:02:37.00,0:02:39.00,Default,,0000,0000,0000,,Alla-kood Yahuudi ah. Dialogue: 0,0:02:39.00,0:02:41.00,Default,,0000,0000,0000,,oo akhriyaya kitaabka dhowrsan ee cid kale. Dialogue: 0,0:02:41.00,0:02:43.00,Default,,0000,0000,0000,,(Qosol) Dialogue: 0,0:02:43.00,0:02:45.00,Default,,0000,0000,0000,,Marka si degan baan u akhriyay. Dialogue: 0,0:02:45.00,0:02:49.00,Default,,0000,0000,0000,,(Qosol) Dialogue: 0,0:02:49.00,0:02:52.00,Default,,0000,0000,0000,,Sadex todobaad baan u qorsheeyay mashruucas Dialogue: 0,0:02:52.00,0:02:54.00,Default,,0000,0000,0000,,waxana filaya taasi waa waxa 'isla baxsanaanta' micneheedu yahay-- Dialogue: 0,0:02:54.00,0:02:58.00,Default,,0000,0000,0000,,(Qosol) Dialogue: 0,0:02:58.00,0:03:01.00,Default,,0000,0000,0000,,waayo waxay igu qaadatay sadex bilood. Dialogue: 0,0:03:03.00,0:03:05.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxan isku celinayay dareenka ah inaan u boodo Dialogue: 0,0:03:05.00,0:03:08.00,Default,,0000,0000,0000,,meelaha danbe ee jusaska xaqiiqada dahsoon ku yaaliin. Dialogue: 0,0:03:08.00,0:03:10.00,Default,,0000,0000,0000,,Laakiin markastoo aan is iraahdo Dialogue: 0,0:03:10.00,0:03:12.00,Default,,0000,0000,0000,,hadaad Quraanka majaraha u qabatay-- Dialogue: 0,0:03:12.00,0:03:14.00,Default,,0000,0000,0000,,dareenkaas ah 'hadaan helay''-- Dialogue: 0,0:03:14.00,0:03:16.00,Default,,0000,0000,0000,,waxay igaga sii badataa isla habeenkaas, Dialogue: 0,0:03:16.00,0:03:18.00,Default,,0000,0000,0000,,Aroortiina waxan kusoo noqdaa Dialogue: 0,0:03:18.00,0:03:21.00,Default,,0000,0000,0000,,anoo dhex wareegalaysanaya dhul aan ku dhex lumay, Dialogue: 0,0:03:21.00,0:03:24.00,Default,,0000,0000,0000,,laakiin weli dhulku wuxu iila eekaa midaan si fiican u garanayo. Dialogue: 0,0:03:25.00,0:03:27.00,Default,,0000,0000,0000,,Quraanku wuxu sheegayaa inuu u yimid Dialogue: 0,0:03:27.00,0:03:29.00,Default,,0000,0000,0000,,inuu dib u cusboonaysiiyo fariintii Tawraad iyo Injiil. Dialogue: 0,0:03:29.00,0:03:31.00,Default,,0000,0000,0000,,Sidaa awaadood 3 meelood meel Dialogue: 0,0:03:31.00,0:03:33.00,Default,,0000,0000,0000,,waxay ddib u sheegaysaa ashqaastii Injiil ku jirtay Dialogue: 0,0:03:33.00,0:03:35.00,Default,,0000,0000,0000,,sida Ibraahim, Muuse, Dialogue: 0,0:03:35.00,0:03:38.00,Default,,0000,0000,0000,,Yuusuf, Maryama, Ciise Dialogue: 0,0:03:38.00,0:03:41.00,Default,,0000,0000,0000,,Ilaahay oo qudhiisu aad loogu bartay Dialogue: 0,0:03:41.00,0:03:44.00,Default,,0000,0000,0000,,bayaankiisii hore ee Yahweh-- Dialogue: 0,0:03:44.00,0:03:47.00,Default,,0000,0000,0000,,wuxu si adag u sheegayaa inaan Ilaahyo kale jirin. Dialogue: 0,0:03:48.00,0:03:51.00,Default,,0000,0000,0000,,Joogitaanka geela, buuraha, Dialogue: 0,0:03:51.00,0:03:53.00,Default,,0000,0000,0000,,lama-deeganaada iyo durdurada Dialogue: 0,0:03:53.00,0:03:55.00,Default,,0000,0000,0000,,ayaa waxay dib iigu celiyeen sanadihii aan ku qaatay Dialogue: 0,0:03:55.00,0:03:57.00,Default,,0000,0000,0000,,dhex wareega Saxaraha Siinaay. Dialogue: 0,0:03:57.00,0:03:59.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxan jirtay luqada Dialogue: 0,0:03:59.00,0:04:01.00,Default,,0000,0000,0000,,luuqda ku jirtaa, Dialogue: 0,0:04:01.00,0:04:04.00,Default,,0000,0000,0000,,ay i xasuusinaysay habeeno aan ku qaatay dhegaysiga odayaal Badawiyiin ah Dialogue: 0,0:04:04.00,0:04:07.00,Default,,0000,0000,0000,,oo tirinaya gabayo saacado qaadanaya Dialogue: 0,0:04:07.00,0:04:10.00,Default,,0000,0000,0000,,gabigoodna korka ka shubaya. Dialogue: 0,0:04:10.00,0:04:12.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxan bilaabay inaan fahmo Dialogue: 0,0:04:12.00,0:04:15.00,Default,,0000,0000,0000,,sababta loo yiri: Dialogue: 0,0:04:15.00,0:04:18.00,Default,,0000,0000,0000,,Quraanku wuxu Quraan ku yahay Dialogue: 0,0:04:18.00,0:04:20.00,Default,,0000,0000,0000,,keliya Af-Carabi. Dialogue: 0,0:04:20.00,0:04:22.00,Default,,0000,0000,0000,,Soo qaado suurada Faatixa Dialogue: 0,0:04:22.00,0:04:24.00,Default,,0000,0000,0000,,Suurada 7da aayadood ee bilowga ahi Dialogue: 0,0:04:24.00,0:04:28.00,Default,,0000,0000,0000,,waa sidan: ''Ducada Eebe'' ee Kiristanka iyo ta Yuhuuda ee ''Shema Yisrael'' oo laysku daray. Dialogue: 0,0:04:29.00,0:04:31.00,Default,,0000,0000,0000,,Waa 29 kalmood af carabi ahaan, Dialogue: 0,0:04:31.00,0:04:35.00,Default,,0000,0000,0000,,laakiin waxay tagtaa 65 ilaa 72 marka la tafsiiro. Dialogue: 0,0:04:35.00,0:04:37.00,Default,,0000,0000,0000,,markastoo aad wax ku dartidna Dialogue: 0,0:04:37.00,0:04:40.00,Default,,0000,0000,0000,,waa markastoo micnihii sii lumo. Dialogue: 0,0:04:40.00,0:04:43.00,Default,,0000,0000,0000,,Carabidu waxay leedahay meerin, Dialogue: 0,0:04:43.00,0:04:45.00,Default,,0000,0000,0000,,taaso soo jiidasho sixira leh, tayoo Dialogue: 0,0:04:45.00,0:04:48.00,Default,,0000,0000,0000,,u baahan in la dhagaysto iyadoon la akhrin, Dialogue: 0,0:04:48.00,0:04:51.00,Default,,0000,0000,0000,,la dareemo iyadoon la faaqidin. Dialogue: 0,0:04:51.00,0:04:53.00,Default,,0000,0000,0000,,Waxay u baahantay in kor loogu heeso, Dialogue: 0,0:04:53.00,0:04:56.00,Default,,0000,0000,0000,,si looga dhawaajiyo muusigeeda dhagaha iyo carabka. Dialogue: 0,0:04:56.00,0:04:58.00,Default,,0000,0000,0000,,Markaa Quraanka Ingiliishka ahi Dialogue: 0,0:04:58.00,0:05:01.00,Default,,0000,0000,0000,,wuxu u eeghay hadh wax daboolaya, Dialogue: 0,0:05:01.00,0:05:04.00,Default,,0000,0000,0000,,ama sida uu Arthur Arberry uu ugu yeedhay Dialogue: 0,0:05:04.00,0:05:06.00,Default,,0000,0000,0000,,'' sharaxaad'' Dialogue: 0,0:05:07.00,0:05:10.00,Default,,0000,0000,0000,,Laakiin dhamaanteed ku lunto fasiraada. Dialogue: 0,0:05:10.00,0:05:13.00,Default,,0000,0000,0000,,Sida Quraanka lagu balanqaaday, sabirka waa la abaal marinayaa, Dialogue: 0,0:05:13.00,0:05:15.00,Default,,0000,0000,0000,,waxana jiri doona wax yaabo lala kulmi doono oo cajiib ah-- Dialogue: 0,0:05:15.00,0:05:18.00,Default,,0000,0000,0000,,wacyigelin deegaanka ah ayaa ku jirta ah, tusaale ahaan, Dialogue: 0,0:05:18.00,0:05:21.00,Default,,0000,0000,0000,,Biniaadamku waa khaliifka abuurta Ilaahay ee dhulka, Dialogue: 0,0:05:21.00,0:05:24.00,Default,,0000,0000,0000,,Injiil laguma sheegin. Dialogue: 0,0:05:24.00,0:05:27.00,Default,,0000,0000,0000,,Halka Injiil si gaara loogula hadlayo raga Dialogue: 0,0:05:27.00,0:05:29.00,Default,,0000,0000,0000,,iyadoo la isticmaalayo jinsiga rageed labbaad iyo sadexaad, Dialogue: 0,0:05:29.00,0:05:32.00,Default,,0000,0000,0000,,Quranku wuxu ku soo darayaa dumarka-- Dialogue: 0,0:05:32.00,0:05:34.00,Default,,0000,0000,0000,,wuxu ka hadlaya tuusaale ahaan; Dialogue: 0,0:05:34.00,0:05:36.00,Default,,0000,0000,0000,,raga mu'miniita ah iyo dumarka mu'miinta ah, Dialogue: 0,0:05:36.00,0:05:39.00,Default,,0000,0000,0000,,raga sharafta badan iyo dumarka sharafta badan. Dialogue: 0,0:05:41.00,0:05:43.00,Default,,0000,0000,0000,,Ama soo qaado aayada aan caanka ahayn Dialogue: 0,0:05:43.00,0:05:45.00,Default,,0000,0000,0000,,ee ka sheekaynaysa gaalada oo la dilo. Dialogue: 0,0:05:45.00,0:05:47.00,Default,,0000,0000,0000,,Haa, saasay leedahay, Dialogue: 0,0:05:47.00,0:05:50.00,Default,,0000,0000,0000,,laakiin duluc gaar ah weeye. Dialogue: 0,0:05:50.00,0:05:52.00,Default,,0000,0000,0000,,Furashadii la filayay Dialogue: 0,0:05:52.00,0:05:54.00,Default,,0000,0000,0000,,ee magaalada barakaysan ee Maka Dialogue: 0,0:05:54.00,0:05:57.00,Default,,0000,0000,0000,,taaaso dagaalku xaaraam ka yahay, Dialogue: 0,0:05:57.00,0:06:00.00,Default,,0000,0000,0000,,Ogolaanshuna wuxu la imanayaa shuruudo Dialogue: 0,0:06:00.00,0:06:03.00,Default,,0000,0000,0000,,Keliya ma aha ''Waa inaad dishaan gaalada Maka.'' Dialogue: 0,0:06:03.00,0:06:06.00,Default,,0000,0000,0000,,Waad awoodaan, waa laydiin ogolyahay, Dialogue: 0,0:06:06.00,0:06:09.00,Default,,0000,0000,0000,,laakiin keliya waa marka waqtiga xurmada lihi dhamaado Dialogue: 0,0:06:10.00,0:06:13.00,Default,,0000,0000,0000,,waana keliya marka aan heshiis hore u jirin Dialogue: 0,0:06:13.00,0:06:16.00,Default,,0000,0000,0000,,waana keliya marka ay idinka joojiyaan galida Kacbada, Dialogue: 0,0:06:16.00,0:06:19.00,Default,,0000,0000,0000,,waana keliya haday marka hore idin soo weeraraan. Dialogue: 0,0:06:19.00,0:06:22.00,Default,,0000,0000,0000,,Intaasoo dhan kadibna-- Ilaahay waa naxariiste; Dialogue: 0,0:06:22.00,0:06:25.00,Default,,0000,0000,0000,,Cafiska ugu sareeya-- Dialogue: 0,0:06:25.00,0:06:27.00,Default,,0000,0000,0000,,Asal ahaantiina Dialogue: 0,0:06:27.00,0:06:29.00,Default,,0000,0000,0000,,waxa kasii wanaagsan inaanaydin samayn. Dialogue: 0,0:06:29.00,0:06:32.00,Default,,0000,0000,0000,,(Qosol) Dialogue: 0,0:06:32.00,0:06:35.00,Default,,0000,0000,0000,,Tanina macquul inay tahay cajiibnimadii ugu waynayd-- Dialogue: 0,0:06:35.00,0:06:37.00,Default,,0000,0000,0000,,ee ina tusta sida Quraanku u furfuranyahay, Dialogue: 0,0:06:37.00,0:06:39.00,Default,,0000,0000,0000,,ugu yaraan maskaxaha aan Dialogue: 0,0:06:39.00,0:06:42.00,Default,,0000,0000,0000,,asalkoodu ahayn kuwa xidhxidhan. Dialogue: 0,0:06:42.00,0:06:45.00,Default,,0000,0000,0000,,''Aayadaha qaarkood macnohoodu waa biya-kama-dhibcaan'' Dialogue: 0,0:06:45.00,0:06:48.00,Default,,0000,0000,0000,,''qaarkoodna waxay leeyihiin micne mutaashih ah'' Dialogue: 0,0:06:48.00,0:06:50.00,Default,,0000,0000,0000,,Qalbiyada aan wanaaagsanayni Dialogue: 0,0:06:50.00,0:06:52.00,Default,,0000,0000,0000,,kuwa macnohoodu mutashaabiha yahay ayay wax ka baadhaan, Dialogue: 0,0:06:52.00,0:06:54.00,Default,,0000,0000,0000,,iyagoo is-diido abuuraya Dialogue: 0,0:06:54.00,0:06:57.00,Default,,0000,0000,0000,,markay ku ladhaan macne ay u samaysteen iyagu. Dialogue: 0,0:06:57.00,0:07:00.00,Default,,0000,0000,0000,,Ilaahay keliyaa og micnaha dhabta ah. Dialogue: 0,0:07:01.00,0:07:03.00,Default,,0000,0000,0000,,Jumalada ''Ilaahay waa ladiif'' Dialogue: 0,0:07:03.00,0:07:05.00,Default,,0000,0000,0000,,ayaa soo noqnoqota in badan, Dialogue: 0,0:07:05.00,0:07:07.00,Default,,0000,0000,0000,,taasina xaqiiqdii waxay ina tusay in Quraanku la ladiifsanyay Dialogue: 0,0:07:07.00,0:07:09.00,Default,,0000,0000,0000,,sida in badan oo inaga midi u rumaysay. Dialogue: 0,0:07:09.00,0:07:11.00,Default,,0000,0000,0000,,Tusaale ahaa, Dialogue: 0,0:07:11.00,0:07:13.00,Default,,0000,0000,0000,,arintii ku saabsanayd Dialogue: 0,0:07:13.00,0:07:16.00,Default,,0000,0000,0000,,bikranimada iyo jannada, Dialogue: 0,0:07:16.00,0:07:19.00,Default,,0000,0000,0000,,Oryantaaliiskii qadiimka ahaa ayaa arinka soo galaya markan. Dialogue: 0,0:07:20.00,0:07:22.00,Default,,0000,0000,0000,,Kelmeda afarta jeer lagu sheegay Quraanka Dialogue: 0,0:07:22.00,0:07:24.00,Default,,0000,0000,0000,,waa Xuur. Dialogue: 0,0:07:24.00,0:07:26.00,Default,,0000,0000,0000,,kelmeda waxa loo tarjuntay Dialogue: 0,0:07:26.00,0:07:29.00,Default,,0000,0000,0000,,jaariyado indha madmadow oo naasa buurbuuran, Dialogue: 0,0:07:29.00,0:07:32.00,Default,,0000,0000,0000,,ama curubooyin bikra ah. Dialogue: 0,0:07:33.00,0:07:35.00,Default,,0000,0000,0000,,Laakiin waxa carabida asalka ah ku jira Dialogue: 0,0:07:35.00,0:07:38.00,Default,,0000,0000,0000,,waxa weeye mid kaliya oo ah ''Xuur''. Dialogue: 0,0:07:39.00,0:07:42.00,Default,,0000,0000,0000,,Ma aha mid naasa buurbuuran mana aha mid curubo ah. Dialogue: 0,0:07:42.00,0:07:44.00,Default,,0000,0000,0000,,(Qosol) Dialogue: 0,0:07:44.00,0:07:46.00,Default,,0000,0000,0000,,Tan waxa la dhihi karaa Dialogue: 0,0:07:46.00,0:07:48.00,Default,,0000,0000,0000,,''Abuur saafi ah' sida malaaigta oo kale, Dialogue: 0,0:07:48.00,0:07:51.00,Default,,0000,0000,0000,,ama sida Giriiga Kuuros ama Kooree, Dialogue: 0,0:07:51.00,0:07:53.00,Default,,0000,0000,0000,,oo ah dhalinyarimo abadi ah. Dialogue: 0,0:07:53.00,0:07:56.00,Default,,0000,0000,0000,,Laakiin runtu waxay tahay qofna ma oga, Dialogue: 0,0:07:56.00,0:07:58.00,Default,,0000,0000,0000,,taasina waa ujeedada. Dialogue: 0,0:07:58.00,0:08:00.00,Default,,0000,0000,0000,,Sababtoo Quraanku waa cadeeyay Dialogue: 0,0:08:00.00,0:08:02.00,Default,,0000,0000,0000,,markuu leeyahay waxaad noqon doontaan Dialogue: 0,0:08:02.00,0:08:05.00,Default,,0000,0000,0000,,''abuur cusub janada dhexdeeda'' Dialogue: 0,0:08:05.00,0:08:07.00,Default,,0000,0000,0000,,taasina waxa weeye' waxa laguu abuuri donaa Dialogue: 0,0:08:07.00,0:08:10.00,Default,,0000,0000,0000,,qaab aanad garanayn adigu'' Dialogue: 0,0:08:10.00,0:08:13.00,Default,,0000,0000,0000,,Kaasoo kaba sii qurux badnaa kara Dialogue: 0,0:08:13.00,0:08:15.00,Default,,0000,0000,0000,,xuuralcaynta aynu aamisannahay. Dialogue: 0,0:08:15.00,0:08:23.00,Default,,0000,0000,0000,,(Qosol) Dialogue: 0,0:08:23.00,0:08:26.00,Default,,0000,0000,0000,,Tiradaa 72 marna lama sheegin . Dialogue: 0,0:08:26.00,0:08:28.00,Default,,0000,0000,0000,,Laguma sheegin 72 bikro ah/xuuralcayn ah Dialogue: 0,0:08:28.00,0:08:30.00,Default,,0000,0000,0000,,Quraanka. Dialogue: 0,0:08:30.00,0:08:33.00,Default,,0000,0000,0000,,Aragtidaasi waxay aburantay 300 oo sano kadib Dialogue: 0,0:08:33.00,0:08:36.00,Default,,0000,0000,0000,,Culumada Islaamka waxay ku masaaleeen Dialogue: 0,0:08:36.00,0:08:38.00,Default,,0000,0000,0000,,sidii dad baalal leh oo daruuraha ku fadhiya Dialogue: 0,0:08:38.00,0:08:40.00,Default,,0000,0000,0000,,walax dhawaaq macaanna tumanaya. Dialogue: 0,0:08:41.00,0:08:44.00,Default,,0000,0000,0000,,Janadu waa kasoo horjeedka taas. Dialogue: 0,0:08:44.00,0:08:46.00,Default,,0000,0000,0000,,bikronnimo maaha; Dialogue: 0,0:08:46.00,0:08:48.00,Default,,0000,0000,0000,,waa irmaan. Dialogue: 0,0:08:48.00,0:08:50.00,Default,,0000,0000,0000,,waa badhaadhe. Dialogue: 0,0:08:50.00,0:08:52.00,Default,,0000,0000,0000,,Waa beero lagu waraabiyay Dialogue: 0,0:08:52.00,0:08:55.00,Default,,0000,0000,0000,,durduro qulqulaya. Dialogue: 0,0:08:55.00,0:08:57.00,Default,,0000,0000,0000,,Mahadsanidiin. Dialogue: 0,0:08:57.00,0:09:12.00,Default,,0000,0000,0000,,(Sacab)