0:00:00.000,0:00:02.000 Laga yaabee inaad maqasheen 0:00:02.000,0:00:04.000 aragtida Quraanka ee Janada 0:00:04.000,0:00:06.000 inay ku jiraan 72 xuuraylcayn ahi, 0:00:06.000,0:00:09.000 Waana idiin balanqaadayaa inaan xuuralcaynta kusoo noqon doono. 0:00:09.000,0:00:11.000 Laakiin, xaqiiqdii halkan waqooyigalbeed 0:00:11.000,0:00:13.000 Waxanu ku noolahay wax u dhow 0:00:13.000,0:00:15.000 aragtida Quraanka ee Janada, 0:00:15.000,0:00:17.000 lagu sheegay 36 jeer 0:00:17.000,0:00:21.000 inay yihiin 'beero ay qulqulayaan durduro.'' 0:00:22.000,0:00:25.000 Maadaamoo aan ku noolahay guri dooni ah oo ku yaal durdurka Harada Union, 0:00:25.000,0:00:28.000 Tani dareen qiima leh bay ii samaysay. 0:00:28.000,0:00:31.000 Laakiin arintu waa, siday u arkaan dadku arintan warkeeda? 0:00:32.000,0:00:35.000 Waxan og ahay gaalo niyad wanaagsan 0:00:35.000,0:00:37.000 kuwaasoo bilaabay akhrinta Quraanka, balse iska daayay, 0:00:37.000,0:00:40.000 markii ay ku wareereen qariibnimadiisa. 0:00:40.000,0:00:42.000 Taariikhyahankii Thomas Caryle 0:00:42.000,0:00:45.000 wuxu u gartay Muxamed mid kamid ah geesiyaashii ugu waynaa aduunka, 0:00:45.000,0:00:47.000 laakiin Quraanka wuxu ugu yeedhay 0:00:47.000,0:00:50.000 '' akhriskii ugu kakanaa ee aan dhexgalo 0:00:50.000,0:00:53.000 kii ugu daalka iyo wareerka badnaa.'' 0:00:53.000,0:00:55.000 (Qosol) 0:00:55.000,0:00:57.000 Qayb kamida dhibaatadu, waxan filayaa, 0:00:57.000,0:01:00.000 inay tahay inaan u haysano in Quraanka loo akhriyi karo 0:01:00.000,0:01:02.000 sida aynu caadiyan u akhrino buug- 0:01:02.000,0:01:05.000 oo aynu intaynu gees ula baxno galab roobaad 0:01:05.000,0:01:07.000 inagoo salool dubana ina horyaalo, 0:01:07.000,0:01:09.000 sidii oo Ilaahay-- 0:01:09.000,0:01:12.000 Quraankuna gebi ahaanba waa hadalkii Ilaahay kula hadlayey Muxamad-- 0:01:12.000,0:01:15.000 uu yahay mid kamida qoraayada liiska ugu wacan ku jira 0:01:17.000,0:01:19.000 Welise xaqiiqadu waxay tahay in dad yari 0:01:19.000,0:01:21.000 ay dhabtii akhriyaan Quraanka 0:01:21.000,0:01:24.000 way cadahahay sababta ay aadka ugu fududahay in la soo xigto-- 0:01:24.000,0:01:27.000 taas waxay tahay, in si khalkdan loo xigto. 0:01:27.000,0:01:30.000 Jumlado iyo weedho dulucdoodii laga saaray 0:01:30.000,0:01:32.000 oo ah waxan ugu yeedho ''qeybta naqshada la mariyay' 0:01:32.000,0:01:35.000 Kaasoo ah kay jecelyihiin Muslimiinta xagjirka ah 0:01:35.000,0:01:38.000 iyo kuwa islaamka neceb labbaduba. 0:01:38.000,0:01:40.000 Hadaba gu'gii ina dhaafay, 0:01:40.000,0:01:42.000 anigoo u tafaxaydanaya 0:01:42.000,0:01:45.000 inaan bilaabo qoraal aan ka qoro taariikhdii Muxamed 0:01:45.000,0:01:48.000 Waxan garawsaday inaan u baahan ahay inaan Quraanka akhriyo si tafatiran-- 0:01:48.000,0:01:51.000 sida ugu haboon ee aan awooda, waa taas. 0:01:51.000,0:01:53.000 Afkayga carbeed wuxu ku xidhnaa 0:01:53.000,0:01:55.000 Qaamuus aan isticmaalo uun, 0:01:55.000,0:01:57.000 markaa waxan soo qaatay afar tafsiir oo caan ah 0:01:57.000,0:01:59.000 waxan go'aansaday inaan isla akhriyo dacal ilaa dacal, 0:01:59.000,0:02:01.000 ayaad-aayad 0:02:01.000,0:02:04.000 iyadoo alfabeet cod ahna lagu daray 0:02:04.000,0:02:07.000 iyo carabidii asalka ahayd ee qarnigii 7aad. 0:02:08.000,0:02:11.000 Halkaa faa'iidaan hore uga haystay. 0:02:12.000,0:02:14.000 Buugaygii u danbeeyay 0:02:14.000,0:02:17.000 wuxu ku saabsanaa taariikhda ka danbaysa kala jabka Suniga iyo Shiicada 0:02:17.000,0:02:20.000 Markaas waxan si dhow ugu kuur galay taariikhdii hore ee Islaamka, 0:02:20.000,0:02:22.000 Markaas waxaan ogaa dhacdooyinka 0:02:22.000,0:02:24.000 uu Quraanku sida joogtada u tilmaamayo, 0:02:24.000,0:02:26.000 Qaabkiisa ujeedka. 0:02:26.000,0:02:28.000 Waxan si buuxda u ogaa 0:02:28.000,0:02:31.000 inaan ahaa dalxiise Quraanka dhex yimi-- 0:02:31.000,0:02:33.000 mid war haya 0:02:33.000,0:02:35.000 weliba mid khibrad u leh ah, 0:02:35.000,0:02:37.000 laakiin weli ah soo-galooti, 0:02:37.000,0:02:39.000 Alla-kood Yahuudi ah. 0:02:39.000,0:02:41.000 oo akhriyaya kitaabka dhowrsan ee cid kale. 0:02:41.000,0:02:43.000 (Qosol) 0:02:43.000,0:02:45.000 Marka si degan baan u akhriyay. 0:02:45.000,0:02:49.000 (Qosol) 0:02:49.000,0:02:52.000 Sadex todobaad baan u qorsheeyay mashruucas 0:02:52.000,0:02:54.000 waxana filaya taasi waa waxa 'isla baxsanaanta' micneheedu yahay-- 0:02:54.000,0:02:58.000 (Qosol) 0:02:58.000,0:03:01.000 waayo waxay igu qaadatay sadex bilood. 0:03:03.000,0:03:05.000 Waxan isku celinayay dareenka ah inaan u boodo 0:03:05.000,0:03:08.000 meelaha danbe ee jusaska xaqiiqada dahsoon ku yaaliin. 0:03:08.000,0:03:10.000 Laakiin markastoo aan is iraahdo 0:03:10.000,0:03:12.000 hadaad Quraanka majaraha u qabatay-- 0:03:12.000,0:03:14.000 dareenkaas ah 'hadaan helay''-- 0:03:14.000,0:03:16.000 waxay igaga sii badataa isla habeenkaas, 0:03:16.000,0:03:18.000 Aroortiina waxan kusoo noqdaa 0:03:18.000,0:03:21.000 anoo dhex wareegalaysanaya dhul aan ku dhex lumay, 0:03:21.000,0:03:24.000 laakiin weli dhulku wuxu iila eekaa midaan si fiican u garanayo. 0:03:25.000,0:03:27.000 Quraanku wuxu sheegayaa inuu u yimid 0:03:27.000,0:03:29.000 inuu dib u cusboonaysiiyo fariintii Tawraad iyo Injiil. 0:03:29.000,0:03:31.000 Sidaa awaadood 3 meelood meel 0:03:31.000,0:03:33.000 waxay ddib u sheegaysaa ashqaastii Injiil ku jirtay 0:03:33.000,0:03:35.000 sida Ibraahim, Muuse, 0:03:35.000,0:03:38.000 Yuusuf, Maryama, Ciise 0:03:38.000,0:03:41.000 Ilaahay oo qudhiisu aad loogu bartay 0:03:41.000,0:03:44.000 bayaankiisii hore ee Yahweh-- 0:03:44.000,0:03:47.000 wuxu si adag u sheegayaa inaan Ilaahyo kale jirin. 0:03:48.000,0:03:51.000 Joogitaanka geela, buuraha, 0:03:51.000,0:03:53.000 lama-deeganaada iyo durdurada 0:03:53.000,0:03:55.000 ayaa waxay dib iigu celiyeen sanadihii aan ku qaatay 0:03:55.000,0:03:57.000 dhex wareega Saxaraha Siinaay. 0:03:57.000,0:03:59.000 Waxan jirtay luqada 0:03:59.000,0:04:01.000 luuqda ku jirtaa, 0:04:01.000,0:04:04.000 ay i xasuusinaysay habeeno aan ku qaatay dhegaysiga odayaal Badawiyiin ah 0:04:04.000,0:04:07.000 oo tirinaya gabayo saacado qaadanaya 0:04:07.000,0:04:10.000 gabigoodna korka ka shubaya. 0:04:10.000,0:04:12.000 Waxan bilaabay inaan fahmo 0:04:12.000,0:04:15.000 sababta loo yiri: 0:04:15.000,0:04:18.000 Quraanku wuxu Quraan ku yahay 0:04:18.000,0:04:20.000 keliya Af-Carabi. 0:04:20.000,0:04:22.000 Soo qaado suurada Faatixa 0:04:22.000,0:04:24.000 Suurada 7da aayadood ee bilowga ahi 0:04:24.000,0:04:28.000 waa sidan: ''Ducada Eebe'' ee Kiristanka iyo ta Yuhuuda ee ''Shema Yisrael'' oo laysku daray. 0:04:29.000,0:04:31.000 Waa 29 kalmood af carabi ahaan, 0:04:31.000,0:04:35.000 laakiin waxay tagtaa 65 ilaa 72 marka la tafsiiro. 0:04:35.000,0:04:37.000 markastoo aad wax ku dartidna 0:04:37.000,0:04:40.000 waa markastoo micnihii sii lumo. 0:04:40.000,0:04:43.000 Carabidu waxay leedahay meerin, 0:04:43.000,0:04:45.000 taaso soo jiidasho sixira leh, tayoo 0:04:45.000,0:04:48.000 u baahan in la dhagaysto iyadoon la akhrin, 0:04:48.000,0:04:51.000 la dareemo iyadoon la faaqidin. 0:04:51.000,0:04:53.000 Waxay u baahantay in kor loogu heeso, 0:04:53.000,0:04:56.000 si looga dhawaajiyo muusigeeda dhagaha iyo carabka. 0:04:56.000,0:04:58.000 Markaa Quraanka Ingiliishka ahi 0:04:58.000,0:05:01.000 wuxu u eeghay hadh wax daboolaya, 0:05:01.000,0:05:04.000 ama sida uu Arthur Arberry uu ugu yeedhay 0:05:04.000,0:05:06.000 '' sharaxaad'' 0:05:07.000,0:05:10.000 Laakiin dhamaanteed ku lunto fasiraada. 0:05:10.000,0:05:13.000 Sida Quraanka lagu balanqaaday, sabirka waa la abaal marinayaa, 0:05:13.000,0:05:15.000 waxana jiri doona wax yaabo lala kulmi doono oo cajiib ah-- 0:05:15.000,0:05:18.000 wacyigelin deegaanka ah ayaa ku jirta ah, tusaale ahaan, 0:05:18.000,0:05:21.000 Biniaadamku waa khaliifka abuurta Ilaahay ee dhulka, 0:05:21.000,0:05:24.000 Injiil laguma sheegin. 0:05:24.000,0:05:27.000 Halka Injiil si gaara loogula hadlayo raga 0:05:27.000,0:05:29.000 iyadoo la isticmaalayo jinsiga rageed labbaad iyo sadexaad, 0:05:29.000,0:05:32.000 Quranku wuxu ku soo darayaa dumarka-- 0:05:32.000,0:05:34.000 wuxu ka hadlaya tuusaale ahaan; 0:05:34.000,0:05:36.000 raga mu'miniita ah iyo dumarka mu'miinta ah, 0:05:36.000,0:05:39.000 raga sharafta badan iyo dumarka sharafta badan. 0:05:41.000,0:05:43.000 Ama soo qaado aayada aan caanka ahayn 0:05:43.000,0:05:45.000 ee ka sheekaynaysa gaalada oo la dilo. 0:05:45.000,0:05:47.000 Haa, saasay leedahay, 0:05:47.000,0:05:50.000 laakiin duluc gaar ah weeye. 0:05:50.000,0:05:52.000 Furashadii la filayay 0:05:52.000,0:05:54.000 ee magaalada barakaysan ee Maka 0:05:54.000,0:05:57.000 taaaso dagaalku xaaraam ka yahay, 0:05:57.000,0:06:00.000 Ogolaanshuna wuxu la imanayaa shuruudo 0:06:00.000,0:06:03.000 Keliya ma aha ''Waa inaad dishaan gaalada Maka.'' 0:06:03.000,0:06:06.000 Waad awoodaan, waa laydiin ogolyahay, 0:06:06.000,0:06:09.000 laakiin keliya waa marka waqtiga xurmada lihi dhamaado 0:06:10.000,0:06:13.000 waana keliya marka aan heshiis hore u jirin 0:06:13.000,0:06:16.000 waana keliya marka ay idinka joojiyaan galida Kacbada, 0:06:16.000,0:06:19.000 waana keliya haday marka hore idin soo weeraraan. 0:06:19.000,0:06:22.000 Intaasoo dhan kadibna-- Ilaahay waa naxariiste; 0:06:22.000,0:06:25.000 Cafiska ugu sareeya-- 0:06:25.000,0:06:27.000 Asal ahaantiina 0:06:27.000,0:06:29.000 waxa kasii wanaagsan inaanaydin samayn. 0:06:29.000,0:06:32.000 (Qosol) 0:06:32.000,0:06:35.000 Tanina macquul inay tahay cajiibnimadii ugu waynayd-- 0:06:35.000,0:06:37.000 ee ina tusta sida Quraanku u furfuranyahay, 0:06:37.000,0:06:39.000 ugu yaraan maskaxaha aan 0:06:39.000,0:06:42.000 asalkoodu ahayn kuwa xidhxidhan. 0:06:42.000,0:06:45.000 ''Aayadaha qaarkood macnohoodu waa biya-kama-dhibcaan'' 0:06:45.000,0:06:48.000 ''qaarkoodna waxay leeyihiin micne mutaashih ah'' 0:06:48.000,0:06:50.000 Qalbiyada aan wanaaagsanayni 0:06:50.000,0:06:52.000 kuwa macnohoodu mutashaabiha yahay ayay wax ka baadhaan, 0:06:52.000,0:06:54.000 iyagoo is-diido abuuraya 0:06:54.000,0:06:57.000 markay ku ladhaan macne ay u samaysteen iyagu. 0:06:57.000,0:07:00.000 Ilaahay keliyaa og micnaha dhabta ah. 0:07:01.000,0:07:03.000 Jumalada ''Ilaahay waa ladiif'' 0:07:03.000,0:07:05.000 ayaa soo noqnoqota in badan, 0:07:05.000,0:07:07.000 taasina xaqiiqdii waxay ina tusay in Quraanku la ladiifsanyay 0:07:07.000,0:07:09.000 sida in badan oo inaga midi u rumaysay. 0:07:09.000,0:07:11.000 Tusaale ahaa, 0:07:11.000,0:07:13.000 arintii ku saabsanayd 0:07:13.000,0:07:16.000 bikranimada iyo jannada, 0:07:16.000,0:07:19.000 Oryantaaliiskii qadiimka ahaa ayaa arinka soo galaya markan. 0:07:20.000,0:07:22.000 Kelmeda afarta jeer lagu sheegay Quraanka 0:07:22.000,0:07:24.000 waa Xuur. 0:07:24.000,0:07:26.000 kelmeda waxa loo tarjuntay 0:07:26.000,0:07:29.000 jaariyado indha madmadow oo naasa buurbuuran, 0:07:29.000,0:07:32.000 ama curubooyin bikra ah. 0:07:33.000,0:07:35.000 Laakiin waxa carabida asalka ah ku jira 0:07:35.000,0:07:38.000 waxa weeye mid kaliya oo ah ''Xuur''. 0:07:39.000,0:07:42.000 Ma aha mid naasa buurbuuran mana aha mid curubo ah. 0:07:42.000,0:07:44.000 (Qosol) 0:07:44.000,0:07:46.000 Tan waxa la dhihi karaa 0:07:46.000,0:07:48.000 ''Abuur saafi ah' sida malaaigta oo kale, 0:07:48.000,0:07:51.000 ama sida Giriiga Kuuros ama Kooree, 0:07:51.000,0:07:53.000 oo ah dhalinyarimo abadi ah. 0:07:53.000,0:07:56.000 Laakiin runtu waxay tahay qofna ma oga, 0:07:56.000,0:07:58.000 taasina waa ujeedada. 0:07:58.000,0:08:00.000 Sababtoo Quraanku waa cadeeyay 0:08:00.000,0:08:02.000 markuu leeyahay waxaad noqon doontaan 0:08:02.000,0:08:05.000 ''abuur cusub janada dhexdeeda'' 0:08:05.000,0:08:07.000 taasina waxa weeye' waxa laguu abuuri donaa 0:08:07.000,0:08:10.000 qaab aanad garanayn adigu'' 0:08:10.000,0:08:13.000 Kaasoo kaba sii qurux badnaa kara 0:08:13.000,0:08:15.000 xuuralcaynta aynu aamisannahay. 0:08:15.000,0:08:23.000 (Qosol) 0:08:23.000,0:08:26.000 Tiradaa 72 marna lama sheegin . 0:08:26.000,0:08:28.000 Laguma sheegin 72 bikro ah/xuuralcayn ah 0:08:28.000,0:08:30.000 Quraanka. 0:08:30.000,0:08:33.000 Aragtidaasi waxay aburantay 300 oo sano kadib 0:08:33.000,0:08:36.000 Culumada Islaamka waxay ku masaaleeen 0:08:36.000,0:08:38.000 sidii dad baalal leh oo daruuraha ku fadhiya 0:08:38.000,0:08:40.000 walax dhawaaq macaanna tumanaya. 0:08:41.000,0:08:44.000 Janadu waa kasoo horjeedka taas. 0:08:44.000,0:08:46.000 bikronnimo maaha; 0:08:46.000,0:08:48.000 waa irmaan. 0:08:48.000,0:08:50.000 waa badhaadhe. 0:08:50.000,0:08:52.000 Waa beero lagu waraabiyay 0:08:52.000,0:08:55.000 durduro qulqulaya. 0:08:55.000,0:08:57.000 Mahadsanidiin. 0:08:57.000,0:09:12.000 (Sacab)