Hallow, HablahaTED, maxaa cusub.
(Shifo)
Maigu filno halahaas.
Hallow, HablahaTED, maxaa cusub?
(Shifo)
Magacayga waa Maysoon Zayid,
mana cabsani,
laakin dhaqtarkii i dhaliyay ayaa cabsanaay.
Lix mar oo kala duwan ayuu hooyadeey qalay
lix jiho oo kala duwan ayuuna u qalay,
wuxana qaliinkaas ku caburiyay inantaan yari aniga ah.
natiijadasna, waxana qabaa gargariir ,
macanaha marwalbo waan gargariiraa.
Fiiri.
waa mid lagudaalo. Shakiira oo kale ayaan ahay, Shakira
oo lakulmeysa Muhammad Ali.
(Qosol)
gargariirku ma ahan fir.
ma ahan cilad dhalasho. Ma qaban kartid.
qofna inkaar ma dhigin ilma-galeenka hooyadey,
maha helin maxa yelay waalidkeeyga waa llma-adeeradii ugu horeeyay
taas oo ayba yihiin.
(Qosol)
Shilal ayee uun ka imaadaan,
sida aniga igu dhacday maalintii dhalashadeyda.
Hada, waan idiin digayaa, dhiira-geliye ma ihi,
mana rabo qof kujiro qolkaan
inuu xumaan ii dareemo,
maxaa yelay waqti kamid ah noloshada,
inaad ku riyootay cuuryaan-nimo.
Kaalay safar aan isku raacnee.
waa ciida masiixiga, waxad joogta suuqa,
geesba gees ayaa garigaga u wareejinesa adoo raadianayo paakin.
maxaadna aragtaa?
16 meelood oo faaruq ah misna loogu talagaly cuuryaaniinta
waxaadna is dhahaysaa,'' Allah, miyaan kaliya noqon karaa
waxyar oo cuuryaan ah? ''
(Qosol)
Sidoo kale, waxaan idiin shegaya,
99 dhib ayaa iheesta, gar-gariirna waa mid kaliya.
haday jiri laheed tartan dulmiyeed ama cadaadis leh,
waxaan ku guuleesan lahay abaalmarinta dahabka.
waxan ahay dumar, falastiiniyad, muslimad ah misna jiis ah,
New Jersey ayaana ku noolahay.
(Qosol)(Sacbis)
hadaadan samaan ka dareemeenin noloshaada, hadaba hada ka dareem,
Cliffside Park, New Jersey weeye xaafadayda.
waligayba waan jeclaay xaqiiqdii
inay xaafadayda iyo dhibaatada jiradayda
ay wadaagaan isku xarfo.
waxan kaloo jeclahay xaqiiqdii inaan rabay inaan socdo
inata u dhaxeeso gurigayga ilaa casimamada New York, waan awooday.
dad badan oo qabaan gargariirku masocodaan,
waalidkayga meeysan aaminin inaan ''Awoodin''
Ducada aabahey ayaa aheyd,
''Waad awooda, haa waad awooda.''
(Qosol)
Marka, seddax abaayo igaga waaweyn aay guurguuranayeen,w
aan guurguuranayay anina.
hadey aadeen xitaa iskuulaadka shacabka,
waalidiinteyda waxay dacweyn jireen qaabka iskuulka
misna waxay hubaal ka dhigeen inaan aado iskulka ,
misna hadaan anagoo dhan 'A' yaal aanan helin,
mamada dacaskeeda eenagu tumi jirtay.
(Qosol)
Aabahey ayaa i baray sida loo socdo markaan 5-jir ahay
asigoo cirbahayga dul saarayo lugahiisa
misna soconayo.
Qorsho kale uu isticmaali jiray aya ahay, wuxuu soo raaricin jiray
horteytda 1 dollar misna waan bursan jiray.
(Qosol)
Qaawnaanteyda waxay ahay mid xoog badan, iyo----
(Qosol)
Haa. Maya, maalintii ugu horeysay ee iskuulka,
waxaan usocday sidii horyaal
kaaso dhoor mar lasoo feeray.
Soo koritaankayga, 6 carab ah ayaa magaaladeena joogtay,
kuligoodna qoyskeeyga ayee ahaayeen.
hada 20 carab ah ayaa magaalada joogaan,
welina kuli waa qoyskeeyga. (Qosol)
ma umaleeyo qof inuu ogaaday xitaa inaanan aheyn Talyaani.
(Qosol)(Sacbis)
Tani waxay aheey horaantii 9/11 hadana siyaasiyiinta
waxay ku fekereen inay banaan tahay in la isticmaalo '' Waan necbahay Muslimiinta''
Oraah doorasho ahaaneed.
Dadkii aan lasoo koray wax dhibaato ah kuma aysan qabi caqiidadayda.
Waxay umuuqdeen kuwa ay aad u quseeyso , si ahaan
inaan baahi u dhimanayo waqtiga Ramadaanka.
waxaan u sharixi jiray inaan heesto jir igu filan
si aan ugu noolaado seddax bilood,
marka soon inta u dhaxeyso qorax soobax iyo qorax dhac waxay ila ahay sida jab doolsho ah.
Wadada cad ayan jees ku dheeli jiray.
Haa, wadada cad . Waa jinoolinimo. (Sacbis)
Waalidiinteeyda meeysan awoodin inay jjirkeyda daaweeyan,
marka waxay ii direen iskuul dheel (jees)
waxan bartay sida kabaha cirbaha loogu dheelo
taaso la macno ah inaan kusocon karo kabahas.
Waxaana ka imaada New Jersey,
waxaan aad ula soconaa moodalada sare,
marka hadeey saaxiibadeyxa xirtaan kabahaas dhaadheer, anigana waan xiranayay.
markay saaxiibadayda u baxaan fasax
xeebta Jersey, anigana maanan raaci jirin.
waxaan kuqaatay waqtigayga fasaxa goob dagaal
maxaa yeelay waalidintayda waxay ka cabsanayeen
hadii aanan kunoqon falastin
Xagay walabo,
waxaan uweynaaneenay inan Madonna( Heesay magaceed) noqono
(Qosol)
Fasaxyada xagaaga intiisa badan way iskuxirnayeen
Aabahayga waxoo isku dayay inuu i bogsiiyo
sida darteet waxaan cabay caano deer
dhoor galaas oo caano kulul ah ayaa heestay,
waxaan madaxa lii galshay bada halista ah,
waxaan xasuusta inay biyaha indhaha iga gubayeen
waxaane is dhahay, "weey shaqayneysaa! weey shaqayneysaa"
(Qosol)
laakin halka mucjiso daaweyn ansameynay waxay ahayd yoga
waa inan kusheega , aad bay ucaajis badantahay,
laaking inta anan yogada an sameyn kahor waxay ahayd
waxaan ahay majaajileste-istaageed anan istaagi karin
hadane waxaan kujoogsan karaa madaxa.
Waalidintayda waxaa lagu adkeeyay fikradan ahi
inan waxkasta an sameen karo,
Taas oo aysan jirin riyo an surtogal ahayn
Riyadaydane waxay ahayd
inta lagu gudojiro maalinti soap opera "isbitalka cudurada guud"
waxaan aday kuliyad inta lagu guda jiray soocitanka
aana kahelay waxbarasho lacag la'an ah oo macaan ee ASU,
Jaamacada Arizona,
maxaa yeelay waxaan buxshay cadadka tiro laogolay
Waxan ahaay qof aad loo xanaaneeyo.
Qof walbo ayaa i jeclaay.
waxaan sameeyay dhamaan caruurta an caqliyeysan cashiradooda dhan,
waxaana kahelay "A" dhamaan fasalladayda,
"A" dhaman fasaladooda.
waqti kasta oo aan sameeya dagaal
kabilaaw "Fasalka maamulaha"
Profeesaradeeyda way ooyi jidheen.
laakin waligay lima burin .
Ugu dambeyntii, sanadkeeyki heerka sare,
"ASU" ayaa go'aansantay inay qabtaan show la dhaho
"Waxay magalada Jackson ugu cayaaran si dagan".
waa cayaar kusabsan gabar qabto cudurka Gargariirka.
waxaane ahay gabar qabta "C.P"
Marka waxaan u qeeylinayay si sare,
"Ugu dambeeyntii waan ka qayb qaadanayaa!
waxaan qabaa cudurlka gargariirka!
Xor ayaan ahay! Xor ayaan ahay!
Mahad eeba ayaa leh , waxan ahay xor ugu dambeyntii!"
Ma aanan helin qaybta. (Qosol)
Sherry brown aya heshay qaybti.
Waxan aaday madaxa waxda tiyatarka
anigoo u oynaya , sidii qof in bisadayda dilay oo kale,
sian uwaydiiyo sababta,
waxayna itiri waxay ahayd maxayeelay
maynan umaleyneenin in aan sameen karo ciyarta halista ah.
waxaan dhahay "Igaraali noqo, hadii anan sameen karin ciyaarta halista ah,
midkeene masameenkaro Jilida."
(Qosol) (Sacbis)
Tani waxay ahayd qayb an kuudhashtay inan cayaaro
waxayna siiyeen, waxay siiyen qof anan laleemo qabin
kuliyada waxay ahayd mid laisku daydo,
Hollywood-ka waxay leedahay taariikh aana daacad aheen
Taaso Aktarada jirkooda caadi ahi
in ay shaashadu ku matalaan kuwa jiisiin ah.
markan kaqalin jabshay, waxaan dib ugu guuray magaladayda
Jilitaankeygii ugu horeeyay ee shactaroola-nimada waxay ahayd
shaqo dheerad ah oo maalintii aan u shaqeeyo taleefishan.
Riyadeyda ayaa ii rumoobeysay.
waane ogaay in la i dalacsiin doono
kasoo bilaaw "maqyad kacunteen cunteen " ilaa aan kanoqodo "saaxibka ugu wanaagsan"
laakin badalka, waxaan kusii baaqi ahaaday in siqaaliyeyo qeeb kamid ah agabyada
taas ooka liyah adka garan karto karto madaxayga qeebtisa dambe,
waxaana xaqiiqsaday
xulayaasha jilaayasha
Aysan marnaba hool galin karin Aktarada jiisaska ahi.
waxay kaliyah hool galiyeen dad dhameestiran.
laakin waxaan ahayn kuwo kareeban sharciyada
waxaan kusoowaynaaday fiirsashada Whoopi Goldberg,
Roseanne Bar, Ellen (waa magacyo naageed)
naagahaas oo dhan hal sheey ayee wada jir ka ahaayeen :
waxay dhamaantooda ahaayeen majaajiliistayaal.
Markan aniguna waxan noqday majaajiliiste.
(Qosol) (Sacab)
Majaajiladayda ugu horaysay, waxaan waday majaajiliistayaal kale
kasoo bilaaw New York ilaa laga gaaro show lagu qabanayay New Jersey
marnaba mahilmaayo wejiga majaajiliistihii ugu horeeyay
aan wado markuu ogaaday
inu wadada ku ku taalo New Jersey ay kula xawaareyneysay
misna ay waday gabar qabto cudurka gar gariirrka ama laleemo.
Bandhigyo badan ayaan Mareekanka ka qabtay,
sidoo kale Arabta bariga dhexe,
anigoo aana is qarineeynin ama lii barareenin.
Dadka qaar ayaa dhaho waxaan ahay majaajiliistihii
ugu horeeyay ee dunida carabta.
majeclaan inaa sheegto booskas ugu horenta ahi,
laakin waxaan ogahay ineesa waligood maqlin
in dumar aysan noqon karin qof dadka ka qosliyo,
waxayna noo heestaan kaliya inaanan is celin karin xaga dabeecada.
2003-dii, walaalkeyga ay dhaleen hooyo iyo aabe kale
Dean Obeidallah iyo aniga, waxaan bilaawnay
damaashad majaajilo ee Carabta-Amarikanka ahi ee kusugana New York ,
hada waa sanadii 10-aad.
Hadafkeeni wuxuu ahaa inaan badalno sawirka qaldan
ay Carabta-Amerikan ahi ay ka heestaan saxaafada,
anigoo misna xasuusinayo agaasimaha jilalaayasha
in dadka koonfurta Asia iyo Carab-taba ay isku mid aheen.
(Qosol)
Guud ahaan Carabtu waxay ahaayen, kuwa aad ugu fudud
inay qabsadaan xujada
lagaga soo horjeedo dhaleeceenta cuuryaanimada.
Fasaxayga dheeray wuxuu imaaday 2010-kii dhexdiis.
waxaa liigu casuumay inaa marti ka noqdo
show la dhaho
"waqti xiisa ah la qaado Keith Olbermann."
gudaha ayaan u sii socday sidii anoo u socdo damaashaad qalin jebin iskuul
Gudaha istuudiyahay ayee si daganaan ah ii galiyeen
iguna fadhiisiyeen kursi war-wareeganayo .
Waxaan fiiiriyay maamulaha masraxa oo an ku dhahay,
"Iga raali noqo, kursi kale maheli karaa?"
Way i fiirisay misna way iga dhaqaaqday,
"Shan,Afar,Seddax,Labo...!
Misna waxaan aheen toos, haye?
Marka Mikroofanka ku dhagan miiska ayaan qabsaday
si aanan shaashada uga dhicin markii aan is badaleeyno
markii uu wareeysigii dhamaaday, aad baan u xanaaqay.
jaaniskeeyga ayaan helay ugu dambeyn waana iska qasaariyay,
waxaana ogaay inaanan mar dambe la igu marti qaadi doonin.
Laakin Mr. Olbermann muusan kaliya imarti qaadin markale,
ee wuxuu iga dhigay shaqaale joogto ah,
Kursigaygana dhulka ayuu ku dhajiyay.
(Laughter)(Sacbis)
Hal xaqiiq oo aan bartay markii aan la joogay
Keith Olbermann
ayaa waxay ahey in dadka interneetka isticmaalo ay yihiin dad aad u xun.
Dadku waxay dhahaan caruurtu waa xaasidiin,
laakin waligeyga liiguma shactireesan yaraanteyda iyo weeynaanteydaba.
SI lama filaan ah, jiisnimadayda dhanka shabakada waa mid ciyaar daacad ah
waxaan fiiriyaa vidiiyow-yaasha tooska ahi
waxaana arkaa qoraalo ah sida,
"Waar, maxay isku mar-maroojineeysaa?"
"Waar, miyeey caqli dhimantahay?"
Iyo mida igu xiisaha badan, "Argagaxisadaan faqiirta ah ee afka-dheer.
Maxay ka dhibtooneysa?
Xaqiiqdii waa inaan u duceeynaa."
Mid ayaa xitaa qorayay
inaan jiisnimadayda ku daro kaararkeyga:
qoraalada filimaanta, majaajiladayda, laleemada.
Cuuryaan-nimadu waa wax la arki karo sida tartanka.
hadii jiiska kursiga kusocdo aysan ika dhigi karin Beyoncé,
marka Beyoncé-na iskama dhigi karto jiis kursi kusocdo.
Cuuryaanku waa mida ugu weyn----
Haa, usacbiya dee midaas .sameeya.
(Sacbis)
Dadka cuuryaan-nimadu ay haleeshay waa kuwa ugu baaxada weyn ee ugu yar
ee aduunka joogo, waxaana nahay dadka ugu badan ee matalo
dhanka madadaalada.
Dhaqaatiirta waxay igu dhaheen inaanan socon doonin,
laakin waa ikanaa anigaan hortiina joogo.
Siwalbaba, hadii aan la weeynaaday aalada warbaahinta bulshada,
ma umaleeynayo inaan noqon doono.
waxaan rajeynayaa inaan si wada jir ah
aan u abuuri karno wejiyo wanaagsan
dhanka warbaahinta ee cuuryaanimada iyo dhanka molosha maalin walbo
Hubaal ahaantii hadii ay jiri laheed sawiro wanaagsan,
waxay si yar ukobcin laheed naceebka aalada interneetka.
ama maba jiri laheen naceeb.
waxa macquul ah in weli aay qaadaneyso waqti badan
inaa barno caruurteena samaanta.
Safarkeeyga khaa'inka ahi ayaa wuxuu i waday
meelo aad u qurux badan.
waxaan ku socoday rooga cas.
Geesaha iyagoo iga joogaan heesayda quruxleeyda Susan Lucci
iyo qofta xushmada mudan ee Lorraine Arbus.
waxaan kaloo flim la jilay Adam Sandler
waxaan kaloo la shaqeeyay qofkaa aan adka ula daba dhaco
Dave Matthews.
Aduunka ayaan safar kusoo maray si qodobada ugu doorka roon ahi
anigoo lii dhahaayo Carabtu bahalooween.
waxaa lii doortay inaan u hadlo
anigoo matalaayo qaranka sare ee New Jersey
ee Ururka Qaramada Demoqraadiga ee 2008-kii .
Waxaan sammeeyay xarun caruureed oo la dhaho ( Maysoon's Kids,)
Urur caawimaad oo rajeyneeyso
inaay siiso caruurta masaakiinta ah ee ku jiro xarumaha qaxootiga Falastiin
Jab yar oo jaaniskii waalidkeyga isiiyeen ah.
Laakin marka kaliya ee aan aadka ula dhacay ugu badnaan
waa markii aan helay---markaan kahor--
(Qosol)(Sacbis)--
laakin marka kaliya aan aadka ula dhacay ugu badnaan
waa marka kaliya aan ka ag jilay
ninka usabeeyo sida balanbaalista
misna qaniina sida shinida,
misna qaba cudurka Laleemada hada ujareeya sideeyda oo kale,
Muhammad Ali.
(Sacbis)
waxaay ahay waqtiga kaliya
uu aabahayga i arkay anoo si toos ah u jilaayo
waxaana hadalkaan u hibeeynayaa qalbigiisa
(Allah kuu naxariisto aabe)
Magacayga waa Maysoon Zayid,
Hadii aan aniga awoodo , adigana waad awoodaa.
(Sacbis)