1 00:00:01,560 --> 00:00:04,135 Tani Ma aha cayaar 2 00:00:04,375 --> 00:00:06,651 Magacaygu waa Greta Thungerg 3 00:00:06,852 --> 00:00:10,212 Waxaan kunoolnahay bilowga ciribtirmid aad uweyn 4 00:00:11,171 --> 00:00:13,612 Cimiladaanu Waa burburaysaa 5 00:00:14,022 --> 00:00:18,217 Caruurta aniga oo kale ah waxa ay joojinayaan waxbarashada si ay u mudaharaadaan 6 00:00:18,561 --> 00:00:20,897 Laakiin wali waan hagaajin karnaa tan 7 00:00:20,897 --> 00:00:22,963 Adiguba wali waad hagaajin kartaa tan 8 00:00:23,372 --> 00:00:26,577 Si'aan u badbaadno waxaan ubaahanahay inaan joojinno gubidda haraaga shidaalka, laakiin kuma filna tanoo kaliya 9 00:00:27,217 --> 00:00:29,822 Xal badan ayaa laga wada hadlay laakin kawaran xal kuhaboon horteenna 10 00:00:30,112 --> 00:00:32,692 ? 11 00:00:32,692 --> 00:00:35,412 Waxaan u daynayaa saaxiibkey George si uu inoogu sharaxo 12 00:00:35,682 --> 00:00:38,112 Waxaa jira mashiin cajiib ah kaasoo hawada kasoo nuuga kaarboonka, 13 00:00:38,211 --> 00:00:42,721 wuxuu kufadhiyaa qiime yar isna dhisaya 14 00:00:42,721 --> 00:00:44,418 iskiisa 15 00:00:44,418 --> 00:00:46,466 Waxaa lagu magacaabaa Geed 16 00:00:46,576 --> 00:00:47,929 Geedku waa tusaalaha xalka cimilada dabiiciga ah 17 00:00:47,929 --> 00:00:48,872 dhir xeebeedka, dhirta biyaha kadhexbada, kaymaha, dhirta haraha, 18 00:00:48,952 --> 00:00:53,692 sagxadda badda, dhirta badda, dhir wabiyeedka, shacaabiga badda, iyagu 19 00:00:53,692 --> 00:00:56,502 waxay hawada kasaaraan kaarboonka oo meel kuxiraan 20 00:00:56,502 --> 00:00:58,772 Dabiiciga ayaa ah qalab aan u isticmaali karno inaan ku hagaajino cimiladeenna burburay 21 00:00:58,772 --> 00:01:02,692 Xalkaan dabiiciga ee cimilada waxey sameyn karaan isbadal wayn 22 00:01:03,212 --> 00:01:07,883 Wey wanaagsantahay, sax? 23 00:01:08,502 --> 00:01:12,325 laakiin waa kaliya hadii aynu xitaa katagno haraaga noolaha dhinta ee dhulka dhexdiisa 24 00:01:12,325 --> 00:01:14,012 Waatan qeybta daran...hadda waan iska indhatireynaa 25 00:01:14,222 --> 00:01:17,622 Waxaan ku bixinaa kun jeer in kabadan lacagaha kabista shidaalka adduunka marka loo eego kuwa ku saleysan 26 00:01:19,702 --> 00:01:21,892 xalka dabiiciga 27 00:01:21,892 --> 00:01:24,402 Xalka cimilada dabiiciga ahi waxay helayaan 2% 28 00:01:25,744 --> 00:01:30,548 dhammaan lacagaha loo adeegsado wax ka qabashada burburka cimilada. 29 00:01:30,548 --> 00:01:32,842 30 00:01:32,842 --> 00:01:35,377 Tani waa lacagtaadii, waa cashuurahaagii iyo keydkaagii 31 00:01:35,377 --> 00:01:39,053 Xitaa wey kasii dartay hadda halka aan ugu baahi badannahay dabiiciga 32 00:01:39,394 --> 00:01:41,021 waxaan u burburinaa si ka dhakhso badan abid. 33 00:01:41,021 --> 00:01:43,468 Maalin walba waxaa dabar go'aya ilaa 200 oo nooc oo noole ah 34 00:01:43,773 --> 00:01:44,958 Badi Barafkii cirifyada waa tagay 35 00:01:44,958 --> 00:01:47,211 badi xayawaankii duurjoogta ahaa waa tageen 36 00:01:47,211 --> 00:01:50,094 badi ciideenii waa guurtay 37 00:01:50,094 --> 00:01:54,228 Hadaba Maxay tahay inaan samayno? 38 00:01:54,462 --> 00:01:57,050 Maxay tahay inaad adigu samayso? 39 00:01:57,050 --> 00:01:59,029 Waa arin... waxaan ubaahannahay inaan ilaalino, soo celinno oo aa maalgaliino 40 00:01:59,029 --> 00:02:01,012 Ilaali. 41 00:02:01,012 --> 00:02:02,813 Kaymaha dhulka-kuleylaha waa lajaray 42 00:02:02,813 --> 00:02:04,374 qiime ahaan 30 garoon kubadeed daqiiqaddiiba 43 00:02:04,374 --> 00:02:05,458 Marka dabiicigu wax muhiim ah inoo hayo, waa inaan ilaalinnaa. 44 00:02:05,458 --> 00:02:06,225 Soo celi. 45 00:02:06,225 --> 00:02:07,429 Inta badan Meeraheena waa la burburiyay 46 00:02:07,429 --> 00:02:08,501 lakiin dabiicigu dib ayuu usoo dhalankaraa 47 00:02:08,501 --> 00:02:09,513 waana ka caawin karnaa deegaanada iney dib usoo noqddaan 48 00:02:10,084 --> 00:02:11,198 Maalgali. 49 00:02:11,198 --> 00:02:13,325 Waxaan ubaahannahay inaan joojinno maalgalinta waxyaabaha burburinaya dabiiciga 50 00:02:13,325 --> 00:02:16,153 oo aan ku bixinnaa Waxyaabaha caawinaya iyaga. 51 00:02:16,153 --> 00:02:18,679 Taas waa mid fudud 52 00:02:18,679 --> 00:02:20,505 Ilaali, sooceli, maalgali 53 00:02:20,505 --> 00:02:21,878 Tani waxay ka dhici kartaa meel walba 54 00:02:21,878 --> 00:02:24,581 Dad badan baa horeba ubilaabay isticmaalka xalka dabiiciga ee cimilada 55 00:02:24,581 --> 00:02:26,581 Waxaan ubaahanahay inaan kuqabano si baaxad leh 56 00:02:26,581 --> 00:02:30,042 Qayb baad ka noqon kartaa tan. 57 00:02:31,051 --> 00:02:31,881 Ucodee dadka difaaca Dabiiciga 58 00:02:32,702 --> 00:02:36,172 Baahi muuqaalkan 59 00:02:36,172 --> 00:02:38,412 Kahadal wax kusaabsan tan 60 00:02:39,112 --> 00:02:40,756 Dhamaan daafaha caalamka waxaa jira dhaqdhaqaaqyo cajiib ah oo loogu dagaalamayo dabiiciga 61 00:02:40,756 --> 00:02:42,018 Kubiir 62 00:02:42,018 --> 00:02:43,044 Wax walba qiimo ayey leeyihiin 63 00:02:43,044 --> 00:02:43,801 Wixii aad samaysana qiimo ayey leeyihiin