0:00:01.560,0:00:04.135 Tani Ma aha cayaar 0:00:04.375,0:00:06.651 Magacaygu waa Greta Thungerg 0:00:06.852,0:00:10.212 Waxaan kunoolnahay bilowga ciribtirmid aad uweyn 0:00:11.171,0:00:13.612 Cimiladaanu Waa burburaysaa 0:00:14.022,0:00:18.217 Caruurta aniga oo kale ah waxa ay joojinayaan waxbarashada si ay u mudaharaadaan 0:00:18.561,0:00:20.897 Laakiin wali waan hagaajin karnaa tan 0:00:20.897,0:00:22.963 Adiguba wali waad hagaajin kartaa tan 0:00:23.372,0:00:26.577 Si'aan u badbaadno waxaan ubaahanahay inaan joojinno gubidda haraaga shidaalka, laakiin kuma filna tanoo kaliya 0:00:27.217,0:00:29.822 Xal badan ayaa laga wada hadlay laakin kawaran xal kuhaboon horteenna 0:00:30.112,0:00:32.692 ? 0:00:32.692,0:00:35.412 Waxaan u daynayaa saaxiibkey George si uu inoogu sharaxo 0:00:35.682,0:00:38.112 Waxaa jira mashiin cajiib ah kaasoo hawada kasoo nuuga kaarboonka, 0:00:38.211,0:00:42.721 wuxuu kufadhiyaa qiime yar isna dhisaya 0:00:42.721,0:00:44.418 iskiisa 0:00:44.418,0:00:46.466 Waxaa lagu magacaabaa Geed 0:00:46.576,0:00:47.929 Geedku waa tusaalaha xalka cimilada dabiiciga ah 0:00:47.929,0:00:48.872 dhir xeebeedka, dhirta biyaha kadhexbada, kaymaha, dhirta haraha, 0:00:48.952,0:00:53.692 sagxadda badda, dhirta badda, dhir wabiyeedka, shacaabiga badda, iyagu 0:00:53.692,0:00:56.502 waxay hawada kasaaraan kaarboonka oo meel kuxiraan 0:00:56.502,0:00:58.772 Dabiiciga ayaa ah qalab aan u isticmaali karno inaan ku hagaajino cimiladeenna burburay 0:00:58.772,0:01:02.692 Xalkaan dabiiciga ee cimilada waxey sameyn karaan isbadal wayn 0:01:03.212,0:01:07.883 Wey wanaagsantahay, sax? 0:01:08.502,0:01:12.325 laakiin waa kaliya hadii aynu xitaa katagno haraaga noolaha dhinta ee dhulka dhexdiisa 0:01:12.325,0:01:14.012 Waatan qeybta daran...hadda waan iska indhatireynaa 0:01:14.222,0:01:17.622 Waxaan ku bixinaa kun jeer in kabadan lacagaha kabista shidaalka adduunka marka loo eego kuwa ku saleysan 0:01:19.702,0:01:21.892 xalka dabiiciga 0:01:21.892,0:01:24.402 Xalka cimilada dabiiciga ahi waxay helayaan 2% 0:01:25.744,0:01:30.548 dhammaan lacagaha loo adeegsado wax ka qabashada burburka cimilada. 0:01:30.548,0:01:32.842 0:01:32.842,0:01:35.377 Tani waa lacagtaadii, waa cashuurahaagii iyo keydkaagii 0:01:35.377,0:01:39.053 Xitaa wey kasii dartay hadda halka aan ugu baahi badannahay dabiiciga 0:01:39.394,0:01:41.021 waxaan u burburinaa si ka dhakhso badan abid. 0:01:41.021,0:01:43.468 Maalin walba waxaa dabar go'aya ilaa 200 oo nooc oo noole ah 0:01:43.773,0:01:44.958 Badi Barafkii cirifyada waa tagay 0:01:44.958,0:01:47.211 badi xayawaankii duurjoogta ahaa waa tageen 0:01:47.211,0:01:50.094 badi ciideenii waa guurtay 0:01:50.094,0:01:54.228 Hadaba Maxay tahay inaan samayno? 0:01:54.462,0:01:57.050 Maxay tahay inaad adigu samayso? 0:01:57.050,0:01:59.029 Waa arin... waxaan ubaahannahay inaan ilaalino, soo celinno oo aa maalgaliino 0:01:59.029,0:02:01.012 Ilaali. 0:02:01.012,0:02:02.813 Kaymaha dhulka-kuleylaha waa lajaray 0:02:02.813,0:02:04.374 qiime ahaan 30 garoon kubadeed daqiiqaddiiba 0:02:04.374,0:02:05.458 Marka dabiicigu wax muhiim ah inoo hayo, waa inaan ilaalinnaa. 0:02:05.458,0:02:06.225 Soo celi. 0:02:06.225,0:02:07.429 Inta badan Meeraheena waa la burburiyay 0:02:07.429,0:02:08.501 lakiin dabiicigu dib ayuu usoo dhalankaraa 0:02:08.501,0:02:09.513 waana ka caawin karnaa deegaanada iney dib usoo noqddaan 0:02:10.084,0:02:11.198 Maalgali. 0:02:11.198,0:02:13.325 Waxaan ubaahannahay inaan joojinno maalgalinta waxyaabaha burburinaya dabiiciga 0:02:13.325,0:02:16.153 oo aan ku bixinnaa Waxyaabaha caawinaya iyaga. 0:02:16.153,0:02:18.679 Taas waa mid fudud 0:02:18.679,0:02:20.505 Ilaali, sooceli, maalgali 0:02:20.505,0:02:21.878 Tani waxay ka dhici kartaa meel walba 0:02:21.878,0:02:24.581 Dad badan baa horeba ubilaabay isticmaalka xalka dabiiciga ee cimilada 0:02:24.581,0:02:26.581 Waxaan ubaahanahay inaan kuqabano si baaxad leh 0:02:26.581,0:02:30.042 Qayb baad ka noqon kartaa tan. 0:02:31.051,0:02:31.881 Ucodee dadka difaaca Dabiiciga 0:02:32.702,0:02:36.172 Baahi muuqaalkan 0:02:36.172,0:02:38.412 Kahadal wax kusaabsan tan 0:02:39.112,0:02:40.756 Dhamaan daafaha caalamka waxaa jira dhaqdhaqaaqyo cajiib ah oo loogu dagaalamayo dabiiciga 0:02:40.756,0:02:42.018 Kubiir 0:02:42.018,0:02:43.044 Wax walba qiimo ayey leeyihiin 0:02:43.044,0:02:43.801 Wixii aad samaysana qiimo ayey leeyihiin