WEBVTT 00:00:01.560 --> 00:00:04.135 Tani Ma aha cayaar 00:00:04.375 --> 00:00:06.651 Magacaygu waa Greta Thungerg 00:00:06.852 --> 00:00:10.212 Waxaan kunoolnahay bilowga ciribtirmid aad uweyn 00:00:11.171 --> 00:00:13.612 Cimiladaanu Waa burburaysaa 00:00:14.022 --> 00:00:18.217 Caruurta aniga oo kale ah waxa ay joojinayaan waxbarashada si ay u mudaharaadaan 00:00:18.561 --> 00:00:20.897 Laakiin wali waan hagaajin karnaa tan 00:00:20.897 --> 00:00:22.963 Adiguba wali waad hagaajin kartaa tan 00:00:23.372 --> 00:00:26.577 Si'aan u badbaadno waxaan ubaahanahay inaan joojinno gubidda haraaga shidaalka, laakiin kuma filna tanoo kaliya 00:00:27.217 --> 00:00:29.822 Xal badan ayaa laga wada hadlay laakin kawaran xal kuhaboon horteenna 00:00:30.112 --> 00:00:32.692 ? 00:00:32.692 --> 00:00:35.412 Waxaan u daynayaa saaxiibkey George si uu inoogu sharaxo 00:00:35.682 --> 00:00:38.112 Waxaa jira mashiin cajiib ah kaasoo hawada kasoo nuuga kaarboonka, 00:00:38.211 --> 00:00:42.721 wuxuu kufadhiyaa qiime yar isna dhisaya 00:00:42.721 --> 00:00:44.418 iskiisa 00:00:44.418 --> 00:00:46.466 Waxaa lagu magacaabaa Geed 00:00:46.576 --> 00:00:47.929 Geedku waa tusaalaha xalka cimilada dabiiciga ah 00:00:47.929 --> 00:00:48.872 dhir xeebeedka, dhirta biyaha kadhexbada, kaymaha, dhirta haraha, 00:00:48.952 --> 00:00:53.692 sagxadda badda, dhirta badda, dhir wabiyeedka, shacaabiga badda, iyagu 00:00:53.692 --> 00:00:56.502 waxay hawada kasaaraan kaarboonka oo meel kuxiraan 00:00:56.502 --> 00:00:58.772 Dabiiciga ayaa ah qalab aan u isticmaali karno inaan ku hagaajino cimiladeenna burburay 00:00:58.772 --> 00:01:02.692 Xalkaan dabiiciga ee cimilada waxey sameyn karaan isbadal wayn 00:01:03.212 --> 00:01:07.883 Wey wanaagsantahay, sax? 00:01:08.502 --> 00:01:12.325 laakiin waa kaliya hadii aynu xitaa katagno haraaga noolaha dhinta ee dhulka dhexdiisa 00:01:12.325 --> 00:01:14.012 Waatan qeybta daran...hadda waan iska indhatireynaa 00:01:14.222 --> 00:01:17.622 Waxaan ku bixinaa kun jeer in kabadan lacagaha kabista shidaalka adduunka marka loo eego kuwa ku saleysan 00:01:19.702 --> 00:01:21.892 xalka dabiiciga 00:01:21.892 --> 00:01:24.402 Xalka cimilada dabiiciga ahi waxay helayaan 2% 00:01:25.744 --> 00:01:30.548 dhammaan lacagaha loo adeegsado wax ka qabashada burburka cimilada. 00:01:30.548 --> 00:01:32.842 00:01:32.842 --> 00:01:35.377 Tani waa lacagtaadii, waa cashuurahaagii iyo keydkaagii 00:01:35.377 --> 00:01:39.053 Xitaa wey kasii dartay hadda halka aan ugu baahi badannahay dabiiciga 00:01:39.394 --> 00:01:41.021 waxaan u burburinaa si ka dhakhso badan abid. 00:01:41.021 --> 00:01:43.468 Maalin walba waxaa dabar go'aya ilaa 200 oo nooc oo noole ah 00:01:43.773 --> 00:01:44.958 Badi Barafkii cirifyada waa tagay 00:01:44.958 --> 00:01:47.211 badi xayawaankii duurjoogta ahaa waa tageen 00:01:47.211 --> 00:01:50.094 badi ciideenii waa guurtay 00:01:50.094 --> 00:01:54.228 Hadaba Maxay tahay inaan samayno? 00:01:54.462 --> 00:01:57.050 Maxay tahay inaad adigu samayso? 00:01:57.050 --> 00:01:59.029 Waa arin... waxaan ubaahannahay inaan ilaalino, soo celinno oo aa maalgaliino 00:01:59.029 --> 00:02:01.012 Ilaali. 00:02:01.012 --> 00:02:02.813 Kaymaha dhulka-kuleylaha waa lajaray 00:02:02.813 --> 00:02:04.374 qiime ahaan 30 garoon kubadeed daqiiqaddiiba 00:02:04.374 --> 00:02:05.458 Marka dabiicigu wax muhiim ah inoo hayo, waa inaan ilaalinnaa. 00:02:05.458 --> 00:02:06.225 Soo celi. 00:02:06.225 --> 00:02:07.429 Inta badan Meeraheena waa la burburiyay 00:02:07.429 --> 00:02:08.501 lakiin dabiicigu dib ayuu usoo dhalankaraa 00:02:08.501 --> 00:02:09.513 waana ka caawin karnaa deegaanada iney dib usoo noqddaan 00:02:10.084 --> 00:02:11.198 Maalgali. 00:02:11.198 --> 00:02:13.325 Waxaan ubaahannahay inaan joojinno maalgalinta waxyaabaha burburinaya dabiiciga 00:02:13.325 --> 00:02:16.153 oo aan ku bixinnaa Waxyaabaha caawinaya iyaga. 00:02:16.153 --> 00:02:18.679 Taas waa mid fudud 00:02:18.679 --> 00:02:20.505 Ilaali, sooceli, maalgali 00:02:20.505 --> 00:02:21.878 Tani waxay ka dhici kartaa meel walba 00:02:21.878 --> 00:02:24.581 Dad badan baa horeba ubilaabay isticmaalka xalka dabiiciga ee cimilada 00:02:24.581 --> 00:02:26.581 Waxaan ubaahanahay inaan kuqabano si baaxad leh 00:02:26.581 --> 00:02:30.042 Qayb baad ka noqon kartaa tan. 00:02:31.051 --> 00:02:31.881 Ucodee dadka difaaca Dabiiciga 00:02:32.702 --> 00:02:36.172 Baahi muuqaalkan 00:02:36.172 --> 00:02:38.412 Kahadal wax kusaabsan tan 00:02:39.112 --> 00:02:40.756 Dhamaan daafaha caalamka waxaa jira dhaqdhaqaaqyo cajiib ah oo loogu dagaalamayo dabiiciga 00:02:40.756 --> 00:02:42.018 Kubiir 00:02:42.018 --> 00:02:43.044 Wax walba qiimo ayey leeyihiin 00:02:43.044 --> 00:02:43.801 Wixii aad samaysana qiimo ayey leeyihiin