Tani Ma aha cayaar
Magacaygu waa Greta Thungerg
Waxaan kunoolnahay bilowga ciribtirmid aad uweyn
Cimiladaanu Waa burburaysaa
Caruurta aniga oo kale ah waxa ay joojinayaan waxbarashada si ay u mudaharaadaan
Laakiin wali waan hagaajin karnaa tan
Adiguba wali waad hagaajin kartaa tan
Si'aan u badbaadno waxaan ubaahanahay inaan joojinno gubidda haraaga shidaalka, laakiin kuma filna tanoo kaliya
Xal badan ayaa laga wada hadlay laakin kawaran xal kuhaboon horteenna
?
Waxaan u daynayaa saaxiibkey George si uu inoogu sharaxo
Waxaa jira mashiin cajiib ah kaasoo hawada kasoo nuuga kaarboonka,
wuxuu kufadhiyaa qiime yar isna dhisaya
iskiisa
Waxaa lagu magacaabaa Geed
Geedku waa tusaalaha xalka cimilada dabiiciga ah
dhir xeebeedka, dhirta biyaha kadhexbada, kaymaha, dhirta haraha,
sagxadda badda, dhirta badda, dhir wabiyeedka, shacaabiga badda, iyagu
waxay hawada kasaaraan kaarboonka oo meel kuxiraan
Dabiiciga ayaa ah qalab aan u isticmaali karno inaan ku hagaajino cimiladeenna burburay
Xalkaan dabiiciga ee cimilada waxey sameyn karaan isbadal wayn
Wey wanaagsantahay, sax?
laakiin waa kaliya hadii aynu xitaa katagno haraaga noolaha dhinta ee dhulka dhexdiisa
Waatan qeybta daran...hadda waan iska indhatireynaa
Waxaan ku bixinaa kun jeer in kabadan lacagaha kabista shidaalka adduunka marka loo eego kuwa ku saleysan
xalka dabiiciga
Xalka cimilada dabiiciga ahi waxay helayaan 2%
dhammaan lacagaha loo adeegsado wax ka qabashada burburka cimilada.
Tani waa lacagtaadii, waa cashuurahaagii iyo keydkaagii
Xitaa wey kasii dartay hadda halka aan ugu baahi badannahay dabiiciga
waxaan u burburinaa si ka dhakhso badan abid.
Maalin walba waxaa dabar go'aya ilaa 200 oo nooc oo noole ah
Badi Barafkii cirifyada waa tagay
badi xayawaankii duurjoogta ahaa waa tageen
badi ciideenii waa guurtay
Hadaba Maxay tahay inaan samayno?
Maxay tahay inaad adigu samayso?
Waa arin... waxaan ubaahannahay inaan ilaalino, soo celinno oo aa maalgaliino
Ilaali.
Kaymaha dhulka-kuleylaha waa lajaray
qiime ahaan 30 garoon kubadeed daqiiqaddiiba
Marka dabiicigu wax muhiim ah inoo hayo, waa inaan ilaalinnaa.
Soo celi.
Inta badan Meeraheena waa la burburiyay
lakiin dabiicigu dib ayuu usoo dhalankaraa
waana ka caawin karnaa deegaanada iney dib usoo noqddaan
Maalgali.
Waxaan ubaahannahay inaan joojinno maalgalinta waxyaabaha burburinaya dabiiciga
oo aan ku bixinnaa Waxyaabaha caawinaya iyaga.
Taas waa mid fudud
Ilaali, sooceli, maalgali
Tani waxay ka dhici kartaa meel walba
Dad badan baa horeba ubilaabay isticmaalka xalka dabiiciga ee cimilada
Waxaan ubaahanahay inaan kuqabano si baaxad leh
Qayb baad ka noqon kartaa tan.
Ucodee dadka difaaca Dabiiciga
Baahi muuqaalkan
Kahadal wax kusaabsan tan
Dhamaan daafaha caalamka waxaa jira dhaqdhaqaaqyo cajiib ah oo loogu dagaalamayo dabiiciga
Kubiir
Wax walba qiimo ayey leeyihiin
Wixii aad samaysana qiimo ayey leeyihiin