[Script Info] Title: [Events] Format: Layer, Start, End, Style, Name, MarginL, MarginR, MarginV, Effect, Text Dialogue: 0,0:00:01.56,0:00:04.14,Default,,0000,0000,0000,,Tani Ma aha cayaar Dialogue: 0,0:00:04.38,0:00:06.65,Default,,0000,0000,0000,,Magacaygu waa Greta Thungerg Dialogue: 0,0:00:06.85,0:00:10.21,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan kunoolnahay bilowga ciribtirmid aad uweyn Dialogue: 0,0:00:11.17,0:00:13.61,Default,,0000,0000,0000,,Cimiladaanu Waa burburaysaa Dialogue: 0,0:00:14.02,0:00:18.22,Default,,0000,0000,0000,,Caruurta aniga oo kale ah waxa ay joojinayaan waxbarashada si ay u mudaharaadaan Dialogue: 0,0:00:18.56,0:00:20.90,Default,,0000,0000,0000,,Laakiin wali waan hagaajin karnaa tan Dialogue: 0,0:00:20.90,0:00:22.96,Default,,0000,0000,0000,,Adiguba wali waad hagaajin kartaa tan Dialogue: 0,0:00:23.37,0:00:26.58,Default,,0000,0000,0000,,Si'aan u badbaadno waxaan ubaahanahay inaan joojinno gubidda haraaga shidaalka, laakiin kuma filna tanoo kaliya Dialogue: 0,0:00:27.22,0:00:29.82,Default,,0000,0000,0000,,Xal badan ayaa laga wada hadlay laakin kawaran xal kuhaboon horteenna Dialogue: 0,0:00:30.11,0:00:32.69,Default,,0000,0000,0000,,? Dialogue: 0,0:00:32.69,0:00:35.41,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan u daynayaa saaxiibkey George si uu inoogu sharaxo Dialogue: 0,0:00:35.68,0:00:38.11,Default,,0000,0000,0000,,Waxaa jira mashiin cajiib ah kaasoo hawada kasoo nuuga kaarboonka, Dialogue: 0,0:00:38.21,0:00:42.72,Default,,0000,0000,0000,,wuxuu kufadhiyaa qiime yar isna dhisaya Dialogue: 0,0:00:42.72,0:00:44.42,Default,,0000,0000,0000,,iskiisa Dialogue: 0,0:00:44.42,0:00:46.47,Default,,0000,0000,0000,,Waxaa lagu magacaabaa Geed Dialogue: 0,0:00:46.58,0:00:47.93,Default,,0000,0000,0000,,Geedku waa tusaalaha xalka cimilada dabiiciga ah Dialogue: 0,0:00:47.93,0:00:48.87,Default,,0000,0000,0000,,dhir xeebeedka, dhirta biyaha kadhexbada, kaymaha, dhirta haraha, Dialogue: 0,0:00:48.95,0:00:53.69,Default,,0000,0000,0000,,sagxadda badda, dhirta badda, dhir wabiyeedka, shacaabiga badda, iyagu Dialogue: 0,0:00:53.69,0:00:56.50,Default,,0000,0000,0000,,waxay hawada kasaaraan kaarboonka oo meel kuxiraan Dialogue: 0,0:00:56.50,0:00:58.77,Default,,0000,0000,0000,,Dabiiciga ayaa ah qalab aan u isticmaali karno inaan ku hagaajino cimiladeenna burburay Dialogue: 0,0:00:58.77,0:01:02.69,Default,,0000,0000,0000,,Xalkaan dabiiciga ee cimilada waxey sameyn karaan isbadal wayn Dialogue: 0,0:01:03.21,0:01:07.88,Default,,0000,0000,0000,,Wey wanaagsantahay, sax? Dialogue: 0,0:01:08.50,0:01:12.32,Default,,0000,0000,0000,,laakiin waa kaliya hadii aynu xitaa katagno haraaga noolaha dhinta ee dhulka dhexdiisa Dialogue: 0,0:01:12.32,0:01:14.01,Default,,0000,0000,0000,,Waatan qeybta daran...hadda waan iska indhatireynaa Dialogue: 0,0:01:14.22,0:01:17.62,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan ku bixinaa kun jeer in kabadan lacagaha kabista shidaalka adduunka marka loo eego kuwa ku saleysan Dialogue: 0,0:01:19.70,0:01:21.89,Default,,0000,0000,0000,,xalka dabiiciga Dialogue: 0,0:01:21.89,0:01:24.40,Default,,0000,0000,0000,,Xalka cimilada dabiiciga ahi waxay helayaan 2% Dialogue: 0,0:01:25.74,0:01:30.55,Default,,0000,0000,0000,,dhammaan lacagaha loo adeegsado wax ka qabashada burburka cimilada. Dialogue: 0,0:01:30.55,0:01:32.84,Default,,0000,0000,0000,, Dialogue: 0,0:01:32.84,0:01:35.38,Default,,0000,0000,0000,,Tani waa lacagtaadii, waa cashuurahaagii iyo keydkaagii Dialogue: 0,0:01:35.38,0:01:39.05,Default,,0000,0000,0000,,Xitaa wey kasii dartay hadda halka aan ugu baahi badannahay dabiiciga Dialogue: 0,0:01:39.39,0:01:41.02,Default,,0000,0000,0000,,waxaan u burburinaa si ka dhakhso badan abid. Dialogue: 0,0:01:41.02,0:01:43.47,Default,,0000,0000,0000,,Maalin walba waxaa dabar go'aya ilaa 200 oo nooc oo noole ah Dialogue: 0,0:01:43.77,0:01:44.96,Default,,0000,0000,0000,,Badi Barafkii cirifyada waa tagay Dialogue: 0,0:01:44.96,0:01:47.21,Default,,0000,0000,0000,,badi xayawaankii duurjoogta ahaa waa tageen Dialogue: 0,0:01:47.21,0:01:50.09,Default,,0000,0000,0000,,badi ciideenii waa guurtay Dialogue: 0,0:01:50.09,0:01:54.23,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba Maxay tahay inaan samayno? Dialogue: 0,0:01:54.46,0:01:57.05,Default,,0000,0000,0000,,Maxay tahay inaad adigu samayso? Dialogue: 0,0:01:57.05,0:01:59.03,Default,,0000,0000,0000,,Waa arin... waxaan ubaahannahay inaan ilaalino, soo celinno oo aa maalgaliino Dialogue: 0,0:01:59.03,0:02:01.01,Default,,0000,0000,0000,,Ilaali. Dialogue: 0,0:02:01.01,0:02:02.81,Default,,0000,0000,0000,,Kaymaha dhulka-kuleylaha waa lajaray Dialogue: 0,0:02:02.81,0:02:04.37,Default,,0000,0000,0000,,qiime ahaan 30 garoon kubadeed daqiiqaddiiba Dialogue: 0,0:02:04.37,0:02:05.46,Default,,0000,0000,0000,,Marka dabiicigu wax muhiim ah inoo hayo, waa inaan ilaalinnaa. Dialogue: 0,0:02:05.46,0:02:06.22,Default,,0000,0000,0000,,Soo celi. Dialogue: 0,0:02:06.22,0:02:07.43,Default,,0000,0000,0000,,Inta badan Meeraheena waa la burburiyay Dialogue: 0,0:02:07.43,0:02:08.50,Default,,0000,0000,0000,,lakiin dabiicigu dib ayuu usoo dhalankaraa Dialogue: 0,0:02:08.50,0:02:09.51,Default,,0000,0000,0000,,waana ka caawin karnaa deegaanada iney dib usoo noqddaan Dialogue: 0,0:02:10.08,0:02:11.20,Default,,0000,0000,0000,,Maalgali. Dialogue: 0,0:02:11.20,0:02:13.32,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan ubaahannahay inaan joojinno maalgalinta waxyaabaha burburinaya dabiiciga Dialogue: 0,0:02:13.32,0:02:16.15,Default,,0000,0000,0000,,oo aan ku bixinnaa Waxyaabaha caawinaya iyaga. Dialogue: 0,0:02:16.15,0:02:18.68,Default,,0000,0000,0000,,Taas waa mid fudud Dialogue: 0,0:02:18.68,0:02:20.50,Default,,0000,0000,0000,,Ilaali, sooceli, maalgali Dialogue: 0,0:02:20.50,0:02:21.88,Default,,0000,0000,0000,,Tani waxay ka dhici kartaa meel walba Dialogue: 0,0:02:21.88,0:02:24.58,Default,,0000,0000,0000,,Dad badan baa horeba ubilaabay isticmaalka xalka dabiiciga ee cimilada Dialogue: 0,0:02:24.58,0:02:26.58,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan ubaahanahay inaan kuqabano si baaxad leh Dialogue: 0,0:02:26.58,0:02:30.04,Default,,0000,0000,0000,,Qayb baad ka noqon kartaa tan. Dialogue: 0,0:02:31.05,0:02:31.88,Default,,0000,0000,0000,,Ucodee dadka difaaca Dabiiciga Dialogue: 0,0:02:32.70,0:02:36.17,Default,,0000,0000,0000,,Baahi muuqaalkan Dialogue: 0,0:02:36.17,0:02:38.41,Default,,0000,0000,0000,,Kahadal wax kusaabsan tan Dialogue: 0,0:02:39.11,0:02:40.76,Default,,0000,0000,0000,,Dhamaan daafaha caalamka waxaa jira dhaqdhaqaaqyo cajiib ah oo loogu dagaalamayo dabiiciga Dialogue: 0,0:02:40.76,0:02:42.02,Default,,0000,0000,0000,,Kubiir Dialogue: 0,0:02:42.02,0:02:43.04,Default,,0000,0000,0000,,Wax walba qiimo ayey leeyihiin Dialogue: 0,0:02:43.04,0:02:43.80,Default,,0000,0000,0000,,Wixii aad samaysana qiimo ayey leeyihiin